Home » 2017 » April » 17
XOG: Maxaa ka Ogtahay fadeexad la sheegay inay ka dhacday Doorashadii Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya?!

XOG: Maxaa ka Ogtahay fadeexad la sheegay inay ka dhacday Doorashadii Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya?!

Muqdihso (Horumar Online) – Qaar ka tirsan Xildhibaanada dowladda soomaaliya ayaa ka dhawaajiyey inuu jiro musuq maasuq ku aadan qaabkii loo soo doortay hoggaanka guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo dhawaan lasoo magacaabay. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa guddoomiye ku xigeenka kowaad iyo midka labaad ku eedeeyey inay faragelin iyo musuq maasuq qaawan ku sameeyeen doorashadaas oo ka […]

XOG RASMI AH: Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Natiijada kasoo baxday shirka DF Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada (Maxaa Cusub?)

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa goordhow ka hadlay guusha uu kusoo dhamaaday shirka Villa Somalia uga socday Madaxda. Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxdu ay isku raaceen in si guud looga wada shaqeeyo Midnimada Qaranka iyo in la wada garto Soomaalinimada. Madaxweynaha ayaa sheegay in Madaxdu ay […]

Continue reading …
LA OGAADAY: M/weyne Farmaajo oo AMISOM ku qasbay inay Muqdisho-Stadium u fasaxaan guddoomiyaha K/C Africa & wafdi wasiiro ah +FADEEXO DHACDAY

Muqdisho (Horumar Online) – Ciidamada AMISOM ayaa maanta fadeexo weyn ka geystay garoonka ciyaaraha Muqdisho Stadium, kadib markii ay diideen inay halkaas booqasho ku tagaan wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo guddoomiyaha kubadda cagta Afrika. Haddaba markii ay sidaas dhacday, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo farageliyay , wuxuuna ku qasbay inay ogoladaan in […]

Continue reading …
DHAGEYSO DHACDO LAYAAB AH: Afduubkii ugu Arxan darnaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho & Sida loo galay Gabar 9 jir Agoon ah oo Walaalkeed kala soo carartay….+(WAREYSI)

Muqdisho (Horumar Online) – Afduub nooc cusub ah oo arxan darro weyn ka muuqato ayaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Haweeney si fiican u lebisan oo iska dhigtay samafale ayaa qorshe dhac farsameysan ah kula kacay gabar 9 sano jir ah oo qoyskeeda ku dhinteen abaaraha oo ku caan baxday inay lasoo lugeysay […]

Continue reading …
WAR-SAXAAFADEED: Dowladda Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Turkiga

Muqdisho (Horumar Online) – War Saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay u hambalyeyneyso dowladda iyo shacbiga Turkiga, kadib markii xisbiga madaxweyne Erdogan uu ku guuleystay afti shalay laga qaaday shacabka dalkaasi. Natiijada aftidii doorashada ee madaxweynaha Turkiga awoodaha cusub siinaysa waa sharci, sida uu sheegay […]

Continue reading …
CAF president arrives in Somalia on official visit

CAF President Ahmad on Monday, 17 April 2017, arrived in Mogadishu, Somalia, on a two-day working visit, his first to the Horn of Africa since assuming the reins of the continent’s football governing body last March. He was welcomed on arrival at the Mogadishu Airport by Somali Minister for Youth and Sports, Khadija Mohamed Diriye, […]

Continue reading …
What Erdogan’s narrow referendum victory means for Turkey

On Sunday evening in Ankara, Turkish Prime Minister Binali Yildirim stood on the balcony at the headquarters of his Justice and Development Party, or AKP, and hailed an election victory that will put him out of a job. The “Yes” camp in Turkey’s referendum, led by Yildirim’s boss, President Recep Tayyip Erdogan, appeared to win […]

Continue reading …
US strikes ‘kill more than 100 Shabaab terrorists’ in Somalia

US aircraft attacked southern Somalia on Saturday morning, killing more than 100 Al-Shabaab militants, including 20 commanders, residents and officials have said. Witnesses said the planes targeted the militants’ hideouts in Wargaduud and El-Adde where many Kenyan soldiers were killed by the terrorists in January 2016. Among senior Shabaab commanders killed in the dawn attack […]

Continue reading …
Beletweyne youths resolve to work with AMISOM and Somali security forces to enhance security

Beletweyne, 16 April 2017– Youths in Beletwayne have resolved to work closely with the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and Somali security forces to improve security in the region. The resolution was made last Friday during a two-day conference organized by Hiran Youth, an umbrella youth organization in collaboration with HirShabelle administration. The meeting, […]

Continue reading …
Minnesota at risk of losing a congressional seat after 2020 census

Minnesota is facing the risk of losing one of its congressional seats after the next census amid booming population gains elsewhere in the country, a rare event that could diminish the state’s voice in Washington. It’s been half a century since Minnesota last lost a congressional seat, and more than a century since it had […]

Continue reading …
Page 1 of 3123
Close