Home » 2017 » April » 20
Ayaan Hirsi Ali: Eliminating Female Genital Mutilation Should Be A Priority

Ayaan Hirsi Ali: Eliminating Female Genital Mutilation Should Be A Priority

Somali human rights activist Ayaan Hirsi Ali speaks with Tucker Carlson about the practice of female genital mutilation, which is shockingly common among certain Muslim communities. She has started a foundation which is lobbying state governments to make the practice punishable by law. Recently, a Detroit surgeon, Dr. Jumana Nagarwala, was charged with performing the […]

Ottawa police investigating fire, ‘hateful’ note at Islam Care Centre

The executive director of Ottawa’s Islam Care Centre said someone left a “hateful” note before setting a fire behind the building overnight. The suspicious incident is the second in a week at 375 Somerset St. W. after a man vandalized that building, as well as the Ottawa Mosque. Omar Mahfoudhi said he watched surveillance footage […]

Continue reading …
Government says there’s no ‘free ticket’ to Canada as number of asylum seekers climbs

The number of asylum seekers illegally crossing the border from the U.S. into Canada continues to climb, but the government says they still represent only a fraction of the total new arrivals to the country. In March, the RCMP intercepted 887 people entering the country outside an official crossing point, up from 658 in February […]

Continue reading …
Why should Somalia’s children starve to pay for a debt crisis they didn’t create?

Abdulrahman Mahamud is one of the lucky ones. I met the four-year-old two weeks ago at an emergency clinic in the town of Shada, in Puntland region – an area at the epicentre of Somalia’s devastating drought. Diagnosed with severe malnutrition and pneumonia, Abdulrahman was brought to the clinic after his mother walked 90 miles […]

Continue reading …
How poaching, smuggling in Africa fuel North Korea’s nuclear arrogance

North Korea’s haughtiness may be 10,000km away from Nairobi, but Africa’s rich resources may be aiding its latest nuclear weapons scorpion show. After its failed nuclear launch on Sunday, the country’s national propaganda newspaper Rodong Sinmun boasted of readiness to crash the US. “The DPRK (Democratic People’s Republic of Korea) is sure of its final […]

Continue reading …
LA OGAADAY: Maxay tahay arrinta deg-dega ah ee uu Madaxweyne Farmaajo khadka Taleefanka kala hadlay Madaxweynaha Turkey Erdogan?

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya. Ujeedada ugu weyn ee Farmaajo uu taleefonka ugu diray Erdogan ayaa la sheegay inay ahayd aftidii ka dhacday dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn […]

Continue reading …
XOG CULUS: Ma Dhabaa in M/weyne Farmaajo, RW Kheyre iyo G. Jawaari ay aqbaleen Saldhiga Imaaraadka ee Berbera? + SIR BADAN OO LA HELAY

Muqdisho (Horumar Online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in xal hoosaad laga gaaray qorshihii lagu laali lahaa Heshiiska Saldhiga Imaaraadka ee magaalada Berbera. Qorshaha lagu hakiyay laalida Heshiiska ayaa waxaa isla wada Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo, Ra’isul wasaare Kheyre iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari. Qorshaha Seddexda mas’uul ayaa la xaqiijiyay inuu yahay […]

Continue reading …
UPDATE: Diyaaradihii qaadka keeni jiray Muqdisho oo maanta ka dagay magaalada Jowhar

Jowhar (Horumar Online) – Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle, ayaa sheegaya in lix Diyaaradood oo qaad sida ay ka dageen maanta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar. Xubno ka tirsan maamulka Hirshabelle, ayaa Horumar.com waxa ay u xaqiijiyeen in diyaaradahaasi ay ka dageen Magaalada Jowhar oo Shan ka mid ah ay ka […]

Continue reading …
TOP NEWS: DF Soomaaliya oo digniintii ugu dambeysay u jeedisay Urur diimeedka Al-Saadicuun Bil xaq

Muqdisho (Horumar Online) – Wasaaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Somaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan in Ururka Al-Saadicuun Bil Xaq aysan yeelan karin wax kulamo ah, sidoo kalena aysan soo saari karin Bayaan cod ama qoraal ah. War ka soo baxay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Somaliya ayaa lagu sheegay Kooxdan oo ah kuwa […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Afhayeenka Al-Shabaab ‘Cali Dheere’ oo Digniin culus usoo diray Jaamacadaha iyo Dalladaha Waxbarashada

Muqdisho (Horumar Online) – Ururka Al-Shabaab ayaa soo saaray digniin adag oo si tos ah ugu socota dalladaha kala duwan ee dhanka waxbarashada ee ka jira Somaliya. Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) oo ka hadlaayay manaahijta Waxbarashada dalka, ayaa wuxuu sheegay Dalladaha ka jira dalka inay ubadka Somaliyed ku qaldaan afkaar asal […]

Continue reading …
Page 1 of 212
Close