25.6 C
Mogadishu
Sunday, July 23, 2017

MAQAALLO

Home MAQAALLO

Yey wax ka tabanayaan reer Somaliland iyo madaxdooda: Ma dowladdii hore ee Siyad Barre...

FAALLO (Horumar Online) - Inta aanan u gelin cidda ay wax ka tabanayaa taageerayaasha maamulka Soomaaliland iyo madaxdooda: Ma dowladdii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa...

FAALLO – Boqolkii maalmood ee Farmaajo, maxaa ba’ay, maxaase noo barkoobay?!

Muqdisho (Horumar Online) - Waa qormo aan ku qaadaa dhigayno waxa ka qabsoomay 100-kii maalin ee uu xafiiska fadhiyey madaxweyne Farmaajo. Sidaan ka war...

Wasiir Xoosh Jabriil oo faallo cajiib ah qoray: Mucaarad mise MUCAARAD?

FAALLO (Horumar Online) -  Mucaarad iyo MUCAARAD waa kala labo oo haddana kala akhris !!! -Waxaa baryahaan bilowday guux ay wadeen dhowr qof oo siyaasiyiin...

Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed oo Wacad ku maray Sifeynta Cadowga Gudaha, kaddib helitaankii hoggaamiye Geesi...

Muqdisho (Horumar Online) - Dalkeenu waxa uu ahaa 1960-1990 mid ka difaacan labada cadaw ee dal dumiya oo ah kan gudaha ugu horayn iyo...

FALANQEYN XASAASI AH: Maxaad tahay Caqabadaha Horyaala Heshiisyada madaxweyne Farmaajo?!

Muqdisho (Horumar Online) - Dowladda Soomaaliya waxaa ay isku diyaarisay shirka London, madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada waxaa ay isku afgarteen...

FAALLO – Maxay tahay Fursadaha Madaxweyne Farmaajo iyo filashada 2021?!

Muqdisho (Horumar Online) - Burburkii dalka Somalia waxa uu sababay kala irdoobida umada soomaaliyeed iyadoo qofkastaba taagtiis uu tilaabsaday, qaar dalalka deriska ah u...

Muqdishoy weerarada kuu gaarka ah, yaa maqaam kaga dhigay?!

Muqdisho (Horumar Online) - Akhriste waxaad ila wadaagtaa qormadaan oo si dareen wadaniyadeed aan uga diyaariyay Muqdisho, oo ah magaala madaxdii umadda Soomaaliyeed, marxaladaha...

MAQAAL – Soonoqo-shada qiimihii Qofka Soomaaliga ah oo laga dareemay daafaha Adduunka durba

MAQAAL (Horumar Online) - Mahad oo dhan waxaan u celinaynaa Allaah.Dadka soomaaliyeed oo ah dad leh haybad iyo sharaf islamarkaana la haa dawlad dhexe...

Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh oo Maqaal qiiro leh ka qoray Xaalada Soomaaliya!

MAQAAL (Horumar Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maqaal uu qoray cinwaan uga dhigay (Soomaaliyey I Maqal).  Maqaalkan ayuu Madaxweynihii...

Jawaari oo lagu Tuhmay inuu xubin ka yahay Xisbiga Baroo Ethiopia ee laga adkaaday...

FAALLO - Shaki kuma jiro in ay dawlada ethiopia ka faa iidaysatay burburkii dawladii dhexe 1991 dii.waxay dalka soomaaliya ku dhex yeesheen dad soomaaliyeed...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com