Home Dhacdooyinka DAAWO: Maxaa ka ogtahay in Ciidamada Puntland iyo Galmudug la isku Dhafayo?

DAAWO: Maxaa ka ogtahay in Ciidamada Puntland iyo Galmudug la isku Dhafayo?

SHARE

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey), ayaa ku tilmaamay tallaabada la isugu dhafayo booliska Puntland iyo Galmudug inay ku xigi doonto, sidii la isugu dhafi lahaa ciidamada kale ee amniga.

SHARE