Home » 2017 » June » 09
FAAH-FAAHIN-13 Ruux oo ay kujiraan askar oo ku dhintay Dagaal ka dhacay Meel raashin lagu qeybinaayay magaalada  Baydhabo

FAAH-FAAHIN-13 Ruux oo ay kujiraan askar oo ku dhintay Dagaal ka dhacay Meel raashin lagu qeybinaayay magaalada  Baydhabo

  Baydhabo (Horumar Online) –  Ugu yaraan 13 ruux  ayaa ku dhintay in kabadan 20 kalane waa ay way ku dhaawacmayn Dagaal Maanta Ciidamo kawada tirsan Dowladda Soomaaliya gaar ahaan qeybtooda Koofur Galbeed ku dhax-maray meel dad barakacayaal ah Raashin gargaar ah loogu qeybinaayay oo ku taalla Bartamaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay. Dhumasahda iyo […]

Ciidamada Xasilinta oo muqdisho ku Dilay Gudoomiye waxed Degmada karaan katirsan

  Muqdisho (Horumar Online) –Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Kaaraan  ee Gobalka Banaadir ayaa xaqiijiyay in uu ku dhintay Gudoomiye Waaxeedkii xaaafadda Jamhuuriyo ee Degmadaasi israsaaeyn Dhax martay Ciidamada Xasilinta Muqdisho iyo Ilaaladiisa. Marxuumka dhintay ayaa lagu magacaabi Jiray Cabdi maxamed Dhagay oo loo yaqaanay Cabdi Jiis. Israsaaeynta ayaa ka dhacay Xarunta Degmada Kaaraan waxaana la […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo “Alshabab waan ka Guleesanena isagoo kahadlay werarki puntland ay kuqadeen.

    Muqdisho–(Horumar Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada ah e Al shabaab ay ku qaadeen xarun ay ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin Af-Urur oo ka tirsan Degmada Gal-gala ee Gobolka Bari.   Madaxweynaha isaga oo tacsi u diraya […]

Continue reading …
Theresa May oo soo dhisaysa xukuumad

  Muqdisho– (Horumar Online) – Ra’iisul wasaaraha Britain, Theresa May, ayaa soo dhisaysa xukuumad cusub, ka dib markii ay ogolaansho ka heshay boqorada, xilli xisbigeeda uu hoos u dhac kala kulmay doorashadii guud ee shalay dhacday. Xisbigeeda muxaafidka oo aan helin aqlabiyadda uu u baahnaa si uu dowlad usoo dhiso, ayaa hadda taageero ka helay xisbiga […]

Continue reading …
Maamulka puntland ayaa soo saaray amaro laxirir ammaanka  deganadooda.

Puntland (Horumar Online) – Puntland ayaa amar ku bixisay inaan kantaroolada lagasoo galo Puntland lagasoo siidayn karin qof aan haybtiisa la garanayn, waxayna dowladdu wacad ku martay kantaroolkii arrintaas lagu helo inay dowladdu tilaabo culus ka qaadidoonto. Go’aankaan ayaa qeyb ka ah amar kasoo baxay wasaaradda amniga Puntland oo sheegtay in heegan amni la galinayo dhammaan […]

Continue reading …
Galmudug oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Weerarka Shabaab ay ku qaadeen Puntland”Akriso”

  Muqdisho– (Horumar Online) – Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa looga hadlay Dagaalkii Shabaab ay ku qaadeen Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland,waxaana Galmudug ay si kulul u Cambaareeysay Dagaalka Shabaabku ay ku qaadeen Ciidamada Puntland.         Ka akhriso halkaan Warsaxaafadeedka   War Murtiyeed Dowlada Goboleedka Galmudug waxay ka xuntahay falkii argagixisnimo […]

Continue reading …
Close