Home » 2017 » April » 18
WAR DEG DEG AH: Nabaddoon Caan ah oo Caawa lagu dilay magaalada Baledweyne

WAR DEG DEG AH: Nabaddoon Caan ah oo Caawa lagu dilay magaalada Baledweyne

Baledweyne (Horumar Online) – Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in kooxo hubeysan ay Caawa halkaasi lagu dishay Nabaddoon caan ka ah gobolka Hiiraan. Wararka ay heleyso Horumar.com, ayaa sheegaya, in Nabaddoonkan lagu magacaabi jiray, Nabaddoon Mustafa Maxamed Dhicisow, wuxuuna ka mid ahaa nabaddoonada caanka ah ee gobolka Hiiraan. […]

DAAWO SAWIRRO: Faah-faahin – Khasaarihii Hoobiyeyaal galabta lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) – Inta la ogyahay ilaa labo ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen madaafiic loo adeegsaday qoriga hoobiyaha oo galabta lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Hoobiyayaashan oo ku soo dhacay degmada Howlwadaag ayaa mid ka mid ah haleelay iskuul lagu magacaabo Xassan Qariidi, waxaana la sheegay […]

Continue reading …
Ethiopia rejects UN investigation over protest deaths

Ethiopia’s prime minister has for the first time rejected calls by the UN and EU for independent investigations into the deaths of hundreds of people during months of anti-government protests. Hailemariam Desalegn has said that Ethiopia is able to carry out the investigations itself. Protesters from the Amhara and Oromia regions have been complaining about […]

Continue reading …
VIDEO: Theresa May announces snap general election on June 8 to ‘make a success of Brexit’

Theresa May has called a snap general election for June 8, claiming that divisions at Westminster risked hampering the Brexit negotiations. The Prime Minister will require the support of two-thirds of MPs to go to the country, with a vote scheduled in the Commons on Wednesday after the surprise announcement on Tuesday morning. The move […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: Ma Dhabbaa in dowlada Soomaliya ay xeelad cusub ku nabadeyneyso magaalada Muqdisho?

Muqdisho (Horumar Online) – Dowlada Soomaaliya ayaa wada qorsho lagu dardar galinaayo amniga magaalada Muqdisho, kadib markii ay kordheen falalka amni darro oo ay geysanayaan Maleeshiyaadka Al-shabaab. Dowlada ayaa wado qorsho lagu tayeynaayo ciidamada Qaranka ee dagaalka muuqda kula jira Maleeshiyaadka Al-shabaab ee dhagarta ku haya shacabka Soomaaliyeed. Dowlada ayaa sheegtay inay la imaaneyso isla […]

Continue reading …
North Korea says ready to react to ‘any mode of war’ from US

North Korea is preparing for “any mode of war” triggered by US military action, Pyongyang’s envoy to the United Nations warned Monday, saying his country would respond to a missile or nuclear strike “in kind.” The statement from North Korean Deputy Ambassador Kim In Ryong followed warnings from US Vice President Mike Pence to Pyongyang […]

Continue reading …
US denies reports of airstrikes in Somalia last week

US Africa Command said in a release that US military did not conduct any counterterrorism strikes in southwest Somalia on April 14 contrary to what the media has reported. The US military did not conduct any counterterrorism strikes in southwest Somalia on April 14 contrary to what the media has reported, the US Africa Command […]

Continue reading …
Nearly 4,000 Somalis set to be deported from US

The U.S. is home to about 7 percent of the world’s Somali migrant population. Two months after the first chartered plane with Somalis took off in January, a surge in Somali deportations — with an estimated 4,000 to come — has been reported by the Somali embassy in Washington, D.C. Ahmed Isse Awad, the Somali […]

Continue reading …
Trump’s travel policies hurting ‘U.S. brand’ and discouraging tourists, experts say

President Trump says he wants to keep out people who threaten the security of the United States. But his policies are discouraging tourists and threatening the American travel business, experts say. One study forecasts a 10.6 million decline in visitors this year and next. The drop — nearly 7% of expected travelers — will cost […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Maxaa ka ogtahay in madaxweyne Farmaajo uu xil muhiim ah u magaaabayo Gen. Yuusuf Indha-cadde? (Maxaa Cusub oo aadan Ogeyn?)

Muqdisho (Horumar Online) – Tan iyo markii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo amaan ugu qubeeyey saraakiil uu kamid ahaa Yuusuf Indha Cadde intii ay socotay Xafladdii sanad guuradii 57-aad ee ciidamada Xoogga waxaa soo badanayo wararka sheegayo in xil muhiim ah loo magacaabi doono Yuusuf Indha Cadde. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Yuusuf Indha Cadde […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close