Maxaad ka taqaanaa heshiisyada qarsoodiga ah ee ugu yaabka xiddigaha waaweyn kooxahooda kula jiraan? Qaybta 1-aad.

Kubadda cagta waxa ay dhowaanahan noqotay in lagu raadiyo waxyaabo gaar u ah nolosha gaarka ah, iyadoo xiddigaha waaweyn ay kooxaha heshiiska la galayaan usoo bandhigaan dalabaad ay ku raadinayaan dahooda gaarka ah.

Ronaldinho

Laacibka reer Brazil waxaa uu agaasimeyaasha kooxda Queretaro hor dhigay dalabaad la yaab leh, waxaana wada hadallada uu qayb kasoo dhigay sida guri ka kooban berkad dabaal, garoon xeebeed, iyo garoon yar oo lagu geli karo 7/7 iyo afar shaqaale.

Gervinho

Waxa uu laacibka reer Ivory Coast hor dhigay kooxda Hebei China Fortune xeeb gaar ah in la dejiyo, guri weyn oo qoyskiisa dhan degi karaan, helicopter iyo Ticket uu marwalbo ku aadi karo dalkiisa.

Diego Maradona

Markii uu noqonaayay Macallinka Al Wasl, waxa uu kooxda hordhigay diyaarad qaas ah oo uu marwalbo ku aado Spain si uu u booqdo gabadhiisa iyo canugta uu awoowaha u yahay, waxaana kooxda reer Qatar ay aqbashay dalabaadkaas ka hor inta aysan sanad ka dib ka bixin heshiiskaas.

Neymar Jr

Weeraryahankii hore ee Barcelona waxa uu PSG ku xiray in la sameeyo Hoteello waaweyn oo magaciisa lagu furayo, in laga bixiyo deymaha canshuurraha la xiriira iyo in sanadkiiba uu qaato 25 million oo mushaar ah.

Emanuel Adebayor

Weeraryahankii hore ee Arsenal waxa uu ku dhowaaday ku biirista Lyon hase ahaatee, waxa uu kooxda reer France ku xiray shuruudo adag oo ay ka mid ahayd in Lambar 10 loogaga qaado Alexandre Lacazette, Guri weyn oo xeebta kasoo horjeeda, helicopter iyo cunto-kariye qaas ah.

Ezequiel Lavezzi

Inkastoo uu markii uu kaga biirray China kooxda PSG noqday ciyaaryahanka ugu mushaarka sarreeya kubadda cagta, haddane waxaa jiray shuruudo kale waxaana ka mid ahaa laba guri, laba baabuur, darawal iyo cunto kariye.

__________

@ Horumar.com

Join us Facebook-fans / Nagu soo biir Page-ka Faceboogeena, Like-na saar. ()

Comments are closed.

TOP NEWS IN ENGLISH

More than a dozen killed in three blasts in Mogadishu
- Nov 9, 2018
Three loud explosions and heavy gunfire have been heard in Somalia’s capital, Mogadishu on ...
Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo leaves for Ethiopia
- Nov 9, 2018
Somali president, Mohamed Abdullahi Farmajo has left Mogadishu on Friday for Ethiopia ahead of ...
Uhuru to retain KDF in Somalia as Treasury cuts soldiers’ budget
- Nov 9, 2018
President Uhuru Kenyatta on Thursday said Kenya Defence Forces will stay in Somalia until ...
Somali regional MP killed in bomb under his car in Mogadishu
- Nov 8, 2018
A lawmaker from Hirshabelle regional assembly has been killed in a car bomb explosion ...
AU mission probes into civilian deaths in Mogadishu
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is concerned about the incident involving its ...
Amisom on the spot over killing of four civilians in Somalia
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia is on the spot over the alleged killing ...
More than one hundred Somali immigrants voluntarily repatriated from Libya
- Nov 8, 2018
The International Organization for Migration (IOM) said on Wednesday that 124 illegal Somali immigrants ...
Southwest state president steps resigns
- Nov 7, 2018
Sharif Hassan Sheikh Aden has resigned as leader of southwest regional administration ahead of ...
Mogadishu mayor asks AMISOM to probe into civilian killings
- Nov 7, 2018
Mogadishu Mayor Abdirahman Omar Osman has called on leaders of African Union Mission in ...
Ilhan Omar becomes first Somali-American elected to U.S. House
- Nov 7, 2018
Minnesota’s first Somali-American state representative has again made history: She is now the country’s ...
Turkish defense minister expected to arrive in Mogadishu
- Nov 7, 2018
A high-level delegation led by Turkish Defense Minister Hulusi Akar, his deputy and Armed ...
UNSOM Condemns Unprovoked Shooting on UN Convoy in Galmudug State
- Nov 6, 2018
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on ...