25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

Dhacdooyinka

Home Dhacdooyinka

DHAGEYSO: Maxaad ka taqaanaa Taariikhda Musharraxiinta Donald Trump & Hillary Clinton?

New York (Horumar Online) - Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta...

YAAB -Ruushka: Abaalmarin la siiyay bahal saadaaliya guusha Trump

Mosco (Horumar Online) - Bahalka loo yaqaan Bear-ka ee ku nool waddamada uu barafka ku badan yahay ayaa waxaa uu saadaaliyay doorashada dalka Mareykanka...

DAAWO VIDEO: Wasaaradda arrimaha dibadda Netherlands oo ka qeygashay kulanka jaaliyadda Soomaalida Zwoolla

Zwoolla (Horumar Online) - Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Netherlands iyo Arday wax ka barata Jaamacadaha dalkaas ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Zwoolla ee...

DHACDO NAXDIN LEH: Wiil Qoyskiisa oo dhan ku laayay dalka Jabuuti +(SABAB)

Jabuuti (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay fal argagax leh, kadib markii Wiil dalkaasi...

DHAGEYSO WAREYSI XIISO LEH: Buugga Dimuqraaddiyaddii Ugu Horeysay ee Afrika

Washington (Horumar Online) - Buugga Dimuquraadiyiintii ugu horeeyey ee Afrika, waxaa qorey Professor Cabdi Ismaciil Samatar oo madax ka qaybta Juquraafiga, Bay'ada iyo Bulshada...

DHAGEYSO: Dhacdo Murugo leh oo dadkii arkay ka argagaxay oo ka dhacday G/Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Horumar Online) - Waxaa faah faahino dheeraad ah ka soo baxay Meydadka 4-ruux oo gowracan oo la so dhigay Halka lagu magacaabo arbaco oo u dhow...

Faroole iyo hubkiisa: Ishii doorashada Aqalka Sare (Maxaa ka dhacay xarunta?)

Muqdisho (Horumar Online) - Senator Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole waa mudane ka tirsan aqalka sare ,21-kii bishan ayuu yimid Muqdisho, dadkoo dhami waxaa ay...

DAAWO VIDEO: Musharrax Madaxweyne ”Al-Shabaab ma ahan Caqabadda ugu weyn dalka ee waa Musuq-maasuqa”

Muqdisho (Horumar Online) - Faadumo Dayib oo ah musharraxii ugu horreeyay ee madaxweynaha dalka Soomaaliya isu soo sharraxa oo haweyn ah, ayaa shaaca ka...

DHAGEYSO: Maxay Galmudug ka tiri dagaalkii shalay ee Gaalkacyo

Gaalkacyo (Horumar Online) - Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii khasaaraha geysta ee gelinkii dambe shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Wasiirka Kaluumeysiga iyo...

DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle oo weerar ba’an ku qaaday Xasan Sheekh, Kashifayne Sir badanna...

Muqdisho (Horumar Online) - Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa Wuxuu sheegay in Dawlada Waqtigeedu dhamaaday Xiligan, ay ku howlan tahay in Hantidii iyo Mushaharkii...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com