Home » 2017 » June » 14
Raysul wsaaraha oo sheegay soomaaliya iyo sudan inay yihiin laba dal oo wax badan kadhexeyaan.

Raysul wsaaraha oo sheegay soomaaliya iyo sudan inay yihiin laba dal oo wax badan kadhexeyaan.

    Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis-Ababa kula kulmay Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee ka dhexeeya labada bulsho ee walaalaha ah iyo sidii ay Sudan iyo Soomaaliya u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan leh. Ra’iisul Wasaaraha […]

Maamulka Hirshabelle oo War ka soo saartay dagaalkii lagu Hoobtay ee ka dhacay Hiiraan

Muqdisho (Horumar Online) Iyadoo Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay uu Labo maleeshiyo Beelood ku dhexmaya Gobolka Hiiraan Aagga Degmada Maxaas ee Gobolkaasi ayaa waxaa dagaalkaas si kulul uga hadlay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Hirshabelle. Wasiirka Wasaaradda Be’ada  Maamulka Hirshabelle  C/kariin Nuur Xasan Doob-yare ayaa sheegay in Marka hore ay ka Xun yihiin Dadka Soomaaliyeed ee halkaas […]

Continue reading …
Urur Goboleedka IGAD oo Safiir Cusub u soo Magacowday Soomaaliya

  Muqdisho (Horumar Online) Ergayga cusub ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo. Ergaygaasi ayaa la sheegay inuu xilligan hayo xilka ah madaxa xafiiska Geeska Afrika ee wasaaradda arirmaha dibeddda dalka Kenya. Maxamed Cali Guyo ayaa la sheegay inuu khibrad u leeyahay arrimaha Geeska Afrika isla markaana uu horey dawladdiisa ugu soo […]

Continue reading …
Close