25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

WARARKA MAANTA

Home WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Muxuu ku saabsan yahay Shirka Xalane uga socdo DFS iyo AMISOM?

Muqdisho (Horumar Online) - Shirkaan oo u dhaxeeya Dowladda Federalka Somaliya iyo Amisom, ayaa ka socda Xarunta Ciidamada Amisom ee Xalane, waxaana looga hadlayaa...

AKHRI: Maamulka Somaliland oo Ergey u magacowday wada-hadaladda Soomaaliya

Hargeysa (Horumar Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa Marwo Adno Aadan Ismaaciil u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee maamulka Somaliland u qaabilsan Waddahadalada Soomaaliya...

Sarkaal Al-Shabaab ah oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo +Magaciisa

Gaalkacyo (Horumar Online) - Nin ay Puntland ku eedeysay in uu yahay Sarkaal Ururka Al Shabaab ka tirsan, ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo...

XOG: Hirshabelle oo digniin u dirtay dadka Garsoorka u doonta Al-Shabaab

Muqdisho (Horumar Online) - Kadib markii shalay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble uu xarigga ka jaray maxkamad Islaami ah oo laga furay Magaalada...

XOG CUSUB: Ciidamada Kenya oo Laga Saarayo Soomaaliya, waa goorma?

Nairobi (Horumar Online) - Murashaxa madaxtinimada isbaheysiga National Super Alliance (NASA)  Raila Odinga oo xalay ka hadlay dood uu u gambiyay murashaxa Uhuru Kenyatta...

SAWIRRO: Wafdi ka socda Seychelles oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) - Socdaal laba cisho qaatay oo wafdi ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Seychelles ay ku joogeen Caasimadda Muqdisho ayaa jawi guul leh...

UPDATE: Al-Shabaab oo sii daayay shaqaalihii ay ka qafaasheen Gobolka Baay

Baydhabo (Horumar Online) - Maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ayaa dib u sii daayay shaqaale samafalka ka shaqaynayay, oo toddobaadkii hore ay ka afduubteen duleedka...

DFS oo beenisay inay warbixin ka gudbisay Dahabshiil, Hormuud & Salaama Bank

Muqdisho (Horumar Online) - Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisay warar ay soo qortay jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July...

Wiilka uu soddogga u yahay Trump oo beeniyay inuu xiriir la leeyahay Ruushka

Washington (Horumar Online) - Jared Kushner ayaa hor tagaya guddi ka tirsan Senet-ka oo baaraya inuu ka mid yahay koox ka tirsanayd ololihii Trump...

UPDATE: Maxay tahay Sababta xil ka qaadis loogu sameeyay General Cali Gaab?

Muqdisho (Horumar Online) - Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed, General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid), ayaa xilka ka xayuubiyay Taliyihii Ciidamada Ilaalada Wadooyinka (Taraafikada), General Cali...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com