25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

WARARKA MAANTA

Home WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Sudan Cumar Al-Bashiir oo Wadnaha laga qalay

Khartoum (Horumar Online) - Madaxweynaha Sudan, Cumar Al-Bashiir, ayaa wadnaha lagaga qalay cusbitaalka wayn ee caasimadda Khartoum. Hadal kooban oo wakaaladda wararka SUNA baahisay ayaa...

DHAGEYSO: Muxuu Al-Shabaab isku indho tirayaa Shacabkii masaakiinta ay ku xasuuqeen Muqdisho?

Muqdisho (Horumar Online) - Ururka Al Shabaab, ayaa iska indho tiray 27 qof oo shacab ahaa oo maalintii Axada ay ku laayeen Wadada Warshadaha...

AMISOM oo baareysa Askari ka tirsan ciidankooda oo Jir dilay Shacab Soomaaliyeed (Muxuuse muteysan...

Kampala (Horumar Online) - Taliyaha Ciidamada Milatariga  ee dalka Uganda Gen Katumba Wamala ayaa amar ku bixiyey in baaritaan dheeraad ah lagu sameeyo Askari...

XOG: Beesha Caalamka oo war culus ka soo saaray doorashooyinka Somalia

Muqdisho (Horumar Online) - War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (UNSOM), si wadajir ahna ay u soo...

DHAGEYSO: Madaxweynaha oo sheegay Xilliga uu furmayo fadhiga ugu horreeya ee BF Somaliya

Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada (Villa Somalia), ayaa ka hadlay arrimo...

DAAWO VIDEO: Prof. Cali Khaliif Galeyr: ” Doorashada Soomaaliya Beesha Abgaal ma dhaafeyso iyo...

Muqdisho (Horumar Online) – Prof. Cali Khaliif Galeyr, madaxweynaha maamulka Khaatumo State, ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin cid la tartami karta madaxweynaha...

TOP DHAGEYSO: Khilaaf xooggan ka Taagan Baarlamaanka Galmudug & Xiisad ka dhalatay is hor-istaagii...

Muqdisho (Horumar Online) - Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in muddo 45 cisho uu ugu kordhiyay Xildhibaanada maamulka Galmudug,...

Muxuu musharax TARSAN ugu Jawaabay hadalkii guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Madaale?

Muqdisho (Horumar Online) - Musharax Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo u taagan qabashada Xilika Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya ayaa waxuu jawaab culus ka bixiyay...

XOG: Al-Shabaab oo Madaafiic ku garaacday Xerada AMISOM

Ceelbaraf (Horumar Online) - Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Ceelbaraf oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa sheegaya in maleeshiyaadka ururka Al Shabaab ay...

DAAWO VIDEO: Maxay Somaliland iyo Khaatumo State ku heshiiyeen + Caddeynta Heshiis Addis Ababa...

Addis Ababa (Horumar Online) - Wadahalo muddo todobaad ah qaatay, kaasi oo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhexmaray maamullada Khaatumo State iyo...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com