Home » Archives by category » WARARKA JARMALKA
XOG XASAASI AH: Guddoomiye Jawaari: ”Waagii hore Awooda waxaa la isaga dhacsan jiray xoog”!

XOG XASAASI AH: Guddoomiye Jawaari: ”Waagii hore Awooda waxaa la isaga dhacsan jiray xoog”!

Muqdisho (Horumar Online) – Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa si dadban, misena xamaasadeysan uga jawaabay eedeymaha ah, in uu hormuud u yahay caqabadda maalmihii la soo dhaafay hareereysay Golaha Wasiirada ee magacaaban. Gudoomiyaha, ayaa tilmaamay in hal qabsiga Golaha Shacabka uu yahay codka shacabka, isla-markaana aanay ka laba labeen doonin rabitaanka […]

Washington: Muxuu ku saabsan yahay Kulanka dhexmari doona Angela Merkel iyo Donald Trump?

Comments Off on Washington: Muxuu ku saabsan yahay Kulanka dhexmari doona Angela Merkel iyo Donald Trump?
Washington: Muxuu ku saabsan yahay Kulanka dhexmari doona Angela Merkel iyo Donald Trump?

Washington (Horumar Online) – Hogaamiyaha dalka Jermalka Angela Merkel ayaa kulan Washington kula yeelan doonta madaxweyne Donald Trump, waxyaabaha u waawayn ee ay ka wada hadli doonaanna waxaa ka mid ah hindisaha ganacsi ee Yurub iyo Maraykanka ee transatlantic trade loo yaqaano iyo gaashaan buurta Nato. Trump ayaa Jermalka ugu baaqay in ay kordhiyaan kharashaadka […]

Continue reading …

XOG: Maxaa ka jira in Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ay isku ciidan urursanayaan? (Cabsi ka jirta Muqdisho)!

Comments Off on XOG: Maxaa ka jira in Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ay isku ciidan urursanayaan? (Cabsi ka jirta Muqdisho)!
XOG: Maxaa ka jira in Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ay isku ciidan urursanayaan? (Cabsi ka jirta Muqdisho)!

Muqdisho (Horumar Online) – Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay  ayaa Horumar.com u sheegay in murashax Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu diyaarsaday ciidamo ku beel ah iyo gaadiid kuwa dagaalka ah, ayada oo cabsi xooggan ay ka jirto Muqdisho. Maalmihii u danbeeyay ayaa waxaa socday abaabul iyo isu keenida ciidamo beel ahaan kasoo jeeda beesha uu […]

Continue reading …

XOG CULUS: Cabdiweli Gaas oo uga baxay heshiiskii Sheekh Shariif & dagaal siyaasadeedna ku billaabay Farmaajo!

Comments Off on XOG CULUS: Cabdiweli Gaas oo uga baxay heshiiskii Sheekh Shariif & dagaal siyaasadeedna ku billaabay Farmaajo!
XOG CULUS: Cabdiweli Gaas oo uga baxay heshiiskii Sheekh Shariif & dagaal siyaasadeedna ku billaabay Farmaajo!

Muqdisho (Horumar Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaalaiya ayaa waxaa ka socda ololihii iyo dadaalladii ugu dambeeyey ee musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo saacad walba ay wax is-bedelayaan, islamarkaana ay abuurmayaan isbaheysiyo cusub. Sida aan wararkeenii hore ku sheegnay waxaa heshiis is-baheysi galay Puntland iyo Shariif Sheekh Axmed xalay, ayada oo Cabdi Weli Gaas […]

Continue reading …

UPDATE: Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka ‘Angel Merkel’ oo maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga +(UJEEDKA)

Comments Off on UPDATE: Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka ‘Angel Merkel’ oo maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga +(UJEEDKA)
UPDATE: Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka ‘Angel Merkel’ oo maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga +(UJEEDKA)

Turkey (Horumar Online) – Ra’iisal Wasaaraha dalka Jarmalka, Mrs Angel Merkel ayaa Khamiistii maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga, iyadoona halkaasi kula kulantay Madaxweeynaha dalkaasi Mudane Rajip Tayip Ertogan. Booqashada Angel Merkel ayaa noqonaysa tii ugu horreeysay ee ku tagto dalka Turkiga, tan iyo markii dalkaasi Turkiga uu ka dhacay afgambigii dhicisoobay 15 kii bishii […]

Continue reading …

JARMALKA: Qoysaska Dadkii ku dhintay weerarkii Berlin oo codsaday in la siiyo ‘Magdhaw’ malaayiin ah +XASAASI

