Faah faahin ka soo baxeysa Saddexda Qarax ee ka dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Saddex qarax oo gaadiid loo adeegsaday, kuwaasi oo ka dhacay laamiga u dhaxeeya Hotel Saxafi iyo xarunta dambi baarista ee CID-da.

Qaraxyadan oo Saddex ahaa ayaa waxaa la sheegay in loo adeegsaday gaadiid nuuca raaxada ah oo lagu soo raray waxyaabaha qarxa.

Wararka ayaa sheegaya qaraxyada markii ay dhaceen kadib rag hubeysan oo tiradooda lagu qiyaasay 4 ruux ayaa isku dayay in ay galaan Hotelka Saxafi, waxaana toogtay Hay’addaha ammaanka dowladda Somaliya.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa jira, waxaana hadda goobihii Qaraxyadu ka dhaceen ku sugan ciidamada ammaanka dowladda.

Ilo wareedyo ayaa waxa ay sheegeen qaraxyadan dadka ku dhintay inay ka badan yihiin 20 qof oo u badnaa dad shacab ah, kuwaasi oo xilligaasi marayay wadada.

Saraakiisha gaadiidka gurmadka deg dega ah ayaa waxa ay sheegeen inay goobta ka qaadeen dhaawacyada dad ka badan 25 qof oo uu ku jiro agaasimihii hore ee wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Bahlaawi.

Sawirro laga soo qaaday goobaha ay qaraxyadu ka dhaceen ayaa waxa ay muujinayaan burbur xoogan oo soo gaaray dhismayaasha xarunta CID iyo Hotel Saxafi.

Ilaa hadda dowladda Somaliya kama aanay hadlin qaraxan, balse waxaa socda tirakoob ku aadan khasaaraha guud ee ka dhashay qaraxyadan.


__________

@ Horumar.com

Join us Facebook-fans / Nagu soo biir Page-ka Faceboogeena, Like-na saar. ()

Comments are closed.

TOP NEWS IN ENGLISH

More than a dozen killed in three blasts in Mogadishu
- Nov 9, 2018
Three loud explosions and heavy gunfire have been heard in Somalia’s capital, Mogadishu on ...
Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo leaves for Ethiopia
- Nov 9, 2018
Somali president, Mohamed Abdullahi Farmajo has left Mogadishu on Friday for Ethiopia ahead of ...
Uhuru to retain KDF in Somalia as Treasury cuts soldiers’ budget
- Nov 9, 2018
President Uhuru Kenyatta on Thursday said Kenya Defence Forces will stay in Somalia until ...
Somali regional MP killed in bomb under his car in Mogadishu
- Nov 8, 2018
A lawmaker from Hirshabelle regional assembly has been killed in a car bomb explosion ...
AU mission probes into civilian deaths in Mogadishu
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is concerned about the incident involving its ...
Amisom on the spot over killing of four civilians in Somalia
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia is on the spot over the alleged killing ...
More than one hundred Somali immigrants voluntarily repatriated from Libya
- Nov 8, 2018
The International Organization for Migration (IOM) said on Wednesday that 124 illegal Somali immigrants ...
Southwest state president steps resigns
- Nov 7, 2018
Sharif Hassan Sheikh Aden has resigned as leader of southwest regional administration ahead of ...
Mogadishu mayor asks AMISOM to probe into civilian killings
- Nov 7, 2018
Mogadishu Mayor Abdirahman Omar Osman has called on leaders of African Union Mission in ...
Ilhan Omar becomes first Somali-American elected to U.S. House
- Nov 7, 2018
Minnesota’s first Somali-American state representative has again made history: She is now the country’s ...
Turkish defense minister expected to arrive in Mogadishu
- Nov 7, 2018
A high-level delegation led by Turkish Defense Minister Hulusi Akar, his deputy and Armed ...
UNSOM Condemns Unprovoked Shooting on UN Convoy in Galmudug State
- Nov 6, 2018
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on ...