Hay,addaha Caalamiga oo dalbaday in la baaro afartii ruux ee Amisom ku toogteen Muqdisho

Hay’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International oo ku baaqday in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dad rayid ah oo dhawaan ciidamada Amisom ay ku dileen gudaha magaalada Muqdisho.

Ddaka Amisom ay dishay ayaa gaarayay ilaa 4 Ruux, waxana xilliga la dilaayay dadka Shacabka ah kolonyo ay la socdeen Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Burundi qarax Miino lagula eegtay Isgoyska Ex-Koontorool Balcad ee Magalada Muqdisho.

Qaraxaasi kadib Ciidamada Burundi ayaa toogasho ku dilay afartaan ruux oo ay soo qabteen, kadibna rasaas toogasho ah madaxa kaga dhufteen.

Dadkaan Amisom ay dileen, ayaa waxa ay ahaayeen darawalo kaxeynaayay gaadiid waaweyn oo xilligaasi ay rabeen inay kala soo baxaan garaash ku yaalo goobta lagu dilay.

Hay’adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in kiiskaas dilka ah uu yahay mid ka baxsan xaquuqda Aadanaha,isla markaana u baahan sida ay ku dhacday  in baaritaan lagu sameeyo.

__________

@ Horumar.com

Join us Facebook-fans / Nagu soo biir Page-ka Faceboogeena, Like-na saar. ()

Comments are closed.

TOP NEWS IN ENGLISH

More than a dozen killed in three blasts in Mogadishu
- Nov 9, 2018
Three loud explosions and heavy gunfire have been heard in Somalia’s capital, Mogadishu on ...
Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo leaves for Ethiopia
- Nov 9, 2018
Somali president, Mohamed Abdullahi Farmajo has left Mogadishu on Friday for Ethiopia ahead of ...
Uhuru to retain KDF in Somalia as Treasury cuts soldiers’ budget
- Nov 9, 2018
President Uhuru Kenyatta on Thursday said Kenya Defence Forces will stay in Somalia until ...
Somali regional MP killed in bomb under his car in Mogadishu
- Nov 8, 2018
A lawmaker from Hirshabelle regional assembly has been killed in a car bomb explosion ...
AU mission probes into civilian deaths in Mogadishu
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is concerned about the incident involving its ...
Amisom on the spot over killing of four civilians in Somalia
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia is on the spot over the alleged killing ...
More than one hundred Somali immigrants voluntarily repatriated from Libya
- Nov 8, 2018
The International Organization for Migration (IOM) said on Wednesday that 124 illegal Somali immigrants ...
Southwest state president steps resigns
- Nov 7, 2018
Sharif Hassan Sheikh Aden has resigned as leader of southwest regional administration ahead of ...
Mogadishu mayor asks AMISOM to probe into civilian killings
- Nov 7, 2018
Mogadishu Mayor Abdirahman Omar Osman has called on leaders of African Union Mission in ...
Ilhan Omar becomes first Somali-American elected to U.S. House
- Nov 7, 2018
Minnesota’s first Somali-American state representative has again made history: She is now the country’s ...
Turkish defense minister expected to arrive in Mogadishu
- Nov 7, 2018
A high-level delegation led by Turkish Defense Minister Hulusi Akar, his deputy and Armed ...
UNSOM Condemns Unprovoked Shooting on UN Convoy in Galmudug State
- Nov 6, 2018
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on ...