Home » 2017 » June » 08
DEG DEG” Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo dib uga Qarxay Gobolka Bari.

DEG DEG” Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo dib uga Qarxay Gobolka Bari.

DEG DEG” Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab oo dib uga Qarxay Gobolka Bari.   puntland (Horumar Online) – Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaanka Af-urur ee Gobolka bari oo Maanta ay ku dagaalameen Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab ayaa sheegaya inuu dib u Qarxay dagaalka u dhexeya Labada Dhinac. Dagaalka ayaa la sheegay […]

PUNTLAND “ Golaha wasiirada puntland oo kashiraya werarkii alshabab ee Maanta.

  PUNTLAND (Horumar Online) – Madaxweyne Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo gollihiisa Wasiiradda ayaa hada shir Deg Deg ah ku leh xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garowe, waxaana si weyn looga hadlaya duulaankii saakay waaberigii lagu qaaday ciidanka  Puntland, ee ku sugnaa saldhiga tuulada Af-urur ee buuraha Galgala. Weerarkaan oo ahaa midkii ugu xooganaa […]

Continue reading …
Safiirka Canada oo waraaqaha aqoonsiga  uu ka gudoomay.

  Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalin ka hor waxaa uu garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho waraaqaha aqoonsiga kaga guddoomay Safiirka cusub ee Canada u qaabilsan Soomaaliya oo aan degenaansho ku yeelan doonin Muqdisho. Safiiradan oo lagu magacaabo Sara Hradecky ayaa waxay Canada u qaabilsan tahay illaa shan dal oo […]

Continue reading …
Deg Deg ah:- Madaxweyne Gaas oo Golihiisa wasiiradda Shir Deg Deg ah iskugu yeeray

  Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweyne Gaas iyo gollihiisa Wasiiradda ayaa haatan shir degdeg ah ku leh xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garowe, waxaana si weyn loo gorfeynayaa duulaankii saakay waaberigii lagu qaaday ciidanka  Puntland, ee ku sugnaa saldhiga tuulada Af-urur ee buuraha Galgala. Weerarkaan oo ahaa midkii ugu xooganaa ee Al-shabab ka geystaan gudaha Puntland, ayaa […]

Continue reading …
(FAA-FAAHIN ) Al-shabaab 61 Askari ayaan kadilnay Ciidamada Puntland

Muqdisho (Horumar Online) – War uu soo saaray Afhayeenka Al-shabaab u qaabilsan dhanka hawlgalada sheq C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Warbaahinta Taageerta Shabaab ayaa sheegay in Dagaalkii ka dhacay Gobolka Bari ay ku jabiyeen Ciidamada Daraawiishta ee Maamulka Puntland islamarkaana ay dileen 61 Askari 16 gaari iyo Bakhaar Hub ahna ay Furteen. Afhayeenka Al-shabaab Ee Dhanka […]

Continue reading …
Dawladda soomaaliya maxay katiri  is-weydaarsashada maxaabiista dalka India

 Muqdisho (Horumar Online) – Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista. Golaha Wasiirada India oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha India Shri Narendra Modi ayaa ansixiyey dhaqangelinta Heshiiskii Soomaaliya iyo Inida ay kala saxiixdeen ee ku aadanaa in maxaabiista la is-weydaarsado. Dhaqangelinta […]

Continue reading …
Al-shabaab oo Gubay Tuulada Busleey ee Gobolka Shabellaha Hoose

Muqdisho (Horumar Online) – Wararka ka imaanaya Tuulada Busleey oo hoostagta Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Dab qabadsiiyeen Tuuladaasi. Goobjoogeyaal ku sugan Tuulada la Gubay Ee Busleey,balse diiday in Magacooda iyo Codkooda Warbaahinta loo adeegsado Sababo Amni ayaa sheegay in Sababta loo gubay Tuulada ay tahay Khilaaf soo kala […]

Continue reading …
WARAR DHEERAAD AH” Dad lagu laAy JAWHAR.

  Sh/Dhexe (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in 5 ruux aanu qabiil loogu dilay deegaanka Xawaadleey Ee Gobolka Sh/Dhexe.   Warar ay heleeyso warbaahinta PUNTLAND POST ayaa waxa ay sheegayaan in shantaan ruux ee la dilay ay la socdeen gaari nooca xamuulka qaado ah oo qudaar u soo […]

Continue reading …
Close