Home » Archives by category » Dhacdooyinka
Raysul wsaaraha oo sheegay soomaaliya iyo sudan inay yihiin laba dal oo wax badan kadhexeyaan.

Raysul wsaaraha oo sheegay soomaaliya iyo sudan inay yihiin laba dal oo wax badan kadhexeyaan.

    Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis-Ababa kula kulmay Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee ka dhexeeya labada bulsho ee walaalaha ah iyo sidii ay Sudan iyo Soomaaliya u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan leh. Ra’iisul Wasaaraha […]

Maamulka Hirshabelle oo War ka soo saartay dagaalkii lagu Hoobtay ee ka dhacay Hiiraan

Muqdisho (Horumar Online) Iyadoo Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay uu Labo maleeshiyo Beelood ku dhexmaya Gobolka Hiiraan Aagga Degmada Maxaas ee Gobolkaasi ayaa waxaa dagaalkaas si kulul uga hadlay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Hirshabelle. Wasiirka Wasaaradda Be’ada  Maamulka Hirshabelle  C/kariin Nuur Xasan Doob-yare ayaa sheegay in Marka hore ay ka Xun yihiin Dadka Soomaaliyeed ee halkaas […]

Continue reading …
Urur Goboleedka IGAD oo Safiir Cusub u soo Magacowday Soomaaliya

  Muqdisho (Horumar Online) Ergayga cusub ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo. Ergaygaasi ayaa la sheegay inuu xilligan hayo xilka ah madaxa xafiiska Geeska Afrika ee wasaaradda arirmaha dibeddda dalka Kenya. Maxamed Cali Guyo ayaa la sheegay inuu khibrad u leeyahay arrimaha Geeska Afrika isla markaana uu horey dawladdiisa ugu soo […]

Continue reading …
WAR  CULUS: Dawladda Soomaaliya oo war Kasoo saaratay Khilaafka katagaan Khaliijka.

  Muqdisho (Horumar Online) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah. Waxey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku baaqeysaa in khilaafka lagu dhammeeyo wadahadal iyo is faham, iyada oo la adeegsanayo Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka. […]

Continue reading …
DEG DEG” Madaxwayanaha maamulka Galmudug oo Gaaray Magaalada “GAALKACYO.”

  GAALKACYO (Horumar Online) – Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Gordhaw Gaaray Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kasoo dhaweyay masuuliyin katirsan Galamudug iyo shacab badan Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdiga uu hogaaminaayo. Mudane Xaaf ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Gobolka […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Qiso Cajiiba ah: Haweeneydii cunsuriyadda aheyd ee jeclaatay wiilkii Qaxootiga!

London (Horumar Online) – Béatrice Huret Waxaa ay aheyd haweeney degan Waqooyiga dalka France, laakiin waxaa ay jaceyl uqaaday nin qaxooti ah oo asal ahaan kasoo jeeda Iiraan. Gabadhan oo aheyd 45-jir ayaa sanado badan ka tirsaneyd xisbiga soo galootiga iyo muslimka neceb ee dalka France waxaana horey uqabatay nin Cunsuri ah oo katirsan booliska […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Maxaa ka jira in Nin Soomaali ah oo doonayey inuu fuliyo weerar Argagaxiso lugu toogtay Australia? +Magaciisa

Australia (Horumar Online) – Magaaladda Melbroune ee dalka Australia ayaa ciidanka dalkaasi waxaa ay toogasho ku dilay wiil Soomaali ah oo la sheegay inuu doonayey inuu fuliyo weeraro argagxiso ah, islamarkaasina dil ka geeeystay gudaha magaaladaasi. Ninkan Soomaaliga ah oo ay boolisku dileen ayaa lugu sheegay magaciisa Yaquub Khyere, waxaana uu qof dumar ku qafaashay dhismayaal […]

Continue reading …

TOOS U DAAWO NUURKA IYO QURUXDA TARAAWIIXDA MAKKAH AL-MUKARAMAH

Comments Off on TOOS U DAAWO NUURKA IYO QURUXDA TARAAWIIXDA MAKKAH AL-MUKARAMAH
TOOS U DAAWO NUURKA IYO QURUXDA TARAAWIIXDA MAKKAH AL-MUKARAMAH

TOOS U DAAWO NUURKA IYO QURUXDA TARAAWIIXDA MAKKAH AL-MUKARAMAH: Xafiiska Horumar Online, Muqdisho Horumaronline@gmail.com

Continue reading …

DAAWO VIDEO: Nin Mareykan ah oo qaba Gabar Soomaaliyeed, oo Sheegtay inuu Shareecada ku maamulayo Minneapolis & Buuq xoogan oo ka dhashay!

Comments Off on DAAWO VIDEO: Nin Mareykan ah oo qaba Gabar Soomaaliyeed, oo Sheegtay inuu Shareecada ku maamulayo Minneapolis & Buuq xoogan oo ka dhashay!
DAAWO VIDEO: Nin Mareykan ah oo qaba Gabar Soomaaliyeed, oo Sheegtay inuu Shareecada ku maamulayo Minneapolis & Buuq xoogan oo ka dhashay!

Minnesota (Horumar Online) – Soomaalida ku dhaqan Gobolka Minnesota gaar ahaan xaafada Ceder ayaa la soo deristay walaac xoogan ka dib markii saxaafada maraykanka ay baahiyeen nin sheegtay in uu dadka kala talinayo xumaha balse Bulshada Soomaalida ay u arkaan arin halis gelin karta jiritaankooda. Ninkani oo lagu magacaabo Cabdul Rashiid oo da’diisa lagu sheegay […]

Continue reading …

DHAGEYSO DHACDO NAXDIN LEH: Nin Xaaskiisa oo uur laheyd ku Dilay deegaan u dhow Jowhar (Maxay tahay Sababta?)

Comments Off on DHAGEYSO DHACDO NAXDIN LEH: Nin Xaaskiisa oo uur laheyd ku Dilay deegaan u dhow Jowhar (Maxay tahay Sababta?)
DHAGEYSO DHACDO NAXDIN LEH: Nin Xaaskiisa oo uur laheyd ku Dilay deegaan u dhow Jowhar (Maxay tahay Sababta?)

Jowhar (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa sheegaya nin ka mid ah dadka kunool Tuulo lagu magacaabo Tugaarey uu Khamiistii shalay halkaasi ku dilay xaaskiisa oo uur laheed. Dadka deegaanka ayaa Horumar.com u sheegay, in Ninka dilka geestay uu muran soo kala dhax galay xaaskiisa , […]

Continue reading …
Page 1 of 58123Next ›Last »
Close