Home » 2017 » April » 16
XOG RASMI AH: Muxuu M/weyne Farmaajo ku qanciyay Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada dalka? + (Wax badan ka Ogow)

XOG RASMI AH: Muxuu M/weyne Farmaajo ku qanciyay Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada dalka? + (Wax badan ka Ogow)

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay in Hogaamiyayaasha Gobolada dalka uu ku mideeyo qodobada lala hortagaayo shirka London. Madaxweynaha oo saacadihii ugu danbeeyay xojooyin kala duwan kala kulmaayay Hogaamiyayaasha ayaa waxaa iminka lasoo warinayaa inuu ku mideeyay in DFS looga danbeeyo shirka London isla […]

XOG XASAASI AH: Maxaa Kala socotaa heshiisyadii ay ku fashilmatay shirkadda DP World?

Muqdisho (Horumar Online) – Shirkadda DP World waxaa isla leh xukuumadda Dubia oo ah imaarad ka tirsan Imaaraadka Carabta, waxaa ay maalgeshi ku sameysataa dekado badan oo caalamka ah. Shirkadda DP World waxaa la aasaasay sanadkii 1999, waxaa ay ka shaqeysaa arrimaha isgaarsiinta iyo Lojistikada, waxaa kaloo 2006­dii ay la wareegtay shirkadda “P & O” […]

Continue reading …
UPDATE: Codbixin Taariikhi ah oo ka socoto dalka Turkiga & Wararkii ugu dambeeyay

Turkey (Horumar Online) – Codbixin ayaa ka socoto dalka Turkiga oo loogu codeynayo afti tariikhi ah oo laga yaabo inay awooda badan gacanta u geliso madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. Mr Erdogan waxa uu doonyaa in hanaanka dalkaasi lagu maamulo ee baarlamaaniga loo beddalo mid madaxtinnimo si la mid ah dalalka Mareykanka iyo Faranisiiska. Taageerayaasha Erdogan […]

Continue reading …
Somalia forces kill two militants firing mortars in Mogadishu

Two men were killed in the Somali capital after they were spotted firing mortars that appeared to be aimed at the international airport on Sunday, police and officials said. The heavily guarded, sprawling airport base is the site of many U.N. agencies, African Union peacekeepers and embassies. “Two militants firing mortars were killed and then […]

Continue reading …
Internationally recognized Somalian humanitarians are next Chubb Fellows

Noted humanitarian Dr. Hawa Abdi Diblaawe will visit the campus on Tuesday, April 18 under the auspices of the Chubb Fellowship. She will be joined by her daughter, Dr. Deqo Mohamed, who was a fall 2016 Yale Greenberg World Fellow. Abdi and Mohamed will give the Chubb Lecture at 4:30 p.m. in the auditorium of […]

Continue reading …
2 Pirates killed while trying to hijack ship near Somalia

A Somali official says foreign naval forces in international waters shot dead two pirates and wounded another when the bandits attempted to hijack a ship on Saturday. Ahmed Abdullahi, an official with the anti-piracy force in the semi-autonomous Puntland region, said the two killed men were part of a group of nine pirates in a […]

Continue reading …
North Korea missile launch fails day after military parade

North Korea has failed to launch a missile on its east coast, South Korean and US military officials say, a day after Pyongyang warned the US amid rising tension in the region. The US said a ballistic missile exploded within seconds of the launch. Hours earlier, North Korea paraded what appeared to be long-range ballistic […]

Continue reading …
Will the ‘Long Rains’ save Somalia?

The main rainy season in Somalia was deficient in 2016. Then the important short rains of October to November 2016 failed, causing crop failures and severe food shortages. A report this month from the International Committee of the Red Cross warned that “the humanitarian situation in Somalia is on the verge of catastrophe, and concern […]

Continue reading …
Kenya to export 100,000 workers to Saudi Arabia

Kenya may soon export 100,000 workers to Saudi Arabia if negotiations between the two countries bear fruit while Qatar is willing to open its market for Kenyan meat. These are some of the wins the government achieved when it received high-profile visitors from the two countries this week. Emir of Qatar, Hamad bin Khalifa Al […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO + MAQAL: Ciidamada Nabad-Sugidda oo Soo bandhigay Meydadka iyo Hubka raggii Hoobiyeyaasha Tuurayey

Muqdisho (Horumar Online) – Ciidammada Nabad Sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka. Labada Nin ee la toogtay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu isku dayay inuu ciidanka iska caabiyo ka dibna uu galay Guri ku yaala […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close