Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay Shabeellaha Dhexe

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in kolonyo ka tirsan ciidanka AMISOM maanta Qarax lagula eegtay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar.

Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa uu qabsaday mid ka mid ah gaadiidka ciidanka AMISOM, sida ay ku warameen goobjoogayaal.

Ciidanka qaraxa lala eegtay oo ka yimid deegaanka Buurane ayaa waxa ay qaraxa kadib rideen rasaas fara badan oo loo maleynayo inay ku waxyeeloobeen dad shacab ah.

Ilaa hadda si dhab ah looma oga khasaaraha ciidanka AMISOM ka soo gaaray qaraxan, marka laga reebo gaariga ka gubtay.

Ciidamada AMISOM ayaa gaariga ka gubtay u jiitay dhanka magaalada jowhar oo ay ku leeyihiin fariisin ciidan, waxayna halkaasi ka bilaabeen hawlgal amni xaqiijin ah.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo aan la xiriirnay ayaa waxa ay inoo sheegeen inay ku daba jiraan raggii weerarkan ka dambeeyay oo ay tilmaameen inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab.

__________

@ Horumar.com

Join us Facebook-fans / Nagu soo biir Page-ka Faceboogeena, Like-na saar. ()

Comments are closed.

TOP NEWS IN ENGLISH

More than a dozen killed in three blasts in Mogadishu
- Nov 9, 2018
Three loud explosions and heavy gunfire have been heard in Somalia’s capital, Mogadishu on ...
Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo leaves for Ethiopia
- Nov 9, 2018
Somali president, Mohamed Abdullahi Farmajo has left Mogadishu on Friday for Ethiopia ahead of ...
Uhuru to retain KDF in Somalia as Treasury cuts soldiers’ budget
- Nov 9, 2018
President Uhuru Kenyatta on Thursday said Kenya Defence Forces will stay in Somalia until ...
Somali regional MP killed in bomb under his car in Mogadishu
- Nov 8, 2018
A lawmaker from Hirshabelle regional assembly has been killed in a car bomb explosion ...
AU mission probes into civilian deaths in Mogadishu
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is concerned about the incident involving its ...
Amisom on the spot over killing of four civilians in Somalia
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia is on the spot over the alleged killing ...
More than one hundred Somali immigrants voluntarily repatriated from Libya
- Nov 8, 2018
The International Organization for Migration (IOM) said on Wednesday that 124 illegal Somali immigrants ...
Southwest state president steps resigns
- Nov 7, 2018
Sharif Hassan Sheikh Aden has resigned as leader of southwest regional administration ahead of ...
Mogadishu mayor asks AMISOM to probe into civilian killings
- Nov 7, 2018
Mogadishu Mayor Abdirahman Omar Osman has called on leaders of African Union Mission in ...
Ilhan Omar becomes first Somali-American elected to U.S. House
- Nov 7, 2018
Minnesota’s first Somali-American state representative has again made history: She is now the country’s ...
Turkish defense minister expected to arrive in Mogadishu
- Nov 7, 2018
A high-level delegation led by Turkish Defense Minister Hulusi Akar, his deputy and Armed ...
UNSOM Condemns Unprovoked Shooting on UN Convoy in Galmudug State
- Nov 6, 2018
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on ...