Home » Archives by category » WARARKA JARMALKA (Page 3)

Maxkamad Ku taalla Jarmalka oo soo jeedisay in Qaxootiga aan la siinin Sharciga Gevena ee Qaxootinimada +(SABAB)

Comments Off on Maxkamad Ku taalla Jarmalka oo soo jeedisay in Qaxootiga aan la siinin Sharciga Gevena ee Qaxootinimada +(SABAB)
Maxkamad Ku taalla Jarmalka oo soo jeedisay in Qaxootiga aan la siinin Sharciga Gevena ee Qaxootinimada +(SABAB)

Schleswig (Horumar Online) – Dowladda Jarmalka ayaa marba marka ka dambeysa wax ka badaleysa siyaadda lagu qaabilo soo galootiga ku soo qul-qulaya dalkeeda, kaddib markii ay albaabada u furtay qaxootigii ugu tira badnaa. Maxkamad ku taalla magaalada Schleswig ee dhanka waqooyiga dalka Jarmalka ayaa hal maalin ka hor ku dhawaaqday in Sharciyada la siiyo qaxootiga […]

Continue reading …

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump oo la helay Awoowgiis magaaladuu deganaa Jarmalka sanadkii 1885-kii.

Comments Off on DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump oo la helay Awoowgiis magaaladuu deganaa Jarmalka sanadkii 1885-kii.
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump oo la helay Awoowgiis magaaladuu deganaa Jarmalka sanadkii 1885-kii.

Kallstadt (Horumar Online) – Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Mr. Donald Trump ayaa la sheegay in asalkiisa uu ka soo jeedo dalka Jarmalka, kaddib markii la helay Awoowgiis magaaladuu ka degnaa Jarmalka sanadkii 1885-kii. Wargeyska lagu magacaabo BILD ee ka soo baxa dalka Jarmalka, ayaa shaaca ka qaaday, in Donald Trump, Awoowgiisa, uu dalkani […]

Continue reading …

XOG LA HELAY: Ciidamo Turkish ah oo iska dhiibay dalka Jarmalka

Comments Off on XOG LA HELAY: Ciidamo Turkish ah oo iska dhiibay dalka Jarmalka
XOG LA HELAY: Ciidamo Turkish ah oo iska dhiibay dalka Jarmalka

Berlin (Horumar Online) – Ciidamada Turkiga ee qaybta ka ah howlgalka NATO ee fadhigooda uu yahay dalka Jarmalka, ayaa iska dhiibay dalkaasi, kadib markii Maamulka Dalka Jarmalka ay ka codsadeen inay siiyaan magangalyo. Sheekada ku saabsan Askartaan codsatay magangalyada ayaa waxaa si weyn u hadal haaya Warbaahinta caalamka, iyadoo ay xusid mudan tahay in Kumanaan […]

Continue reading …

XOG: Booliska Jarmalka oo qaaday howlgallo ka dhan ah DAACISH

Comments Off on XOG: Booliska Jarmalka oo qaaday howlgallo ka dhan ah DAACISH
XOG: Booliska Jarmalka oo qaaday howlgallo ka dhan ah DAACISH

Berlin (Horumar Online) – Booliska dalka Jarmalka ayaa baaritaan ku sameeyey guryo ka badan 200 ooguri, waxaana ay ku raadjoogaan xog ay heleen oo la xiriirta xubno taageero u haya Daacish. Boqolaal Booliska ah ayaa ka qayb-qaatey baaritaanada, gobolada Hessen, Nordrhein-Westfalen Bayern iyo Berlin, sidoo kale waxaa baaritaanadu ka dhaceen gobola kale oo ku yaala […]

Continue reading …

Booliska Jarmalka oo Xabsiga dhigay 5 nin oo Daacish lagu Tuhmaayo

Comments Off on Booliska Jarmalka oo Xabsiga dhigay 5 nin oo Daacish lagu Tuhmaayo
Booliska Jarmalka oo Xabsiga dhigay 5 nin oo Daacish lagu Tuhmaayo

Hannover (Horumar Online) – Ciidamada Booliska oo hawlgalo ka sameeyay qaar ka mid ah Magaalooyinka waaweyn ee Waqooyiga iyo Galbeedka dalka Jarmalka ayaa xabsiga dhigay shan nin oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish. Booliska ayaa sidoo kale baaritaan ku sameeyey Masjid ku yaal magaalada Hannover, dadka la qabtay ayaa waxaa ku jira […]

Continue reading …

JARMALKA: 20 askari oo Islaamiyiin ah ayaa ku jirta ciidankeena qalabka sida

Comments Off on JARMALKA: 20 askari oo Islaamiyiin ah ayaa ku jirta ciidankeena qalabka sida
JARMALKA: 20 askari oo Islaamiyiin ah ayaa ku jirta ciidankeena qalabka sida

Berlin (Horumar Online) – Dowladda Jarmalka ayaa sheegay in ciidamada nabad sugiddu baadhi doonto dhibbooga ciidanku qoran doono hadda ka dib marka la gaadho xagaaga soo socda. Tallaabadani waxa la qaadayaa ka dib markii baadhitaan sirdoonka ciidanku wadeen lagu ogaaday in ay ciidanka qalabka sida ee dalkaas ku jiraan 20 askari oo Islaamiyiin ah. Af-hayeen […]

Continue reading …

XOG: Jarmalka oo qorsheynaya in uu Qaxootiga dib ugu celiyo Afrika

Comments Off on XOG: Jarmalka oo qorsheynaya in uu Qaxootiga dib ugu celiyo Afrika
XOG: Jarmalka oo qorsheynaya in uu Qaxootiga dib ugu celiyo Afrika

Berlin (Horumar Online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Jarmalka ayaa sheegay in uu doonayo in la joojiyo dadka soo galootiga ah ee ka soo gudbaya badda Mediterraneanka In dib loogu celiyo qaarada Afrika. Afhayeen u hadashay wasiirka oo u warantay wargeyska Welt am Sonntag “Qorshaha waxa uu yahay in la joojiyo xarumaha dadka soo galootinga  ah […]

Continue reading …

DAAWO SAWIRRO: Aabe 4 Xaasle ah oo dalka Jarmalka ka yaabsaday iyo Warbaahinta oo daba dhigatay

Comments Off on DAAWO SAWIRRO: Aabe 4 Xaasle ah oo dalka Jarmalka ka yaabsaday iyo Warbaahinta oo daba dhigatay
DAAWO SAWIRRO: Aabe 4 Xaasle ah oo dalka Jarmalka ka yaabsaday iyo Warbaahinta oo daba dhigatay

Berlin (Horumar Online) – Inta badan Jaraaid-yada ugu caansan gudaha dalka Germany ayaa waxa ay maalmahaan dambe daba dhigteen Aabe u dhashay dalka Siiriya kaas oo gudaha Jarmalka kula soo qaxay 4 Xaas iyo 23 Caruur ah. Ninkaan Siiriyaanka ah ayaa waxaa lagu magacaabaa Ghazi Ali waana 49-jir . Sharciga dalka Germany iyo guud ahaan […]

Continue reading …
Page 3 of 3123
Close