Home » Archives by category » Dhacdooyinka (Page 57)

Dhageyso: Sida uu ku bilowday Weerarkii Al-Shabaab ee Afgooye!

Comments Off on Dhageyso: Sida uu ku bilowday Weerarkii Al-Shabaab ee Afgooye!
Dhageyso: Sida uu ku bilowday Weerarkii Al-Shabaab ee Afgooye!

Afgooye (Horumar Online) – Ugu yaraan 10 ruux, ayaa lagu waramaya inay ku dhinteen, tiro kalena ay dhaawacmeen, kadib markii maleeshiyaad ka tirsan al-Shabaab ay weerar ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, gelinkii dambe ee maanta, sida ay goob joogayaal u sheegeen laanta Af Soomaaliga ee VOA-da. Weerarka, ayaa la tilmaamay in uu […]

Continue reading …

Dhageyso: Puntland oo si kulul uga hadashay Xaaladda Gaalkacyo & wararkii ugu dambeeyay

Comments Off on Dhageyso: Puntland oo si kulul uga hadashay Xaaladda Gaalkacyo & wararkii ugu dambeeyay
Dhageyso: Puntland oo si kulul uga hadashay Xaaladda Gaalkacyo & wararkii ugu dambeeyay

Gaalkacyo (Horumar Online) – Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar qaar kamid ah saxaafadda Soomaalidu ay qortey oo ah in uu jiro wada hadal iyo heshiis, kaas oo ay kamid tahay in Puntland ay joojiso maxjarkii ay dhulkeeda ka dhiseysey. Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa ku tilmaamey mid masuuliayad darro ah warar aan jirin […]

Continue reading …

Booliska Kenya iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Mandheera

Comments Off on Booliska Kenya iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Mandheera
Booliska Kenya iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Mandheera

Mandheere (Horumar Online) –¬†Israsaaseyn ku dhexmartay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab iyo booliska Kenya degmada Mandheera ayaa waxaa ku dhintay hal qof. Is rasaaseynta oo dhacday xalay fiidkii ayaa waxay dhex martay khaas ahaan boolis ilaalo u ah gobernatooraha degmada Mandheera Cali Roba iyo maleeshiyadaadka¬†Al-Shabaab dabley ka tirsan. Qofka dhintay ayaa ahaa ilaalo ama waardiye. […]

Continue reading …

XOG: Shacabka reer Libiya oo tebey wanaagii Mucamar Al-Qadaafi

Comments Off on XOG: Shacabka reer Libiya oo tebey wanaagii Mucamar Al-Qadaafi
XOG: Shacabka reer Libiya oo tebey wanaagii Mucamar Al-Qadaafi

Tripoli (Horumar Online) – Shan sano kadib dilkii loo geystay Mucamar Al-Qadaafi ayaa burbur xooggan ku dhacay dalkaa Libiya. Waxay haatan dadka caasimda Libiya ee Tripoli iyo guud ahaan dalkaa oo dhan sheegayaan in ay tabayaan Qadaafi iyo dawladiisii. Waxay sheegeen maalin walba in ay haatan wajahaan nolol adg, dagaalo, geeri iyo jahwareer. Dadka caasimada […]

Continue reading …

Baarlamaanka Hir-shabeele oo doortay madaxweyne cusub

Comments Off on Baarlamaanka Hir-shabeele oo doortay madaxweyne cusub
Baarlamaanka Hir-shabeele oo doortay madaxweyne cusub

Baarlamaanka maamulka Hirshabele ayaa madaxweyne u doortay Cabdi Cabdulahi Cosoble oo helay codad gaaraya 61 cod. Waxaa la tartamayay Maxamed Cabdi Waar oo isna helay 36 cod. Baarlamaanka maamulka Hirshabeele ayaa maanta fadhigan doorashada ku yeeshay magaalada Jowhar. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre ayaa ku dhawaaqay natiijada codeynta Xildhibaanada, isagoo sheegay in 98 xildhibaan […]

Continue reading …

Syria: Ruushka oo joojiyay duqeyntii bariga Xalab uu ka waday

Comments Off on Syria: Ruushka oo joojiyay duqeyntii bariga Xalab uu ka waday
Syria: Ruushka oo joojiyay duqeyntii bariga Xalab uu ka waday

Wasiirka difaaca dalka Ruushka, Sergei Shoigu, ayaa waxa uu sheegayaa in ciidamadooda iyo kuwa Suuriya ay joojiyeen duqeyntii ka wadeen Xalab. Tallaabadan ayaa imaaneyso laba maalmood ka hor xilligii la qorsheeyay in duqeynta la joojiyo. Ma jirto wax faafaahin dheeraad ah oo ay Ruushka ka bixiyeen arrintan, balse u jeedada guud waxa ay tahay in […]

Continue reading …
Close