25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

Dhacdooyinka

Home Dhacdooyinka

Daawo Sawirradii ugu dambeeyay ee uu Amin Arts ka sameeyay Madaxda dalka Soomaaliya +(Qosolkii...

Muqdisho (Horumar Online) – Warbaahinta Horumar.com, waxay halkaan idin kugu soo gudbineysaa sawirradii ugu xiisaha iyo qosolka badnaa ee uu Farshaxaniste Amiin Caamir (Amin...

DHAGEYSO: Soomaalidii ugu badneyd oo laga soo tarxiilo Mareykanka oo laga soo dejiyay Muqdisho

Washington (Horumar Online) – 90 qof oo muwaadiniin Soomaali ah oo laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka ayaa Arbacadii maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha...

DAAWO Filim uu qayb ka ahaa AUN Wariye Cawke oo Nairobi lagu soo bandhigay...

Nairobi (Horumar Online) - Waxaa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay Fimka QAB IYO IIL oo horey uga Qayb galay Alle ha Naxariistee Wariyihii Caanka...

DHAGEYSO: Nuxurka Khudbadihii ay jeediyeen Musharraxiinta Madaxweyne (Maxayse kawada sinnaayeen Khudbadahooda?)

Muqdisho (Horumar Online) - Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay inuu dhageysto qaar ka tirsan musharrxiiinta u tartamaya doorashada xilka madaxweynaha oo lagu wado in toddobaadka...

UPDATE: Shirkadda ‘VIBER’ oo adeeg wicitaan oo Bilaash ah siisay 7-dii dalka ee uu...

Nairobi (Horumar Online) – Shirkadda Viber ayaa adeeg wicitaan oo bilaash ah siiyay dadka uu saameeyay go’aankii dhawaan ka soo baxay madaxweynaha Maraykanka ,kaasi oo...

DHAGEYSO: Maxay ka tiri DF Soomaaliya, Heshiiskii ay Somaliland la gashay Imaaraadka si ay...

Muqdisho (Horumar Online) - Waxaa aad usoo kordhaya hadalhaynta sharci ahaaneed iyo faa’iidaba ee ku aadan heshiiska ay maamulka Somaliland la gashey dalka Imraadka...

WARBIXIN XIISO LEH: Go’aanka kiiska badda Soomaaliya iyo Khamiista berri, By – Yusuf Garaad

Muqdisho (Horumar Online) - Muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya waa mid aad u muhiim ah.  Waxay labada dal isku haystaan bad uu bedkeedu...

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo maanta si weyn lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga

Riyad (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabsi diiran loogu soo...

LIVE – TOOS U DAAWO: Khudbadaha Musharaxiinta Madaxweynaha oo billaabatay

Muqdisho (Horumar Online) - Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta xilka Madaxtinimada dalka, ayaa ka bilaabatay xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo Xildhibaanada ay...

AKHRISO: Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan Xildhibaanada illaa hada lagu doortay Baydhabo

Baydhabo (Horumar Online) - Maamulka Koofur Galbeed ayaa ah maamulka ugu badan ee ka imaanaya kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Waxaana magaalada...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com