Home WARARKA MAANTA Masuuliyiin katirsan  Puntland oo Maanta u Amba-baxay Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari...

Masuuliyiin katirsan  Puntland oo Maanta u Amba-baxay Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari  

SHARE

Muqdisho (Horumar Online)  Waxaa Degaanka Af-urur  u amba baxay wafdi Wasiirro ah oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,kuwaas oo qiimayn ku sameynaya dhibtii dhacday, kana qeyb qaadanaya gurmadka dadka dhaawaca ah iyo dadkii waxyeeladu soo gaartay.

Wasiirka Amniga Puntland Qarjab oo ku labisan dareeska ciidanka milatariga ayaa ka dhex muuqda masuuliyiinta dowladda ee kusii jeeda Af-urur.

Waxay tagidoonaan saldhigii la wareeray, iyagoo soo qiimayndoona xaalada.Xafiiska Horumar Online, Muqdisho

Horumaronlinle@gmail.com

SHARE