Home » 2017 » April » 19
UPDATE: Imaaraadka oo War deg-deg ah kasoo saartay Weerar lagu Dili lahaa Shaqaalaha Bisha Cas

UPDATE: Imaaraadka oo War deg-deg ah kasoo saartay Weerar lagu Dili lahaa Shaqaalaha Bisha Cas

Dubia (Horumar Online) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay weerar qarax oo maanta lala beegsaday Kolonyo ay la socdeen xubno ka tirsan Bisha Cas ee Imaaraadka. Qaraxa ayaa haleelay mid ka mida gaari la socday kolonyada isagoo aan qasaare nafeed dhalin, laakiin waxaa burburay Gaarigii uu qaraxu qabsaday. Guddoomiyaha Hay’adda Bisha Cas […]

DAAWO SAWIRRO: Maxay Xeebta Liido ku soo arkeen RW Kheyre iyo Duqa Muqdisho oo maanta halkaasi booqday?

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Somaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Arbacadii maanta booqasho ku tagey Xeebta Liido ee Degmada C/casiis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa waxaa booqashadan ku wehlinaayay Wasiirka Amniga Gudaha, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Thaabit Cabdi Maxamed. Masuuliyiintan, ayaa la […]

Continue reading …
FALANQEYN XASAASI AH: Maxaad tahay Caqabadaha Horyaala Heshiisyada madaxweyne Farmaajo?!

Muqdisho (Horumar Online) – Dowladda Soomaaliya waxaa ay isku diyaarisay shirka London, madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada waxaa ay isku afgarteen in la qaato heshiisyada iskaashiga cusub ama waxa beesha caalamka u taqaano “A New Partnership Agreement”. Qorshaha beesha caalamka ee “ Heshiisyada iskaashiga cusub”, waxaa ka horreeyay qorshe ay dowladda u dejisay […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Barlamaanka Somaliya oo maanta go’aan aan la fileyn kasoo saaray Mooshinka Saldhiga Berbera ee Imaaraadka!

Muqdisho (Horumar Online) – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Mooshinkii laga keenay Saldhigga Milatari ee Imaaraadka uu ka dhisanayo Berbera ku wareejiyay Xukumadda federaalka Soomaaliya  ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Kulan ayaa maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayay xildhibaanadu ku sheegeen in ay muhiim tahay in la qaado tilaabo walbe oo looga hortagaayo Saldhigga Imaaraadka Carabta, waxaana […]

Continue reading …
The Director of a New Somali Pirate Film Says He’s Not Anti-Trump

Brian Buckley says ‘Dabka’ wants to change people’s opinions about refugees by actually telling their stories. In our current political climate—with the federal government waging war against the press and closing its doors to refugees—Dabka comes across as especially relevant. Filmmaker Bryan Buckley drew from his narrative short for the biopic, which follows the life […]

Continue reading …
As Trump warned North Korea, his ‘armada’ was headed toward Australia

When U.S. President Donald Trump boasted early last week that he had sent an “armada” as a warning to North Korea, the aircraft carrier strike group he spoke of was still far from the Korean peninsula, and headed in the opposite direction. It was even farther away over the weekend, moving through the Sunda Strait […]

Continue reading …
Diseases and sexual violence threaten Somalis, South Sudanese escaping famine – UN

Millions of people are facing the peril of famine in Somalia and South Sudan, and the situation is expected to worsen as the drought and violence fuelling the crises widen, cautioned senior United Nations officials who have just returned from the area. Speaking to journalists in New York, John Ging, from the UN Office for […]

Continue reading …
Cristiano Ronaldo hat-trick seals Real Madrid win over Bayern Munich

Real Madrid are in the Champions League semi-final for the seventh successive year, having defeated Bayern Munich 4-2, but that does not even begin to tell the story. So much happened, so absorbing was this game, so impressive and so controversial too that it is difficult to know how to begin telling it. It lasted […]

Continue reading …
Qatar Charity launches several relief projects in Somalia

A delegation from Qatar Charity (QC) headed by Sheikh Hamad bin Fahd bin Abdulaziz Al Thani has visited Somalia to observe the worsening humanitarian situation there. QC has launched several relief projects in Somalia and met with the Prime Minister of Somalia and other officials. The delegation included: Jasem Aljasem, the adviser to the Executive […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka dhigan tahay Xasuuqii ay Real Madrid u geysatay Bayern Munich? & Caawa oo isku dhagan Barcelona iyo Juventus!

Spain (Horumar Online) – Real Madrid ayaa xalay si layaab leh uga adkaatay kooxda Bayern Munich, kadib markii ay ku kulmeen ciyaar ka tirsaneed koobka Champions Leaque-ga. Laacibka Ronaldo, ayaa si wanaagsan uga dhex muuqday ciyaarta, kadib markii saddex ka mid ah goolashii ay Real ku adkaatay uu isaga dhaliyay. Ronaldo ayaa goolkiisa 100 aad […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close