Home » Archives by category » Dhacdooyinka (Page 2)
DHAGEYSO DHACDO LAYAAB AH: Afduubkii ugu Arxan darnaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho & Sida loo galay Gabar 9 jir Agoon ah oo Walaalkeed kala soo carartay….+(WAREYSI)

Muqdisho (Horumar Online) – Afduub nooc cusub ah oo arxan darro weyn ka muuqato ayaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Haweeney si fiican u lebisan oo iska dhigtay samafale ayaa qorshe dhac farsameysan ah kula kacay gabar 9 sano jir ah oo qoyskeeda ku dhinteen abaaraha oo ku caan baxday inay lasoo lugeysay […]

Continue reading …

DAAWO SAWIRRO + MAQAL: Ciidamada Nabad-Sugidda oo Soo bandhigay Meydadka iyo Hubka raggii Hoobiyeyaasha Tuurayey

Comments Off on DAAWO SAWIRRO + MAQAL: Ciidamada Nabad-Sugidda oo Soo bandhigay Meydadka iyo Hubka raggii Hoobiyeyaasha Tuurayey
DAAWO SAWIRRO + MAQAL: Ciidamada Nabad-Sugidda oo Soo bandhigay Meydadka iyo Hubka raggii Hoobiyeyaasha Tuurayey

Muqdisho (Horumar Online) – Ciidammada Nabad Sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka. Labada Nin ee la toogtay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu isku dayay inuu ciidanka iska caabiyo ka dibna uu galay Guri ku yaala […]

Continue reading …

DHAGEYSO: Wasiirka Amniga oo ka hadlay Shabaabkii Hoobiyaha tuurayay ee Muqdisho lagu dilay & Qaabka dilkooda u dhacay

Comments Off on DHAGEYSO: Wasiirka Amniga oo ka hadlay Shabaabkii Hoobiyaha tuurayay ee Muqdisho lagu dilay & Qaabka dilkooda u dhacay
DHAGEYSO: Wasiirka Amniga oo ka hadlay Shabaabkii Hoobiyaha tuurayay ee Muqdisho lagu dilay & Qaabka dilkooda u dhacay

Muqdisho (Horumar Online) – Wasiirka Amniga Gudaha, Maxamed Abuukar Islow (Ducaale), ayaa goor-dhow ka hadlay labada nin ee ka tirsanaa Ururka Al Shabaab, ee duhurnimadii maanta lagu dilay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Raggan iyo nin kale oo la socday, ayaa madaafiic ka tuuray Degmada Wadajir, waxaana ku soo baxay ciidamada ammaanka, oo ku guuleystay […]

Continue reading …

DAAWO VIDEO: Caro xooggan oo ka dhalatay Rakaab xoog looga dajiyay Diyaarad & Dhaqtar si xun loo jir-dilay

Comments Off on DAAWO VIDEO: Caro xooggan oo ka dhalatay Rakaab xoog looga dajiyay Diyaarad & Dhaqtar si xun loo jir-dilay
DAAWO VIDEO: Caro xooggan oo ka dhalatay Rakaab xoog looga dajiyay Diyaarad & Dhaqtar si xun loo jir-dilay

Chicago (Horumar Online) – Waxaa soo baxay muuqaal muujinaya nin si xoog ah looga soo dejinayo diyaarad ay leedahay shirkadda United airline . Waxaana ka dhashay caro ballaaran muuqaalkani oo si weyn ugu baahay baraha bulshada. Waxaa laga duubay gudaha diyaarada wuxuuna muujinayaa ninkan oo kursigiisa laga soo jiiday iyadoo markaasi ay rakaabka diyaarada isu diyaarinayeen […]

Continue reading …

DAAWO VIDEO: 4 Gabdhood oo loo Xiray inay ku labisteen Calanka Sooomaaliya oo Xaalad Adag ku sugan & Waalidkooda oo

Comments Off on DAAWO VIDEO: 4 Gabdhood oo loo Xiray inay ku labisteen Calanka Sooomaaliya oo Xaalad Adag ku sugan & Waalidkooda oo
DAAWO VIDEO: 4 Gabdhood oo loo Xiray inay ku labisteen Calanka Sooomaaliya oo Xaalad Adag ku sugan & Waalidkooda oo

Hargeysa (Horumar Online) – Waxaa laga Dayrinayaa Xaalada ay ku jiraan Afar Gabdhood oo Da’yar islamarkaana Hargeisa loogu xidhay inay ku Labisteen DIRAC BULUUG AH Kaasi oo u eg Calanka Soomaaliya. Qareenka u doodaya Habalaha ayaa sheegay inay Maxkamadu Fasaxday Markii Wax danbi ah lagu waayey, Balse waxaa Arintaasi Racfaanka ka qaatay Xeer Ilaalinta soo […]

Continue reading …

DHAGEYSO WAREYSI: Maxa Keenay Weerarada iyo Qaraxyada Soo Laalabtay, tan iyo markii uu Farmaajo iclaamiyay dagaal?

