Home » Archives by category » Dhacdooyinka (Page 3)

DAAWO MUUQAAL + SAWIRRO: Sida loo soo badbaadiyay Weriye Hanad Cali Guuleed oo ay Afduubteen kooxo burcad ah

Comments Off on DAAWO MUUQAAL + SAWIRRO: Sida loo soo badbaadiyay Weriye Hanad Cali Guuleed oo ay Afduubteen kooxo burcad ah
DAAWO MUUQAAL + SAWIRRO: Sida loo soo badbaadiyay Weriye Hanad Cali Guuleed oo ay Afduubteen kooxo burcad ah

Muqdisho (Horumar Online) – Weriye Hanad Cali Guuleed ka tirsan Radio Goobjoog oo Axaddii maanta ay sii daayeen koox Afduub u geysatay Sabtidii shalay, ayaa la sheegay inay jirdil u geysteen kooxdaasi. Weriyaha oo ay booqdeen koox weriyeyaal ah ayaa waxaa ka muuqday tacadi lagula kacay mudaddii 24-ka saac ahayd ee uu gacanta ugu jiray […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr: ”Nidaam Kasta oo la dhiso waxaa Cadow ku ah Reer SSC” + Arrin Culus

Laascaanood (Horumar Online) – Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State, Prof. Ccali khaliif Galeyr ayaa sheegay in nidaamkasta oo loo dhiso gobolada Sool Sanaag Sayn waxa ugu horreeya ee cadowga ku ah ay yihin dadka reer ssc sida uu hadalka u dhigay. ”Nidaam kasta oo la dhiso waxaa cadow ku ah Reer SSC” ayuu yiri Prof. Cali Khaliif […]

Continue reading …

DAAWO VIDEO: M/weynaha Jubbaland, Axmed Madoobe: ”Reer Somaliland waa in ay xaqooda helaan oo ay DF Somaliya u fududeysaa!”

Comments Off on DAAWO VIDEO: M/weynaha Jubbaland, Axmed Madoobe: ”Reer Somaliland waa in ay xaqooda helaan oo ay DF Somaliya u fududeysaa!”
DAAWO VIDEO: M/weynaha Jubbaland, Axmed Madoobe: ”Reer Somaliland waa in ay xaqooda helaan oo ay DF Somaliya u fududeysaa!”

Kismaayo (Horumar Online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si aan looga baran uga hadlay arrinta maamulka Somaliland. Mr. Madoobe ayaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, u soo jeediyay in ay u fududeeyso maamulka Somaliland waxyaabaha kaga xiran dhanka Horumarka. ”Anigu waxaan qabaa in aan walaalaheen maamulka Somaliland haddii ay wax sheegteen oo […]

Continue reading …

DHACDO NAXDIN LEH: Qoys Shan qof ka kooban oo dhammaantood Shil diyaarad ku dhintay +SAWIR

Comments Off on DHACDO NAXDIN LEH: Qoys Shan qof ka kooban oo dhammaantood Shil diyaarad ku dhintay +SAWIR
DHACDO NAXDIN LEH: Qoys Shan qof ka kooban oo dhammaantood Shil diyaarad ku dhintay +SAWIR

Wales (Horumar Online) –  Dadkan ayaa ku socday magaaladda Dublin halkaasoo ay ugu socdaan inay ku soo xafladeeyaan kahor inta aanay diyaaradu ku dhicin waqooyiga gobolka Wales. Waxaa la sameeyey baaritaan xoogan oo lagu raadinayay diyaaradan burburtay oo markii hore ka soo duushay magaaladda Luton. Maydadka dadkan ku le’day shilkan diyaaradeed oo gaaraya shan qof ayaa […]

Continue reading …
DAAWO VIDEO: RW Xasan Cali Kheyre oo go’aan Cad ka qaatay maamulka Somaliland iyo Jawaabta ay ka Bixiyeen Somaliland +XOG CUSUB

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa go’aan cad ka qaatay sida ay uga go’an tahay dowladda Soomaaliya sidii maamulka Somaliland ku qanciso midnimada Soomaaliya. Mr. Kheyre, ayaa hoosta ka xariiqay in tallaabo walba oo xal u noqon kara sidii lagu heli lahaa iyo wada-jirka ummadda Soomaaliyeed […]

Continue reading …

DHACDO ARGAGAX LEH: Nin 25 jir ah oo nolol iyo geeri lagu la’aa oo laga soo dhex-saaray caloosha Jebiso wey!

