25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017
Home Authors Posts by Abdiwahab Mohamed Ibrahim

Abdiwahab Mohamed Ibrahim

58 POSTS 0 COMMENTS

nadiifin laga bilaabay Pizza House oo ay alshabab ay qarxiyeen

Muqdisho (Horumar Online) Dhismaha Hotel Pizza House oo ay weeraren Shabaab habeenkii Arbacadii todobaadkii aan soo dhaafnay, ayaa iminka waxaa lagu bilaabay dib u...

Raysul wsaaraha oo sheegay soomaaliya iyo sudan inay yihiin laba dal...

    Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis-Ababa kula kulmay Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir, waxana ay...

Maamulka Hirshabelle oo War ka soo saartay dagaalkii lagu Hoobtay ee...

Muqdisho (Horumar Online) Iyadoo Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay uu Labo maleeshiyo Beelood ku dhexmaya Gobolka Hiiraan Aagga Degmada Maxaas ee Gobolkaasi ayaa waxaa dagaalkaas...

Urur Goboleedka IGAD oo Safiir Cusub u soo Magacowday Soomaaliya

  Muqdisho (Horumar Online) Ergayga cusub ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo. Ergaygaasi ayaa la sheegay inuu xilligan hayo xilka ah...

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo sii wadda Hawlaha Afurinta...

Hay'adda Bisha Cas ee dowladda aan walaaha nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ka wadda degmooyinka Gobolka Banaadir Barnaamijka Afurinta Dadka Dan-yarta ah ee...

Wasiirka Gaashaandhigga soomaaliya  iyo saraakil tagay Laanta Buure shabelaha Hoose

 Muqdisho (Horumar Online)  Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukumada Soomaaliya C/rashiid C/llahi Maxamed  iyo Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa maanta Ciidamo ka tirsan Milatariga...

Afar ruux oo rayid ah oo lagu dilay Degaanka Kaxan-dhaale

Muqdisho (Horumar Online)  Wararka ka imaanaya Xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Saakay Afar Qof oo Shacab ah...

Shirkii Urur Goboleedka IGAD oo lasoo Gaba gabeyey Maxaa kazoo baxay?”...

  Muqdisho (Horumar Online)  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo maanta ka dhacay magaalada Addis...

Puntland Oo Xayirtay Reer guuraa kasoo jeeda Galmudug kuna wajahan degaanada...

  Muqdisho (Horumar Online) .Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay ku xanibanyihiin Gadiid sida dad iyo Xoolo ka...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Daah-furey shirka wadatashiga Dib-u-heshiisiinta Qaranka.

Muqdisho (Horumar Online) . Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah maanta u daah...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com