Home » 2017 » April » 14
XOG RASMI AH: Maraykanka oo Dalkiisa ka musaafurinaya dhammaan Soomaalida Sharci La’aanta ah & Madaxda Somalida oo ka aamusan!

XOG RASMI AH: Maraykanka oo Dalkiisa ka musaafurinaya dhammaan Soomaalida Sharci La’aanta ah & Madaxda Somalida oo ka aamusan!

Atlanta (Horumar Online) – Ciidamada Ammaanka ee Maraykanka ayaa bilaabay qabashada dadka ajaanibka ah ee Sharciga haysan, iyada oo 10 Soomaali ah todobaadkan laga qabtay Atlanta. Dadka ay ciidamada amaanka iyo laanta Socdaalku beegsanayaan ayaa isugu jira dad aan sharci haysan iyo kuwa sharcigu ka maqanyahay balse dambi galay. Dadkan ayaa guryahooda iyo suuqyada magaalada […]

XOG CUSUB: Maxaa ka jira in dowladda Imaaraadka Carabta ay xil Cusub u magacaabatay Cumar Cabdi-rashiid Sharmaarke?

Comments Off on XOG CUSUB: Maxaa ka jira in dowladda Imaaraadka Carabta ay xil Cusub u magacaabatay Cumar Cabdi-rashiid Sharmaarke?
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in dowladda Imaaraadka Carabta ay xil Cusub u magacaabatay Cumar Cabdi-rashiid Sharmaarke?

Muqdisho (Horumar Online) – Xog la helay ayaa sheegeysa in mid ka mida siyaasiyiinta caanka ah ee Soomaalida uu dowladda Imaaraadka Carabta kala shaqeyn doono arrimaha Soomaaliya. Ra’iisal wasaaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke), kana mid ahaa musharixiintii xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee 2017 ayaa la sheegay inay xil u magacowday dowladda Imaaraadka Carabta. […]

Continue reading …

UPDATE: Maxaa ka jira in dagaal laga cabsi qabo in uu mar kale dhexmaro Galmudug & Puntland?

Comments Off on UPDATE: Maxaa ka jira in dagaal laga cabsi qabo in uu mar kale dhexmaro Galmudug & Puntland?
UPDATE: Maxaa ka jira in dagaal laga cabsi qabo in uu mar kale dhexmaro Galmudug & Puntland?

Gaalkacyo (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland. Wararku waxa ay sheegayaan in xiisada ay tahay mid ka taagan Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo, kaasi oo dhawaan Puntland ay sheegtay in ay balaarineyso dhismaha Garoonka. Xiisada […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Puntland oo wada qorshe culus iyo Galmudug oo ka diidan & Xiisad taagan

Gaalkacyo (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in Xiisad u dhaxeysa Maamulada Puntland iyo Galmudug ay ka taagan tahay halkaas. Xiisada ayaa bilaabatay kadib markii Maamulka Puntland ay shaaciyeen in dhawaan ay bilaabayaan dib u balaarin lagu sameynayo Garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo. Puntland ayaa dhowaan heshiis lagubalaarinayo garoonka […]

Continue reading …

UPDATE: Dagaal Khasaare geystay oo galabta dhexmaray Ciidamo kawada tirsan DFS

Comments Off on UPDATE: Dagaal Khasaare geystay oo galabta dhexmaray Ciidamo kawada tirsan DFS
UPDATE: Dagaal Khasaare geystay oo galabta dhexmaray Ciidamo kawada tirsan DFS

Sh/hoose (Horumar Online) – Dagaal xooggan oo sababay Khasaaro kala duwan ayaa galabta waxaa uu ka deegaanka Shalanbood ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Federaalka waxaana ku dhintay 2 qof oo mid ka mid ah yahay Askari Dowlada K atirsan waxaana sido kale ku dhaawacmay askar […]

Continue reading …

INTERVIEW: ‘No one but China offers a long-term partnership in Djibouti’: President Guelleh

Comments Off on INTERVIEW: ‘No one but China offers a long-term partnership in Djibouti’: President Guelleh
INTERVIEW: ‘No one but China offers a long-term partnership in Djibouti’: President Guelleh

China, the United States, France, Ethiopia, Saudi Arabia … A few months before the 40th anniversary of independence, the president returns to the geopolitical stakes of the region, of which his country has become a key player. On the domestic front, he did not disarm and defended his record against criticism. Between a hostile Eritrea, […]

Continue reading …

Somali singer shares talent with Central Minnesota

Comments Off on Somali singer shares talent with Central Minnesota
Somali singer shares talent with Central Minnesota

While hair metal was king on the U.S. music scene, Nimco Yasin was performing around the world with some of Somalia’s most talented singers and dancers. Thirty years and a civil war later, Yasin’s legacy lives on in the Somali diaspora, a displaced population living around the world as refugees and immigrants. Yasin is performing […]

Continue reading …

US sending ‘dozens’ more troops to Somalia

Comments Off on US sending ‘dozens’ more troops to Somalia
US sending ‘dozens’ more troops to Somalia

The US is sending “dozens” of additional troops to Somalia to train and equip the Somali National Army and the forces participating in the African Union Mission in Somalia there, a US military official confirmed Thursday. They will join the US forces already there providing counterterrorism support to local forces battling the al Qaeda affiliate […]

Continue reading …

UAE: Clarify role in deadly attack on refugee boat

Comments Off on UAE: Clarify role in deadly attack on refugee boat
UAE: Clarify role in deadly attack on refugee boat

(Beirut) – The United Arab Emirates should clarify its role in the apparent Saudi-led coalition attack on a boat carrying Somali civilians off the western coast of Yemen, Human Rights Watch said in a letter to the prime minister and defense minister, Sheikh Mohammed bin Rashid al-Maktoum. The UAE should also provide information on the […]

Continue reading …

“Al Shabaab remains a vicious threat to security in Somalia, and indeed to the region.”

Comments Off on “Al Shabaab remains a vicious threat to security in Somalia, and indeed to the region.”
“Al Shabaab remains a vicious threat to security in Somalia, and indeed to the region.”

Thank you Madam President for convening this session and for maintaining the Security Council’s focus on preventing conflict in Africa. I also thank Kairat for his comprehensive briefing, as Chair of the Committee, and for his tireless efforts to advance the work of the Committee since he took on the role. And as he has […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close