QM oo si adag u cambaareysay qaraxyadii Shabaab ay ka weerareen Hotelka Saxafi

Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeyso afhayeen u hadlay ayaa sheegay in ay aad kaga xun yihiin weerarkii shalay galab ee qaraxyada is xig xigay loo adeegsaday ee ka dhacay caasimada Soomaaliya.

Afhayeenkani oo magaciisa lagu sheegay Farhan Haq ayaa sheegay in Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ka tacsiyeeyay dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay iyo kuwii ku waxyeeloobay weerarkaasi  waxa uuna sheegay in QM ay dowladda dhexe ee Soomaaliya  kala shaqeyn doonto la dagaalanka waxa uu ku tilmaamay kooxda argagixisada ah ee Shabaab sida uu sheegay.

“Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa inoo soo gudbiyay warbixinta weerarkani qaraxyada ku bilowday waxaana ay inoo xaqiijiyeen in gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu isku qarxiyay afaafka hore ee Hotel Saxafi deetana ay xigtay rasaas la maqlay iyo qaraxyo kale oo khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeedba geystay.” Ayuu yiri afhayeenka u hadlay Qaramada Midoobay Farhan Haq.

Isla maalinimadii shalay ee qaraxu ka dhacay caasimada Soomaaliya ayaa waxaa ka hadlay ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Soomaaliya u qaabilsan Raisedon Zenenga, isagoo sheegay in ay garab taagan yihiin Dowladda Soomaaliya.

Waxa uuna sheegay in ay sii dardargelin doonaan taageerada dowladda dhexe si buu yiri looga hortago ama loo yareeyo weerarada Shabaab ay ka gaystaan guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho oo ay qaraxyo xoogaan ka geystaan.

__________

@ Horumar.com

Join us Facebook-fans / Nagu soo biir Page-ka Faceboogeena, Like-na saar. ()

Comments are closed.

TOP NEWS IN ENGLISH

More than a dozen killed in three blasts in Mogadishu
- Nov 9, 2018
Three loud explosions and heavy gunfire have been heard in Somalia’s capital, Mogadishu on ...
Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo leaves for Ethiopia
- Nov 9, 2018
Somali president, Mohamed Abdullahi Farmajo has left Mogadishu on Friday for Ethiopia ahead of ...
Uhuru to retain KDF in Somalia as Treasury cuts soldiers’ budget
- Nov 9, 2018
President Uhuru Kenyatta on Thursday said Kenya Defence Forces will stay in Somalia until ...
Somali regional MP killed in bomb under his car in Mogadishu
- Nov 8, 2018
A lawmaker from Hirshabelle regional assembly has been killed in a car bomb explosion ...
AU mission probes into civilian deaths in Mogadishu
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is concerned about the incident involving its ...
Amisom on the spot over killing of four civilians in Somalia
- Nov 8, 2018
The African Union Mission in Somalia is on the spot over the alleged killing ...
More than one hundred Somali immigrants voluntarily repatriated from Libya
- Nov 8, 2018
The International Organization for Migration (IOM) said on Wednesday that 124 illegal Somali immigrants ...
Southwest state president steps resigns
- Nov 7, 2018
Sharif Hassan Sheikh Aden has resigned as leader of southwest regional administration ahead of ...
Mogadishu mayor asks AMISOM to probe into civilian killings
- Nov 7, 2018
Mogadishu Mayor Abdirahman Omar Osman has called on leaders of African Union Mission in ...
Ilhan Omar becomes first Somali-American elected to U.S. House
- Nov 7, 2018
Minnesota’s first Somali-American state representative has again made history: She is now the country’s ...
Turkish defense minister expected to arrive in Mogadishu
- Nov 7, 2018
A high-level delegation led by Turkish Defense Minister Hulusi Akar, his deputy and Armed ...
UNSOM Condemns Unprovoked Shooting on UN Convoy in Galmudug State
- Nov 6, 2018
The United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) condemns the obstruction and attack on ...