Home » 2017 » June » 11
DEG- DEG-Nin Sarifle ah oo lagu dilay Degmada Waabari

DEG- DEG-Nin Sarifle ah oo lagu dilay Degmada Waabari

Muqdisho (Horumar Online) Koox Ku hubeysan Bastoolado ayaa Saakay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ku dishay Alle ha u Naxariistee Axmed Maxamed Aadan oo ka mid ahaa Sarifleyaasha Suuqa Beerta ee Degmadaasi. Dilka ayaa la sheegay in ay Geysteen Dableey Bastoolado watay,waxaana ay ka Baxsadeen Goobtii ay wax ku dileen. Alle ha u […]

Al-shabaab oo xiray Iskuulo ku yaalla Gobolka Gedo.*Sababta*

Al-shabaab oo xiray Iskuulo Waxbarasho oo ku yaalla Gobolka Gedo Muqdisho (Horumar Online) Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Albaabada iskugu dhufteen Dhowr Iskuul oo lagu barto Cilmiga Maadiga oo ku yaalla Degaanada Ceel-cadde iyo Tuulo Barwaaqo oo ku yaalla Gobolka Gedo. Iskuulada ay Xireen Al-shabaab ayaa la sheegay in ay […]

Continue reading …
Waxqabadka  wasaarada  Dastuurka Ee Labadii bil Ee La Soo Dhaafay

  Muqdisho (Horumar Online) Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April iyo May, Wasiir Cabdi Xoosh oo saxaafadda xafiiskiisa kula hadlay ayaa uga jawaabay su’aallo dhawr ah oo ay weeydiiyeen waxa uuna u ballanqaaday in bil walba ay Wasaaradda u soo bandhigi doonto […]

Continue reading …
FAALLO – Xukuumadu weey ku shaqeyn kartaa miisaaniyad ku saleysan dakhliga gudaha (Faallo)

      Muqdisho (Horumar Online) Waa qasab in dowlad kasta ay ku dhaqaaqdo barnaamijyo Maaliyadeed oo aasaas u ah keydinta  dhaqaalaha ka soo xerooda bulshada ay maamusho iyo kuwo kale oo ay ka helaan hirgalinta mashaariicyo horumarineed oo ay la wadaagaan dalalka kale ee daneeya dowladahaasi.   Inkatoo dowladda  Soomaaliya ay ka soo kabanaya dhibaatooyinkii […]

Continue reading …
Close