Comments Off on JARMALKA: Qoysaska Dadkii ku dhintay weerarkii Berlin oo codsaday in la siiyo ‘Magdhaw’ malaayiin ah +XASAASI
JARMALKA: Qoysaska Dadkii ku dhintay weerarkii Berlin oo codsaday in la siiyo ‘Magdhaw’ malaayiin ah +XASAASI

Berlin (Horumar Online) – Wargeyska der Tagespiegel, ee ka soo baxa magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, oo la hadlay qareen ama Looyar ay qabsadeen qoysaskii dadkoodii ku dhintay weerarkii ka dhacay suuqa Kirismaska ee Berlin. Weerarkaasi oo dhacay sanadkii la soo dhaafay ee 2016-ka, ayaa waxaa ku dhintay 12 qof, halka 49 kalena ay ku […]

Continue reading …

UPDATE: Jarmalka oo go’aamiyay in bisha 3-aad laga billaabo la musaafurin doono dadka faraha ku leh dalalka ay ka jirto Dublin.

Comments Off on UPDATE: Jarmalka oo go’aamiyay in bisha 3-aad laga billaabo la musaafurin doono dadka faraha ku leh dalalka ay ka jirto Dublin.
UPDATE: Jarmalka oo go’aamiyay in bisha 3-aad laga billaabo la musaafurin doono dadka faraha ku leh dalalka ay ka jirto Dublin.

Berlin (Horumar Online) – Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Jarmalka, Thomas de Maiziere mar uu la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa soo bandhigay qorshe lagu howl-galayo bisha saddexaad ee Sanadkan cusub 2017-ka. Mr. Thoms de Maiziere, ayaa qorshahaasi ku sheegay in dhammaan qaxootiga soo mara waddanka Gariiga farana looga soo qaado, hadda kaddib dib loogu celiyo, […]

Continue reading …

UPDATE: Nin 40 jir Tunuusiyaan ah oo loo qabtay weerarkii Berlin

Comments Off on UPDATE: Nin 40 jir Tunuusiyaan ah oo loo qabtay weerarkii Berlin
UPDATE: Nin 40 jir Tunuusiyaan ah oo loo qabtay weerarkii Berlin

Berlin (Horumar Online) – Nin 40 jir ah oo u dhashay dalka Tuuniisiya ayaa lagu xiray magaalada Berlin, kaasi oo lala xiriirinayo weerarkii todobaadkii hore ka dhacay suuqa Kirismaska ee magaaladaasi, sida ay sheegeen dacwad oogayaal u dhashay dalka Jarmalka. Ninkan ayaa la sheegay in lambarka telefoonkiisa laga helay telefoonkii Anis Amri, oo 12 qof […]

Continue reading …

Dowladda Jarmalka oo si aad ah u baareysa inuu Anis Amri uu xiriir la lahaa Shabakado Xag-jir ah

Comments Off on Dowladda Jarmalka oo si aad ah u baareysa inuu Anis Amri uu xiriir la lahaa Shabakado Xag-jir ah
Dowladda Jarmalka oo si aad ah u baareysa inuu Anis Amri uu xiriir la lahaa Shabakado Xag-jir ah

Berlin (Horumar Online) – Baarayaasha dalka Jarmalka ayaa billaabay baaritaan ay ku sameynayaan in Anis Camri uu lahaa shabakad taageersan falkii uu sameeyay. Ninkaasi oo lagu toogtay dalka Taliyaaniga ayaa weerar gaari uu u adeegsaday ku qaaday suuq ku yaalla Berlin Wuxuu u dhashay dalka Tunisia. Saraakiisha dalkaasi waxay sidoo kale baarayaal sida Anis Camri […]

Continue reading …

DAAWO SAWIRRO: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii Berlin oo magaalada Milano lagu toogtay

Comments Off on DAAWO SAWIRRO: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii Berlin oo magaalada Milano lagu toogtay
DAAWO SAWIRRO: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii Berlin oo magaalada Milano lagu toogtay

Milano (Horumar Online) – Warar goor-dhow soo baxay, ayaa sheegaya, in ninkii Tunuusiyaanka ahaa ee looga shakisan-yahay inuu ka dambeeyay weerarkii suuqa Kirismaska ee magaalada Berlin, in barqadii maanta lagu toogtay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga. Toogashada Anis Amri oo ahaa ninka sida weyn ay dowladda Jarmalka u baadi-goobeysay ayaa xaqiijiyay, wasiirka arrimaha gudaha ee […]

Continue reading …
Page 1 of 3123
Close