25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017
Home Authors Posts by Editor

Editor

3457 POSTS 0 COMMENTS

Faah-faahin: Shan qarax oo ka dhacay magaalada Mandhera & dad lagu...

Mandhere (Horumar Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, ayaa sheegaya in xalay  saqdii dhexe halkaasi ay...

XOG: Maxaa ka jira in dagaalka Gaalkacyo uu ka dambeeyo M/weynaha...

Garoowe (Horumar Online) - Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu eedeeyay inuu ka dambeeyo colaado ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee...

XOG: Sarkaal ka tirsan Nabad-sugidda oo la dilay & Al-Shabaab oo...

Muqdisho (Horumar Online) – Kooxo hubaysan oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab, ayaa xalay fiidkii waxa ay ku toogteen Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir Sarkaal...

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan G/Hiiraan oo isugu tagaya Baledweyne

Baledweyne (Horumar Online) - Sida ay sheegayaan wararka aynu heleyno, Ciidamada Itoobiya ayaa howlgallo ka wado degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan halkaasoo la soo...

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland ”Gaalkacyo waxaa looga soo duulay Xamar”!

Boosaaso (Horumar Online) - Madaxweynaha  maamulka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta  tegay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa si kulul uga hadlay...

Xildhibaano Mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Cadaado (Horumar Online) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug, ayaa gudbiyay Mooshin ka dhan ah Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Ilaa 34 Xildhibaan oo ka...

XOG: Maxaa jira in Basaska magaalada Nairobi la isku dhex baarto?

Nairobi (Horumar Online) - Dadweynaha Kenya oo adeegsanaya halhayska #StopMatatuMenace ee Twitter ka ayaa ku baaqay in la xaqdhowro haweenka iyo in la hirgaliyo...

NUSOJ: ”Wariyaasha haka fogaadaan wararka kordhin kara xiisada Gaalkacyo”

Muqdisho (Horumar Online) - Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay warbaahinta Soomaaliyeed in ay ka fogaadaan Warar iyo sidoo kale doodaha abuurikara in...

Journalists should refrain from exacerbating the tensions in Galkayo

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ), urges all journalists and media in Galkayo town of central Somalia to avoid reporting and coverage that...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com