Comments Off on DHACDO ARGAGAX LEH: Nin 25 jir ah oo nolol iyo geeri lagu la’aa oo laga soo dhex-saaray caloosha Jebiso wey!
DHACDO ARGAGAX LEH: Nin 25 jir ah oo nolol iyo geeri lagu la’aa oo laga soo dhex-saaray caloosha Jebiso wey!

Indonesia (Horumar Online) – Warbaahinta Caalamka ayaa aad u hadal heysa dhacdo aan horay loo arag kadib markii Jabiso weyn ay Nolosha ku liqday nin dhalinyaro ahaa. Dhacdadaani ayaa ka dhacday Jaziirad Sulawesi ee kutaala dalka Indonesia, waxaana la sheegay in ninkaasi maalin dhan lagu raadinaayay nolol iyo geeri. Jabisada ayaa nolosha ku liqday Akbar […]

Continue reading …

DAAWO SAWIRRO: Wasiir Maryam Qaasim oo fariin qiiro leh jeedisay Kadib Ansixintii Golaha Wasiirrada Cusub

Comments Off on DAAWO SAWIRRO: Wasiir Maryam Qaasim oo fariin qiiro leh jeedisay Kadib Ansixintii Golaha Wasiirrada Cusub
DAAWO SAWIRRO: Wasiir Maryam Qaasim oo fariin qiiro leh jeedisay Kadib Ansixintii Golaha Wasiirrada Cusub

Muqdisho (Horumar Online) – Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka, Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib markii ay golaha wasiirada codka kalsoonida ka heleen barlamaanka. Maryam Qaasim oo lagu yaqaan damqasho iyo wax tar wanaagsan ayaa ka hadashay xaalada dalka gaar ahaan heerka ay gaarsiisan tahay abaarta Soomaaliya ka […]

Continue reading …

XOG XASAASI AH: Ahlu Sunna oo soo saartay qodobo xasaasi ah oo ay kamid tahay in doorashada Galmudug dib loo dhigo! +HANJABAAD & CADDEYN

Comments Off on XOG XASAASI AH: Ahlu Sunna oo soo saartay qodobo xasaasi ah oo ay kamid tahay in doorashada Galmudug dib loo dhigo! +HANJABAAD & CADDEYN
XOG XASAASI AH: Ahlu Sunna oo soo saartay qodobo xasaasi ah oo ay kamid tahay in doorashada Galmudug dib loo dhigo! +HANJABAAD & CADDEYN

Galgaduud (Horumar Online) – Maamulka la baxay dowlada gobolada dhexe ee Ahlu Sunna ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay ku qornaayeen qodobo aad xasaasi u ah oo ay uga hadlayaan xaaladaha siyaasadeed oo uu dalka marayo. Ahlu Sunna ayaa ka dowladda Soomaaliya ka codsaday in la fuliyo dhammaan is afgradkii dhex maray dowladda cusub iyo Ahlu […]

Continue reading …
Dhacdo Naxdin Leh oo galabta ka dhacday magaalada Muqdisho, kaddib markii…

Muqdisho (Horumar Online) – Ciidamo ka tirsan Dowlada Somalia ayaa toogasho ku dilay 2 dhalinyaro oo la sheegay inay ahaayen Arday dhigata Iskuul. Ciidamada ayaa labadaani Arday ku toogtay Garoonka Kubadda Cagta ee Dhame Yaasiin oo ku yaalla Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir. Ardaydaani la dilay ayaa la sheegay inay u daawasho tageen Ciyaar u […]

Continue reading …

Daawo sawirka qosolka badan ee uu Amin Arts ka sameeyay Wasiirradii uu diiday ‘JAWAARI’ oo daaqadda uga galaya!

Comments Off on Daawo sawirka qosolka badan ee uu Amin Arts ka sameeyay Wasiirradii uu diiday ‘JAWAARI’ oo daaqadda uga galaya!
Daawo sawirka qosolka badan ee uu Amin Arts ka sameeyay Wasiirradii uu diiday ‘JAWAARI’ oo daaqadda uga galaya!

Muqdisho (Horumar Online) – Farshaxanistaha weyn ee Amiin Caamir (Amin Arts) ayaa sawir gacmeedkii ugu qosolka badnaa ka sameeyay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari. Sida sawirka idin ka muuqday, guddoomiye Jawaari, ayaa weli ku adkeysanaya go’aankiisii hore, isagoona weli diidan yahay xukuumadda cusub ee uu hoggaamiyo RW Kheyre. Sawirkan ayuu farshaxanistuhu ku cabiray in Guddoomiye […]

Continue reading …
Close