Home » 2017 » June » 07
WAR  CULUS: Dawladda Soomaaliya oo war Kasoo saaratay Khilaafka katagaan Khaliijka.

WAR CULUS: Dawladda Soomaaliya oo war Kasoo saaratay Khilaafka katagaan Khaliijka.

  Muqdisho (Horumar Online) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah. Waxey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku baaqeysaa in khilaafka lagu dhammeeyo wadahadal iyo is faham, iyada oo la adeegsanayo Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka. […]

DEG DEG” Madaxwayanaha maamulka Galmudug oo Gaaray Magaalada “GAALKACYO.”

  GAALKACYO (Horumar Online) – Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Gordhaw Gaaray Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kasoo dhaweyay masuuliyin katirsan Galamudug iyo shacab badan Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdiga uu hogaaminaayo. Mudane Xaaf ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Gobolka […]

Continue reading …
Hawgalo Muqdisho ay kawadaan Maanta Ciidamada Dawladda.

    Muqdisho (Horumar Online) –wadooyinka magaalada muqdisho ayaa maanta waxaa ka socda Howlgal ay wadaan Ciidamda Amaanka Soomaaliya ee dhawaan la sameeyay. Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa maanta howlgallo kala duwan waxa ay ka waddaan qaar ka mid ah Isgosyadda Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa dadweynaha iyo Gawaarida Baaraya ,islamarkaana waydiinaya dadka Aqoonsiyo iyo waxyaabaha ay […]

Continue reading …
Nin ay shacab ah oo ay Dileen Ciidamada Dawlada oo ay dadka  Deegaannada Carbiska Iyo lafoole kabanaa baxeen..

Muqdisho (Horumar Online) –Shacab carreysan ayaa maanta waxay deegaannada Lafoole iyo Carbiska ee Shabellaha Hoose ka dhigeen dibadbax ay kaga soo horjeedaan nin ay sheegeen iney dileen ciidanka dowladda Federaalka. Dibadbaxayaashan qaarkood ushegay  warbaahinta  in  ciidanka dowladda, gaar ahaan kuwa Nabad sugidda ay nin ganacsade oo lagu magacaabayey Jaamac Yabarow ay gurigiisa kala baxeen habeen […]

Continue reading …
( MAXAY KAWADA HADLEEN )Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaatay Madaxda Maamulka Jubbaland

  Muqdisho (Horumar Online) –Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee madaxda Maamul Goboleedka Jubbaland.   Kulanka ayaa waxa looga hadlay arimaha amaanka gaar ahaan xureynta degmooyinka weli gacanta ugu jiro kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab iyo sida ugu fudud ee […]

Continue reading …
xaruunta Baarlamanka dalka Iraan   oo laweraray

  Muqdisho (Horumar Online) –Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii weerar lagu qaaday xaruunta Baarlamaanka iyo Mausoleum of Ayatollah Khomeini ee ku taalla magaalladda Tehran ee caasimadda dalka Iraan. Koox hubeysan ayaa la aaminsanyahay in ay weerar is-xig-xiga ay ku qaadeen xaruumaha maanta oo Arbaca ah, sida […]

Continue reading …
IGAD oo war kasoo saartay dib u heshisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna

Muqdisho (Horumar Online) –Ururka dowliga ahayn ee IGAD oo ay ku mideysan yihiin dowladaha bariga Afrika ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada federalka kaasoo ahaa inay ka qeybqaadato fududeynta wadahadalada dib u heshiisiinta ee maamul goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna. Qoraal uu ku saxiixnaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed […]

Continue reading …
Close