Home » 2017 » April » 15
LA OGAADAY: Maxaa ka jira in Imaaraadka Carabta uu wajahayo cadaadis la xiriira xasuuqii Soomaalida Yemen +(Arrin Xasaasi ah oo soo korortay)

LA OGAADAY: Maxaa ka jira in Imaaraadka Carabta uu wajahayo cadaadis la xiriira xasuuqii Soomaalida Yemen +(Arrin Xasaasi ah oo soo korortay)

Muqdisho (Horumar Online) – Qoraal lagu daabacay bogga Hay’adda u dooda xaquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa lagu sheegay in hay’addu ay waraaq u dirtay madaxda dawlada isku taga Imaaraatka Carabta. Qoraalka hay’ada ayaa waxaa lagu sheegay in Imaaraadka looga fadhiyo ka jawaabida kaalinta ay ku laheyd xasuuqa dadkii Soomaalida ahaa ee lagu […]

AKHRISO: Amarkii Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si rasmi ah uga hirgalay wasaaradaha Dowladda Soomaaliya

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhawaan soo saaray wareegto ku saabsan waqtiga shaqo galka ee shaqaalaha hey’adaga dowladda, iyadoo saacado dheeraad ah lagu kordhiyay waqtiga shaqo ee shaqaalaha. Wareegtadan ayaa lagu faray Wasaaraddaha iyo hey’adaha dowladda inay shaqadooda soo xaadiraan Siddeeda subaxnimo (08:00am), lagana bixi doono afarta iyo barka […]

Continue reading …
Air strikes kill over 100 Al-Shabaab militants in southern Somalia

More than 100 Al-Shabaab militants including 20 commanders are believed to have been killed in southern Somalia by U.S. air strikes early Saturday, residents and officials said. The residents and security officers said the warplanes targeted the militants’ hideouts in Wargaduud and El-Adde where several Kenyan soldiers were killed by Al-Shabaab militants in January 2016. […]

Continue reading …
UNHCR Somalia welcomes Japan’s $10 Million for returning Somali Refugees

Mogadishu Somalia, Saturday 15 April – UNHCR Somalia is welcoming a generous contribution of USD 10,544,000 by the Government of Japan to support return and reintegration of Somali refugees from Kenya and families affected by the ongoing drought. The contribution will enhance access to primary health care assistance, shelter, education and basic social services for […]

Continue reading …
U.S. to Send Troops to Somalia Amid Blowback

The global security picture is growing ever more complicated for the new U.S. president. The United States will send several dozen troops to help train Somali forces in their fight against the al Qaeda-linked militant group al Shabab, Pentagon officials said Friday, the latest move in the tit-for-tat escalation in the troubled East African nation. […]

Continue reading …
Somaliland journalist detained over critical coverage of police

Somaliland authorities should immediately release jailed Hangool News journalist Abdirahman Arab Da’ud and cease intimidation of other members of the media, the Committee to Protect Journalists said today. Somaliland police arrested Abdirahman on April 11, 2017, according to Hargeisa-based journalist Khadar Nouh and Guleid Ahmed Jama, chairperson of the Human Rights Center in Somaliland. “It […]

Continue reading …
Minneapolis council candidates want Sixth Ward caucus results thrown out

Two Minneapolis City Council candidates have challenged the outcome of last week’s DFL caucus in the Sixth Ward, a scene of confusion from which Council Member Abdi Warsame appears to have emerged victorious. Warsame’s opponents, Mohamud Noor and Tiffini Flynn Forslund, filed separate challenges with the Minneapolis DFL Party late Thursday, asking that the party […]

Continue reading …
UPDATE: Sarkaal ka tirsanaa madaxtooyada Soomaaliya oo Caawa lagu Dilay magaalada Muqdisho +Magaciis

Muqdisho (Horumar Online) – Kooxo bistoolada ku hubeysan, islamarkaana ku socday gaari yar oo kuwa raaxda ah ayaa fiidnimadii caawa xaafadda Aansalooti ee degmada Xamar Jajab ku toogtay sarkaal ka tirsanaa howlwadeennada madaxtooyada Soomaaliya iyo nin kale oo la socday. Guddoomiyaha degmada Xamar jajab Axmed Cismaan Dhoore ayaa warbaahinta u sheegay in labadii ragga dilka geysatay […]

Continue reading …
Bomb blast on bus convoy kills, wounds dozens outside Syria’s Aleppo

BEIRUT – A bomb blast hit a bus convoy waiting to enter Aleppo on Saturday, killing and wounding dozens of people after an evacuation deal between Syria’s warring sides halted and stranded thousands at two transit points on the city outskirts. Pro-Damascus media outlets said a suicide attacker had detonated a car bomb and killed […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: Muxuu kaga duwan yahay shirarkii hore, Shirka M/weyne Farmaajo iyo madaxda maamulada? (Wax badan Ogow!)

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta kulamo gaar gaar ah iyo mid wadajir ah la qaatay madaxda maamul goboleedyada dalka Soomaaliya. Kulamadaasi oo ahaa  kuwii ugu horeeyay oo ay wada yeeshaan madaxweynaha dalka iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Madaxda dowladda Soomaaliya iyo […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close