Home » 2017 » April » 21
Real Madrid vs Atletico Madrid – Isku aadka wareega semi-final-ka Champions League

Real Madrid vs Atletico Madrid – Isku aadka wareega semi-final-ka Champions League

SPORTS (Horumar Online) – Isku aadka semi finalka Champions League ayaa la sameeyay goor dhaw iyadoo lasoo afjara xaflad lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, waxaan kasoo baxay kulamo culus oo runtii uu qof walba doonayo inuu daawado. Kulanka Madrid Derby ayaa la daawan doonaa bilowga bisha soo aadan ee May, waxaana la diiday […]

DAAWO VIDEO: Nin Mareykan ah oo qaba Gabar Soomaaliyeed, oo Sheegtay inuu Shareecada ku maamulayo Minneapolis & Buuq xoogan oo ka dhashay!

Minnesota (Horumar Online) – Soomaalida ku dhaqan Gobolka Minnesota gaar ahaan xaafada Ceder ayaa la soo deristay walaac xoogan ka dib markii saxaafada maraykanka ay baahiyeen nin sheegtay in uu dadka kala talinayo xumaha balse Bulshada Soomaalida ay u arkaan arin halis gelin karta jiritaankooda. Ninkani oo lagu magacaabo Cabdul Rashiid oo da’diisa lagu sheegay […]

Continue reading …
UPDATE: AMISOM oo gaari looga gubay duleedka Deg. Afgooye & Wararkii ugu dambeeyay

Afgooye (Horumar Online) – Kolonyo ay la socdeen Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii waxaa qarax xoogan lagula beegsaday duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Qaraxan oo ahaa miino horey wadada dhinaceeda loogu diyaariyay, ayaa haleelay mid ka mid ah kolonyadii ay wateen Ciidanka Amisom, oo xilligaasi maraayay Deegaanka Muuri. […]

Continue reading …
DHAGEYSO DHACDO NAXDIN LEH: Nin Xaaskiisa oo uur laheyd ku Dilay deegaan u dhow Jowhar (Maxay tahay Sababta?)

Jowhar (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa sheegaya nin ka mid ah dadka kunool Tuulo lagu magacaabo Tugaarey uu Khamiistii shalay halkaasi ku dilay xaaskiisa oo uur laheed. Dadka deegaanka ayaa Horumar.com u sheegay, in Ninka dilka geestay uu muran soo kala dhax galay xaaskiisa , […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: DF Soomaaliya oo Imaaraadka Carabta uga mahadcelisay Gurmadka Abaaraha dalka

Muqdisho (Horumar Online) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa si kal iyo laab ah uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo maalinta Jimcaha ah iclaamiyey u gurmadka abaaraha dalka ka jira oo dhammaan TV-yada Imaaraadka ay si toos ah (live) ugu ololeynayaan in shacabka Imaaraadka uu lacago u ururiyo Abaaraha Soomaaliya. Wasiirka […]

Continue reading …
New African soccer boss open to Somalia hosting games again

MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia could host international games again for the first time in nearly 30 years after the new head of African soccer said on Tuesday he’s open to the idea. Confederation of African Football president Ahmad invited Somalia to start by organizing friendly games against neighbor Djibouti in the Somali capital Mogadishu. […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Khasaare intee la eg buu geystay Dabkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha?

Muqdisho (Horumar Online) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dabkii xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaaladda Muqdisho kaas oo geystay qasaaro hantiyeed. Dabkan oo ka kacay qeybo muhiim ah oo Suuqa katirsan ayaa lagu guuleystay in si deg deg ah loo damiyo saqdii dhexe xalay, kadib markii ay dad badan kusoo baxeen. Gaadiidka […]

Continue reading …
UPDATE: Labo ka tirsan Askarta DF Soomaaliya oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) – Fiidkii Khamiista ee xalay ayaa laba nin waxaa lagu dilay Isgoyska Bakaaraha ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, xilli raggaasi la sheegay in ay la socdeen gaari nooca dadweynaha. Labadan nin oo sida la sheegay ku labisnaa tuutaha Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa la socday gaari BL oo ku sii jeeday dhinaca […]

Continue reading …
Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo Wacad ku maray Sifeynta Cadowga Gudaha, kaddib helitaankii hoggaamiye Geesi ah

Muqdisho (Horumar Online) – Dalkeenu waxa uu ahaa 1960-1990 mid ka difaacan labada cadaw ee dal dumiya oo ah kan gudaha ugu horayn iyo kan labaad oo ah dibada iyo shisheeye mid ka yimaada.Waxaa arintaa suura galiyay qaybaha kala duwan ee ciidanka dalka soomaaliya lahaa oo difaacayay bariga,bada,iyo cirkaba taasoo gaadhka laga hayay in ay […]

Continue reading …
Close