Home » Archives by category » CIYAARAHA
‘Waa Waqtigeyga!’ – Cristiano Ronaldo oo Ka Soo Muuqan Doona Bogga Kore Ee Ciyaar Gacmeedka FIFA 2018

‘Waa Waqtigeyga!’ – Cristiano Ronaldo oo Ka Soo Muuqan Doona Bogga Kore Ee Ciyaar Gacmeedka FIFA 2018

SPORTS (Horumar Online) – Markii ugu horeysay ciyaar gacmeedka EA ee FIFA waxaa bogga kore ka soo muuqan doona Cristiano Ronaldo. Xiddigaha sida Marco Reus, Lionel Messi iyo Kaka ayaa mudadii sannadaha aheyd ka soo muuqday bogga kore ee ciyaar gacmeedka FIFA laakiin madaama ay Barcelona xiriir cusub la yeelatay ciyaar gacmeedka la tartama FIFA […]

XOG XASAASI AH: Maxaa ka jira in Nin Soomaali ah oo doonayey inuu fuliyo weerar Argagaxiso lugu toogtay Australia? +Magaciisa

Australia (Horumar Online) – Magaaladda Melbroune ee dalka Australia ayaa ciidanka dalkaasi waxaa ay toogasho ku dilay wiil Soomaali ah oo la sheegay inuu doonayey inuu fuliyo weeraro argagxiso ah, islamarkaasina dil ka geeeystay gudaha magaaladaasi. Ninkan Soomaaliga ah oo ay boolisku dileen ayaa lugu sheegay magaciisa Yaquub Khyere, waxaana uu qof dumar ku qafaashay dhismayaal […]

Continue reading …
Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo Dhoweeyay Kismaayo?

Kismaayo (Horumar Online) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaana Madaxweynaha iyo wefdigiisa  garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhoweeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe xubno ka tirsan Labada gole ee maamulkaasi iyo shacab aad u badan kuwaaasi oo ka kala […]

Continue reading …
TOOS U DAAWO NUURKA IYO QURUXDA TARAAWIIXDA MAKKAH AL-MUKARAMAH

TOOS U DAAWO NUURKA IYO QURUXDA TARAAWIIXDA MAKKAH AL-MUKARAMAH: Xafiiska Horumar Online, Muqdisho Horumaronline@gmail.com

Continue reading …
DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo shaacisay in Caawa bisha Ramadaan ay kow tahay

Muqdisho (Horumar Online) – Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ayaa shaacisay in maalinta Sabtida oo beri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Barakeysan ee Ramadaan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in caawa ay bisha kowtahay, isla markaana maalinta beri ah la soomayo. […]

Continue reading …

DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay dalka Sacuudiga?

Comments Off on DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay dalka Sacuudiga?
DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay dalka Sacuudiga?

Riyad (Horumar Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudi Carabiya , waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madax katirsan Boqortooyada Sacuudiga. Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shirka magaalada Riyaad uga furmay Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, waxaana shirkaasi looga […]

Continue reading …

Deeqo Diraac oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa maanta ku dhex geeryootay xabsi ku yaalla Muqdisho

Comments Off on Deeqo Diraac oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa maanta ku dhex geeryootay xabsi ku yaalla Muqdisho
Deeqo Diraac oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa maanta ku dhex geeryootay xabsi ku yaalla Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) – Deeqo Diraac oo aheyd haweenay ka tirsaneyd Ururka Al Shabaab, balse maxkamada ciidamada qalabka sida ee Somaliya ay ku riday xukun 15-sano xabsi ah, ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyootay xabsiga dhexe ee Xamar. Wakaalada Wararka Somaliyed ee SONNA, ayaa sheegtay xanuunka Sonkorta oo haayay Deeqo Diraac inay u geeriyootay, kadib […]

Continue reading …

Wasiir Xoosh Jabriil oo faallo cajiib ah qoray: Mucaarad mise MUCAARAD?

Comments Off on Wasiir Xoosh Jabriil oo faallo cajiib ah qoray: Mucaarad mise MUCAARAD?
Wasiir Xoosh Jabriil oo faallo cajiib ah qoray: Mucaarad mise MUCAARAD?

FAALLO (Horumar Online) –  Mucaarad iyo MUCAARAD waa kala labo oo haddana kala akhris !!! -Waxaa baryahaan bilowday guux ay wadeen dhowr qof oo siyaasiyiin ah oo ka waday dalka dibaddiisa shir albaabada u xiran yihiin kuna dhawaaqeen in uu caddaad kooda ahaa 80 siyaasiyiin ah, kaa soo la diiday in la sawiro shirka. Goob jooge […]

Continue reading …

UPDATE: Donald Trump oo khdubad ka jeediyay shirka Muslimiinta ee Riyad (Muxuuse ka sheegay?) +SAWIRRO

Comments Off on UPDATE: Donald Trump oo khdubad ka jeediyay shirka Muslimiinta ee Riyad (Muxuuse ka sheegay?) +SAWIRRO
UPDATE: Donald Trump oo khdubad ka jeediyay shirka Muslimiinta ee Riyad (Muxuuse ka sheegay?) +SAWIRRO

Nairobi (Horumar Online) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa khudbad dheer ka jeediyay Shirka Wadamada Islaamka iyo Mareykanka, oo gelinka dambe ee maanta ka furmay Magaalada Riyadh ee Xarunta Wadanka Sacuudi Carabiya. Madaxweynaha Mareykanka, ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray ka hortagga waxa uu ugu yeeray argagixisada iyo xagjirka, waxaana uu u hadlay si ka duwan, sidii uu […]

Continue reading …

Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo loo dirayo Agaasimaha Warbaahinta Horumar Online Eng. Abdifatah Adde iyo Marwadiisa Farxiya Aadan

Comments Off on Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo loo dirayo Agaasimaha Warbaahinta Horumar Online Eng. Abdifatah Adde iyo Marwadiisa Farxiya Aadan
Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo loo dirayo Agaasimaha Warbaahinta Horumar Online Eng. Abdifatah Adde iyo Marwadiisa Farxiya Aadan

Nairobi (Horumar Online) – Magacyada dadka hoos ku qoran waxaay tahniyad farxad aan la soo koobi karin xambaarsan u dirayaan, Agaasimaha Warbaahinta Horumar Online Eng. Abdifatah Hassan Mohamed iyo Marwadiisa Farhia Adam Nur (Cadeey) oo Taariikhdu markay ku beegneyd maalin Jimco ah (12-May-2017) Wiil ugu dhashay magaalada Verden Aller ee dalka Jarmalka. Wiilkaasi waxaa loo bixiyay […]

Continue reading …
Page 1 of 33123Next ›Last »
Close