Home » Archives by category » WARARKA MAANTA
Booliska kenya oo soo qabtay Rag Al-shabaab ah

Booliska kenya oo soo qabtay Rag Al-shabaab ah

Muqdisho (Horumar Online)Booliska magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa xiray afar qof oo ay sheegen inay yihiin kuwo argagexiso ah waxaana lagu soo oogay dacwad ku aadan inay qorsheenayeen weeraro munaasabadaha iida inta lagu guda jiro inay ka geestaan dalkaasi Kenya. 3-kamid ah ayaa lagu qabtay degaanka Voi waxaana booliska oo soo bandhigay magacyadooda iyo […]

Xafiiska Horumar Online, Muqdisho  Horumaronlinle@gmail.com

Muqdisho (Horumar Online)Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sido ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u dhiska Marxuum Cabaas Siraaji. Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Darajada Kowaad Gashaanle Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka labo eedeysane oo loo […]

Continue reading …
Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo Deeq Afur ah U Qeybisay Boqolaal Qoys oo Danyar ah. [Sawirro]

  Muqdisho (Horumar Online) Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa Maalinkii 21aad waxa ay Magalaada Muqdisho ka wadda Afurin ay u sameeneyso  Qoysaska danta yar iyo kuwa Barakacayaasha ah, iyada oo Maanta Afur u qeybisay 400 oo Qoys oo ku kala sugan Afar Degmo oo ka tirsan Gobalka Banaadir. Afurinta ay bixiso Hay’adda […]

Continue reading …
Akhriso War-murtiyeed:-Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshisiinta Soomaaliya

Muqdisho (Horumar Online) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn ugu faraxsan yihiin in Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee Hannaanka Dib-u-heshiisiinta oo hal-ku-dheggiisu ahaa “isku daalnaye, maxaynoo dana!” kaas oo si habsami leh u qabsoomay intii u dhexaysay 13 ilaa 17ka June 2017.   Shirweynahan Qaran waxaa ka […]

Continue reading …
Dawladda Norway oo aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga

Muqdisho (Horumar Online) Agaasimaha guud ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/sare Maxamed Aadam  Koofi, ayaa sheegay in dowladda Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga gaar ahaan diblomaasiga, isagoo xusay in dabayaaqada sanadkan Norway ay Soomaaliya u soo diri doonto khubaro eegeya qabka loo bixiyo baasaboorka Soomaaliga. “Baasaboorkiina waa baasaboor electronic ah oo lagu kalsoonaan karo oo […]

Continue reading …
dhismo  lagu sameynayo waddada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online)Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyada Dowlada Federalka Soomaaliya  Mudane Maxamuud Xayir Ibraahin ayaa si wadajir ah u  dhagax dhigay dayactir lagu sameynayo wadada isku xirta magaalada Jowhar iyo Muqdisho.   Munaasabada lagu dhagax dhigayay dayactir lagu sameynayo wadada isku xirta magaalada Jowhar iyo deegaanka Koongo oo lagu […]

Continue reading …
Al-shabaab iyo mCiidamada Dowladda iyo oo ku Dagaalamay Gobolka Bakool

Muqdisho (Horumar Online) Wararka ka imaanaya degaanka Ceel-lahelay oo hoostaga Degmada Xudur ee Caasimadda Gobolka Bakool ayaa ku Waramaya in Dagaal Culus uu ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalka ayaa Mudo Saacado ah qaatay,waxaana uu Sababay dhimasho iyo Dhaawac soo kala gaaray Labada Dhinac. Ugu yaraan 5 Qof oo labada Dhinac […]

Continue reading …
nadiifin laga bilaabay Pizza House oo ay alshabab ay qarxiyeen

Muqdisho (Horumar Online) Dhismaha Hotel Pizza House oo ay weeraren Shabaab habeenkii Arbacadii todobaadkii aan soo dhaafnay, ayaa iminka waxaa lagu bilaabay dib u dayactir ku aadan bur burkii ka soo gaaray weerarkii Shabaab. Dhalinyaro ka tirsan kuwa ku nool Gobolka Banaadir ayaa maanta u istaagay inay olole nadaafadeed ka sameeyaan dhismaha Pizza House, iyaga […]

Continue reading …
Raysul wsaaraha oo sheegay soomaaliya iyo sudan inay yihiin laba dal oo wax badan kadhexeyaan.

    Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis-Ababa kula kulmay Madaxweynaha Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee ka dhexeeya labada bulsho ee walaalaha ah iyo sidii ay Sudan iyo Soomaaliya u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan leh. Ra’iisul Wasaaraha […]

Continue reading …
Maamulka Hirshabelle oo War ka soo saartay dagaalkii lagu Hoobtay ee ka dhacay Hiiraan

Muqdisho (Horumar Online) Iyadoo Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay uu Labo maleeshiyo Beelood ku dhexmaya Gobolka Hiiraan Aagga Degmada Maxaas ee Gobolkaasi ayaa waxaa dagaalkaas si kulul uga hadlay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Hirshabelle. Wasiirka Wasaaradda Be’ada  Maamulka Hirshabelle  C/kariin Nuur Xasan Doob-yare ayaa sheegay in Marka hore ay ka Xun yihiin Dadka Soomaaliyeed ee halkaas […]

Continue reading …
Page 1 of 249123Next ›Last »
Close