25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

WARARKA MAANTA

Home WARARKA MAANTA

Ra’isal wasaaraha Canada ‘Justin Trudeau’ oo ilmo yar oo loogu magac daray la kulmay!

Calgary (Horumar Online) - Ra'isal wasaaraha Canada, ayaa la kulmay wiilkii yaraa ee loogu magac daray ee Justin Trudeau, oo ay dhaleen qoys qaxooti...

BREAKING NEWS: Dagaal Culus oo caawa ka socda Deegaanka Nambar Konton

Sh/Hoose (Horumar Online) - Wararka inaga soo gaaraya Deegaanka Nambar Konton ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in caawa uu dagaal culus halkaasi ku...

UPDATE – AKHRI: Magacyada Liiska Musharraxiinta ee berri jeedin doona khudbadaha

Muqdisho (Horumar Online) - Baarlamaanka Federaallka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtida beri ah u gudbi doona qeybta labaad ee dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta u taagan...

Daawo Sawirradii ugu dambeeyay ee uu Amin Arts ka sameeyay Madaxda dalka Soomaaliya +(Qosolkii...

Muqdisho (Horumar Online) – Warbaahinta Horumar.com, waxay halkaan idin kugu soo gudbineysaa sawirradii ugu xiisaha iyo qosolka badnaa ee uu Farshaxaniste Amiin Caamir (Amin...

XOG XASAASI AH: Xildhibaanada ugu cad cad Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya oo taageero...

Muqdisho (Horumar Online) - Xildhibaanada ugu cad cad Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa taageero u muujiyay musharax madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, oo hadda...

UPDATE: Israa’iil oo fasaxday in lagu tukado masaajidka Al-Aqsa

Qudus (Horumar Online) - Goobta barakaysan ee Xaram Al-Shariif, ee Yuhuudduna u taqaanTemple Mount, ayaa maanta xayiraaddii saarrayd laga qaaday oo dib loo furay...

Maxaa laga baran karaa khudbaddii qiiraha laheyd ee uu Erdogan ka jeediyey xuska af-gembigii...

Turkey (Horumar Online) - Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa tobanaan kun oo qof u jeediyey khudbad qiiro leh, dadkaas oo iskugu soo baxay...

Muwaadin Soomaali ah oo ku dhimatay Dab ka kacay dalka Talyaaniga

Florence (Horumar Online) - Muwaadin Soomaaliyeed ayaa ku dhintay, labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Dab xoogan uu ka kacay Xero ku...

DAAWO Filim uu qayb ka ahaa AUN Wariye Cawke oo Nairobi lagu soo bandhigay...

Nairobi (Horumar Online) - Waxaa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay Fimka QAB IYO IIL oo horey uga Qayb galay Alle ha Naxariistee Wariyihii Caanka...

XOG CUSUB: Sacuudiga oo Taageeray go’aankii Donald Trump ee uu ku xayiray 7 dal...

Riyad (Horumar Online) - Wasiirka shidaalka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay in boqortooyadu ay si dhaw ula shaqayn doonto...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com