Comments Off on DHAGEYSO WAREYSI: Maxa Keenay Weerarada iyo Qaraxyada Soo Laalabtay, tan iyo markii uu Farmaajo iclaamiyay dagaal?
DHAGEYSO WAREYSI: Maxa Keenay Weerarada iyo Qaraxyada Soo Laalabtay, tan iyo markii uu Farmaajo iclaamiyay dagaal?

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa dhawaantan ku dhawaaqey dar-dar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxa dhinaca kale soo badanaya weerarada ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka geysaneyso magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah Soomaaliya. Haddaba, go’aankii uu dhowaan Madaxweyne Farmaajo ku iclaamiyey dagaalka ka dhanka ah al-Shabab […]

Continue reading …

TOP – DAAWO WAREYSI: Michael Keating ”Somaliland wali caalamku wuxuu u aqoonsan yahay qeyb ka mid ah Somaliya”

Comments Off on TOP – DAAWO WAREYSI: Michael Keating ”Somaliland wali caalamku wuxuu u aqoonsan yahay qeyb ka mid ah Somaliya”
TOP – DAAWO WAREYSI: Michael Keating ”Somaliland wali caalamku wuxuu u aqoonsan yahay qeyb ka mid ah Somaliya”

Hargeysa (Horumar Online) – Danjiraha Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa isaga oo u sugan magaalada Hargeysa oo dhawaan uu booqasho ku tagay ka hadlay aragtida uu ka qabo gooni isku taaga maamulka Somaliland. Waxaa uu sheegay danjire Keating in beesha caalamka oo ay ugu horreeyaan Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika wali u […]

Continue reading …

DHAGEYSO WAREYSI XASAASI: ”Thaabit Cabdi isagoo mustaqbalka boqolaal Soomaali ah ku ciyaaray in Farmaajo u magacaabo Xil muhiim waa uu ku qaldamay, ee haka laabto, haddii kale..”

Comments Off on DHAGEYSO WAREYSI XASAASI: ”Thaabit Cabdi isagoo mustaqbalka boqolaal Soomaali ah ku ciyaaray in Farmaajo u magacaabo Xil muhiim waa uu ku qaldamay, ee haka laabto, haddii kale..”
DHAGEYSO WAREYSI XASAASI: ”Thaabit Cabdi isagoo mustaqbalka boqolaal Soomaali ah ku ciyaaray in Farmaajo u magacaabo Xil muhiim waa uu ku qaldamay, ee haka laabto, haddii kale..”

Muqdisho (Horumar Online) – Dhalinyaro 10-kii bishii hore ee March laga soo musaafuriyay dalka Mareykanka, ayaa si adag uga horyimid tallaabada Thaabit Cabdi Maxamed loogu magacaabo inuu noqdo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Mr. Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa xilligan ku magacawnaa Kuxigeenka Safiirka Soomaaliya ee u fadhiya Magaalada Washington ee Xarunta Wadanka […]

Continue reading …
DAAWO VIDEO: Maxaa ka jira in dowladda Ingiriiska ay maamulka Somaliland u aqoonsatay dal gaar ah oo ka madax-banaan Soomaaliya!

London (Horumar Online) – Dowladda Ingiriiska ayaa dhawaan marti gelin doonta shir-weyne looga hadlayo xaaladda Soomaaliya, laakiin waxaan shirkaas ka qeyb gali doonin maamulka Somaliland. Dowladda Ingiriiska ayaanan maamulka Somaliland ku casuumin shirka, ururka Rajo ayaana sheegay in cabsida ay ka qabaan shirkaas ay tahay in Ingiriiska ay doonayaan in Somaliland ay u aqoonsadaan dal […]

Continue reading …

XOG XASAASI AH: Maxaad kala socotaa fadeexada iyo laaluush qaadashada hay’adda qandaraasyada Puntland?!

Comments Off on XOG XASAASI AH: Maxaad kala socotaa fadeexada iyo laaluush qaadashada hay’adda qandaraasyada Puntland?!
XOG XASAASI AH: Maxaad kala socotaa fadeexada iyo laaluush qaadashada hay’adda qandaraasyada Puntland?!

Garowe (Horumar Online) – Hay’adda Qandaraasyada Puntland waxaa aasaasay Madaxweynaha ugu horeeyey ee Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed, Waxaana guddoomiye looga dhigay Ibraahim Cumar Aadan sanadkii 2000, waxaana xusid mudan inaysan shaqadeeda qabsan tan iyo markii lagu dhawaaqay. Markii sanadkii 2014 Puntland loo magacaabay Madaxwyenihii shanaad Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayuu mar kale bilaabay inuu howgaliyo […]

Continue reading …
Close