25.7 C
Mogadishu
Thursday, July 27, 2017
Home 2017 June 13

Daily Archives: June 13, 2017

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo sii wadda Hawlaha Afurinta Dadka Danyarta ah...

Hay'adda Bisha Cas ee dowladda aan walaaha nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ka wadda degmooyinka Gobolka Banaadir Barnaamijka Afurinta Dadka Dan-yarta ah ee...

Wasiirka Gaashaandhigga soomaaliya  iyo saraakil tagay Laanta Buure shabelaha Hoose

 Muqdisho (Horumar Online)  Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukumada Soomaaliya C/rashiid C/llahi Maxamed  iyo Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa maanta Ciidamo ka tirsan Milatariga...

Afar ruux oo rayid ah oo lagu dilay Degaanka Kaxan-dhaale

Muqdisho (Horumar Online)  Wararka ka imaanaya Xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Saakay Afar Qof oo Shacab ah...

Shirkii Urur Goboleedka IGAD oo lasoo Gaba gabeyey Maxaa kazoo baxay?”  

  Muqdisho (Horumar Online)  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo maanta ka dhacay magaalada Addis...

Puntland Oo Xayirtay Reer guuraa kasoo jeeda Galmudug kuna wajahan degaanada Soomaaliland

  Muqdisho (Horumar Online) .Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay ku xanibanyihiin Gadiid sida dad iyo Xoolo ka...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Daah-furey shirka wadatashiga Dib-u-heshiisiinta Qaranka.

Muqdisho (Horumar Online) . Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah maanta u daah...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com