25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

Dhacdooyinka

Home Dhacdooyinka

DAAWO VIDEO: Gaari miineysan oo la qabtay oo lagu soo bandhigay Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) - Dowladda Soomaaliya, ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ka dib...

Dhageyso: Mukhtaar Roobow oo ku gacan seyray dalab uga yimid Al-Shabaab

Xudur (Horumar Online) - Guddoomiyaha degmada Xudur, Maxamed Macalin Axmed oo la hadlay VOA-da ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow...

TOP NEWS +DHAGEYSO: Diyaaradda SOOMAALI AIRLINE oo dib loo soo celinayo

Muqdisho (Horumar Online) - Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad, oo ah wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya...

Dhageyso: Saddex Soomaali ah oo lagu Dilay magaalada Columbus ee G/Ohio

Columbus (Horumar Online) - Saddex ruux oo Somali ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio dalka Mareykanka, kadib...

Dhageyso: Duqa magaalada Minneapolis oo si weyn u Difaacday Soomaalida

Minnesota (Horumar Online) - Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges ayaa si weyn u difaacday Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka. Qoraal ay Arbacadii...

Dhageyso: Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxii galabta ee Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Qarax Gaari oo galabta ka dhacay meel ku dhow Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.,...

LA OGAADAY: Hal Bilyan oo Dowladda Soomaaliya u qeybisay Maamul Goboleedyada, Yaa dulman? Yaase...

Muqdisho (Horumar Online) Hubaal waxaa ah markaad in badan oo bulshada ka mid ah, weliba dadka xog ogaalka ah, marka aad kala hadasho arrimaha...

Dhageyso: Sidee shacabka Puntland u soo dhaweeyeen kala cayrintii G/wasiirrada?

Garowe (Horumar Online) - Shacabka kunool degaanada maamulka Puntland ayaa si weyn u soo dhaweeyay kala diridii Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ay ku sameeyeen...

Dhageyso: Wasiir Xoosh: ”Somaliland oo maqan Afti looma qaadi karo Dastuurka”

Muqdisho (Horumar Online) - Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa waxa ay sheegtay inaan afti Dastuurka loo qaadi karin inta...

Dhageyso: Diyaarado dagaal oo duqeeyay Jubbada Hoose & Wararkii ugu dambeyay

Kismaayo (Horumar Online) - Diyaarado dagaal ayaa duqeeyey saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Golashumbi oo 50km dhanka galbeed uga beegan magaalada Kismaayo ee...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com