Maxaad ka taqaanaa heshiisyada qarsoodiga ah ee ugu yaabka xiddigaha waaweyn kooxahooda kula jiraan? Qaybta 2-aad.

Hugo Lloris

Iyadoo sida caadiga ah ay guulaha ku jiri jireen gunnooyin, haddane goolhayahan waxa uu gunno ku qaataa haddii laga adkaado kooxdiisa, waxaana heshiiskiisa ku jira £7,000 oo uu ku qaadanayo kusoo billaabashada, £8,000 oo uu ku qaadanyo markii ay guul gaarraan, iyo £3,500 marka ay bareejo galaan ama la garaaco.

Cristiano Ronaldo

Waxaa la yaab mudan in shardiga Ronaldo uu yahay mid ka duwan dhamaan ciyaartoyda kale, waxaana Football Leaks ay ogaatay inuu Juventus kula heshiiyay inaysan shaqaalaha kooxda ka warbixin doonin noloshiisa qaaska ah illaa ay 70 sano ka wareegto dhimashadiisa ama uu hal qof ka haro dadka ay xiriirka leeyihiin.

Thomas Vermaelen

Waxa uu Barcelona la galay heshiis uu ku qaadanayo gunno 100,000 oo Euro ah haddii uu booskiisa boos aan ahayn laga ciyaarsiiyo.

Daniel Agger

Xiddiggan markii uu kasoo dhaqaaqay Liverpool waxaa heshiiska oo kooxdiisa la galay ku jirtay in kooxdiisa marka ay garoonkooda ku ciyaarayaan ay ciyaartoyda kooxda soo xiran doonaan maaliyad ay ku qorantahay Kloagger oo ah magaca shirkas uu isaga leeyahay.

Rafael Van Der Vaart

Rafael Van Der Vaart markii uu ku biirrayay kooxda Real Betis 2015 waxaa shardi ahayd inuusan ku ciyaari karin kabo midabkooda gaduud yahay, maadaama ay aad u xafiiltamaan Sevilla oo midbkaas lagu yaqaanno.

Zlatan Ibrahimovic

Markii uu Paris Saint-Germain xiiso ka helayay waxa uu ahaa mid aan xiiso u qabin, waxaana isagoo ka hadlaya heshiiskaas uu yiri: “markii aan dhammeystay wada hadalkii PSG, waxaan u sheegay xaaskeyga inaysan aqbali doonin waxa aan rabo oo dhan. Labaatan daqiiqo ka dib, waxaa isoo gaarray farriin :’ wax walba waa laguu ogolaaday’. Waan aqbalay, maxaa yeellay waxaan ahay ninka adduunka.

Moise Kean

Laacibkan waxa uu ku dhowaa inuu heshiis rasmi ah u saxiixo kooxda Juventus, hase ahaatee, aabbihii ayaa ku cawday in Juve aysan dhowrin hadalkiisii ahaa inay u iibiyanaa cagaf-cagaf iyo qalab-beerreed kale.

__________

@ Horumar.com

Join us Facebook-fans / Nagu soo biir Page-ka Faceboogeena, Like-na saar. ()

Comments are closed.

TOP NEWS IN ENGLISH

More than a dozen killed in three blasts in Mogadishu
- Nov 9, 2018
Three loud explosions and heavy gunfire have been heard in Somalia’s capital, Mogadishu on ...
Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo leaves for Ethiopia
- Nov 9, 2018
Somali president, Mohamed Abdullahi Farmajo has left Mogadishu on Friday for Ethiopia ahead of ...
Uhuru to retain KDF in Somalia as Treasury cuts soldiers’ budget
- Nov 9, 2018
President Uhuru Kenyatta on Thursday said Kenya Defence Forces will stay in Somalia until ...
Somali regional MP killed in bomb under his car in Mogadishu
- Nov 8, 2018
A lawmaker from Hirshabelle regional assembly has been killed in a car bomb explosion ...
AU mission probes into civilian deaths in Mogadishu
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is concerned about the incident involving its ...
Amisom on the spot over killing of four civilians in Somalia
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia is on the spot over the alleged killing ...
More than one hundred Somali immigrants voluntarily repatriated from Libya
- Nov 8, 2018
The International Organization for Migration (IOM) said on Wednesday that 124 illegal Somali immigrants ...
Southwest state president steps resigns
- Nov 7, 2018
Sharif Hassan Sheikh Aden has resigned as leader of southwest regional administration ahead of ...
Mogadishu mayor asks AMISOM to probe into civilian killings
- Nov 7, 2018
Mogadishu Mayor Abdirahman Omar Osman has called on leaders of African Union Mission in ...
Ilhan Omar becomes first Somali-American elected to U.S. House
- Nov 7, 2018
Minnesota’s first Somali-American state representative has again made history: She is now the country’s ...
Turkish defense minister expected to arrive in Mogadishu
- Nov 7, 2018
A high-level delegation led by Turkish Defense Minister Hulusi Akar, his deputy and Armed ...
UNSOM Condemns Unprovoked Shooting on UN Convoy in Galmudug State
- Nov 6, 2018
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on ...