Home » Archives by category » WARARKA JARMALKA (Page 2)

UPDATE: Ciddii soo sheegta macluumaadka Ninkii weerarka ka geystay Berlin oo $100,000 lagu abaal-marinayo

Comments Off on UPDATE: Ciddii soo sheegta macluumaadka Ninkii weerarka ka geystay Berlin oo $100,000 lagu abaal-marinayo
UPDATE: Ciddii soo sheegta macluumaadka Ninkii weerarka ka geystay Berlin oo $100,000 lagu abaal-marinayo

Berlin (Horumar Online) – Ninkan oo u dhashay Wadanka Tunisia, ayaa waxaa lala xiriirinayaa weerarkii gaariga xamuulka loo adeegsaday, ee Isniintii lagu weeraray suuqa ku yaala Galbeedka Magaalada Berlina ee Xarunta Jarmalka. Aqoonsiga Anis Amri, ayaa laga helay gaarigii weerarka loo adeegsaday, iyadoo ay laamaha amnigu kordhiyeen dadaalada, ay ku baadigoobayan. Anis Amri oo 23 […]

Continue reading …

UPDATE: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii magaalada Berlin oo laga baadi-goobayo dalalka Yurub

Comments Off on UPDATE: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii magaalada Berlin oo laga baadi-goobayo dalalka Yurub
UPDATE: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii magaalada Berlin oo laga baadi-goobayo dalalka Yurub

Berlin (Horumar Online) – Baaritaan lagu doonayo in lagu soo qabto qofkii ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn oo lagu qaaday suuq ku yaal magaalada Berlin dalka Jarmalka ayaa waxa uu ka socdaa dalal ka tirsan qaarada Yurub. Warqad fasax lagu soo qabanayo nin magaciisa lagu gaabshay Anis oo u dhashay dalka Tunisia ayaa […]

Continue reading …

UPDATE: Booliska Jarmalka: ”Ma hubno ninka aan qabanay inuu yahay kii geystay weerarkii Berlin”

Comments Off on UPDATE: Booliska Jarmalka: ”Ma hubno ninka aan qabanay inuu yahay kii geystay weerarkii Berlin”
UPDATE: Booliska Jarmalka: ”Ma hubno ninka aan qabanay inuu yahay kii geystay weerarkii Berlin”

Berlin (Horumar Online) – Boliiska dalka Jarmalka ayaa sheegay inaysan hubin inuu yahay ninka ay iminka hayaan kii gaystay weerarkii gaariga ee fiidkii habeen hore ka dhacay suuqa Kirismaska ee magaalada Berlin, kaasi oo lagu dilay 12 qof, 48 kalena ay ku dhaawacmeen. Madaxa booliska ee magaalada Berlin ayaa maanta sheegay in aan weli la […]

Continue reading …

DEG DEG: 9 qof oo caawa ku dhintay gaari wayn oo dad lagu jiirsiiyay suuq ku yaala magaalada Berlin

Comments Off on DEG DEG: 9 qof oo caawa ku dhintay gaari wayn oo dad lagu jiirsiiyay suuq ku yaala magaalada Berlin
DEG DEG: 9 qof oo caawa ku dhintay gaari wayn oo dad lagu jiirsiiyay suuq ku yaala magaalada Berlin

Berlin (Horumar Online) – 9 qof ayaa ku dhintay ilaa 50 kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii gaari wayn lagu dardarsiiyay dad jooga suuq Chrismaska ee magaalada Berlin, sida uu sheegay boliiska. Boliiska ayaa sheegay inay ka shakisan yihiin weerarka inuu ahaa mid loogu tala galay. Darawalkii gaariga ayaa la xiray sida ay sheegayaan warfaafinta qaar. […]

Continue reading …

JARMALKA oo billaabay Musaafurinta Qaxooti reer Afghanistan

Comments Off on JARMALKA oo billaabay Musaafurinta Qaxooti reer Afghanistan
JARMALKA oo billaabay Musaafurinta Qaxooti reer Afghanistan

Berlin (Horumar Online) – Dawladda Jermalka ayaa masaafurisay dadkii u horeeyay ee reer Afghanistan ah ee ku guul daraysta in magangalyo laga siiyo dalkaas. Masaafurinta dadkan waxaa loo cuskaday heshiis ay labada dal gaareen bishii tobnaad ee sanadkan 2016-ka, kaas oo dhigayay in si khasab ah loo masaafurin karo dadka aan laga aqbalin codsiyada magangalyo. […]

