25.7 C
Mogadishu
Thursday, July 27, 2017
Home 2017 June 12

Daily Archives: June 12, 2017

Dawladda Kenya oo sheegtay inay  Qabatay Qaraxyo iyo Rag ka tirsan Al:Shabaab

    Muqdisho (Horumar Online)  Dowladda Kenya ayaa fashilisay weerar ay Damacsanaayeen Al-shabaab, waxana lasoo qabtay Lix Nin oo la tuhunsanyahy in ay Qorsheeynayeen Weerar ay...

Masuuliyiin katirsan  Puntland oo Maanta u Amba-baxay Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari  

Muqdisho (Horumar Online)  Waxaa Degaanka Af-urur  u amba baxay wafdi Wasiirro ah oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,kuwaas oo...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo u duulay Dalka Itoobiya

  Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Wafdiga uu...

Masuul uu magacabay madaxwayanaha Hirshabelle oo is Casilay.

  Muqdisho (Horumar Online)  Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Labo Maalin ka hor Xilalkii ka qaaday Maamulkii Gobolka Hiiraan,waxaana uu Magacaabay Maamul Cusub...

Saldhigyo alshabab oo laduqeyay Gobolka Gedo.

  Muqdisho (Horumar Online)  Saraakiisha Milatariga Soomaaliya ee Gobalka Gado ayaa xaqiijiyay in Saacadihii la soo dhaafay Diyaarado dagaal ay duqeeyeen Tuulooyin Hoos yimaada Degmada...

Ciidamada xasilinta  oo Saakay Baaritaano ka wada Qeybo ka mida Muqdisho

  Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Wafdiga uu horkacayo...

Rag Hubeeysan oo Xalay Degmada Warta-nabadda ku Dishay Qof Rayid ah

  Muqdisho (Horumar Online)  waxaa Xalay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Cali Kamiin ee Degmada Warta-nabadda lagu dilay  Axmed C/qaadir Xuseen Madaxeey oo ahaa Rayid...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com