Continue reading …

JARMALKA oo xirashada indho-shareerka laga mamnuucayo

Comments Off on JARMALKA oo xirashada indho-shareerka laga mamnuucayo
JARMALKA oo xirashada indho-shareerka laga mamnuucayo

Berlin (Horumar Online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegtay inay tahay in la mamnuuco xirashada indho shareerka. Balse, dumarka Muslimiinta ee dalkaasi ku nool ayaa sharci ahaan loo ogol yahay inay xijaabtaan. Ayadoo ka hadlaysay shirka xisbigeeda, Mrs Merkel waxay tilmaamtay in dhaqanka Jarmalka uusan u wanaagsanaan jirin in dumarka ay si buuxda […]

Continue reading …

JARMALKA: Taariikh cusub oo loo dhigay Xisbiga Ajnabi naceybka ah ee AfD. + (Sheeko Cusub oo horey u dhicin)

Comments Off on JARMALKA: Taariikh cusub oo loo dhigay Xisbiga Ajnabi naceybka ah ee AfD. + (Sheeko Cusub oo horey u dhicin)
JARMALKA: Taariikh cusub oo loo dhigay Xisbiga Ajnabi naceybka ah ee AfD. + (Sheeko Cusub oo horey u dhicin)

Berlin (Horumar Online) – Mid ka mid ah dadka ugu caansan dalka Jarmalka, ayaa sameeyay arrin si weyn aad looga hadal hayo dalka oo dhan, gaar ahaan magaalada Berlin, taasi oo markii dambe dhalisay siyaasad iyo muran xooggan. Billy Wanger, waa Milkiilaha Hotel caan ah oo lagu magacaabo ‘Nobelhart & Schmutzig’ Restaurant, kuna yaalla caasimadda Berlin […]

Continue reading …

Köln: Sirdoon Jarmal ah oo loo xiray hadallo xagjir ah, kaddib markii…

Comments Off on Köln: Sirdoon Jarmal ah oo loo xiray hadallo xagjir ah, kaddib markii…
Köln: Sirdoon Jarmal ah oo loo xiray hadallo xagjir ah, kaddib markii…

Köln (Horumar Online) – Shaqaale ka tirsan hay’adda sirdoonka ee Jarmalka ee magaceeda loo soo gaabiyo BfV ayaa la xiray ka dib markii uu faafiyay macluumaad ay hay’addu leedahay isla markaasna uu sheegay hadallo muujinaya xagjirnimo islaamnimo ah sida ay ku warantay warbaahinta Jarmalku. Afhayeen u hadlay hay’adda sirdoonka ayaan xaqiijinin warka uu daabacay wargayska […]

Continue reading …

Wasiir ka tirsan CDU: ”Jarmalka sanadka 2017-ka wuxuu noqon doonaa sanadkii kala sifaynta Qaxootiga soo galay dalka”

Comments Off on Wasiir ka tirsan CDU: ”Jarmalka sanadka 2017-ka wuxuu noqon doonaa sanadkii kala sifaynta Qaxootiga soo galay dalka”
Wasiir ka tirsan CDU: ”Jarmalka sanadka 2017-ka wuxuu noqon doonaa sanadkii kala sifaynta Qaxootiga soo galay dalka”

Berlin (Horumar Online) – Wasiirka arrimaha gudaha Baden-Württemberg, Thomas Strobl oo ka tirsan Xisbiga ay hoggaamiso Angela Merkel ee CDU, ayaa si kulul ugu hanjabay in Nus-Milyuun qaxootiga ku sugan gudaha dalka Jarmalka si deg-deg ah loo celin doono, lana geyn doono xeryaha looga furayo sanadka cusub ee soo socda 2017-ka dalka Masar. Mar uu la […]

Continue reading …

Jarmalka oo dib u baaris ku sameynaya Kiisaska Qaxootiga 2015-kii soo galay & Mas’uuliyiin taageertay.

Comments Off on Jarmalka oo dib u baaris ku sameynaya Kiisaska Qaxootiga 2015-kii soo galay & Mas’uuliyiin taageertay.
Jarmalka oo dib u baaris ku sameynaya Kiisaska Qaxootiga 2015-kii soo galay & Mas’uuliyiin taageertay.

Berlin (Horumar Online) – Warbaahinta dalka Jarmalka ayaa muddooyinkan dambe waxay si aad ah u hadal-heysaa hadallada ka soo bur-qanaya mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Jarmalka, kuwaa oo ku mashquulay qaxootiga tira badan ee ku sugan gudaha dalka, sida laga yeeli lahaa. Qaar badan oo ka mid ah mas’uuliyiinta iyo madaxda dalka Jarmalka, […]

Continue reading …
Page 2 of 3123
Close