Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 2)
Urur Goboleedka IGAD oo Safiir Cusub u soo Magacowday Soomaaliya

  Muqdisho (Horumar Online) Ergayga cusub ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu magacaabaa Maxamed Cali Guyo. Ergaygaasi ayaa la sheegay inuu xilligan hayo xilka ah madaxa xafiiska Geeska Afrika ee wasaaradda arirmaha dibeddda dalka Kenya. Maxamed Cali Guyo ayaa la sheegay inuu khibrad u leeyahay arrimaha Geeska Afrika isla markaana uu horey dawladdiisa ugu soo […]

Continue reading …
Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo sii wadda Hawlaha Afurinta Dadka Danyarta ah ee Soomaaliyeed. [Sawirro]

Hay’adda Bisha Cas ee dowladda aan walaaha nahay ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ka wadda degmooyinka Gobolka Banaadir Barnaamijka Afurinta Dadka Dan-yarta ah ee Soomaaliyeed. Barnaamijka afurinta oo ay waddo Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa ka socda degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir. Howlaha Afurinta waxaa Maalin kasta ka faa’iideysta Boqolaal qoys oo […]

Continue reading …
Wasiirka Gaashaandhigga soomaaliya  iyo saraakil tagay Laanta Buure shabelaha Hoose

 Muqdisho (Horumar Online)  Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukumada Soomaaliya C/rashiid C/llahi Maxamed  iyo Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa maanta Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ku booqday Xerada laanta Buure ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Wasiirka ayaa hadal u jeediyay Ciidamadii halkaasi ku sugnaa waxa uuna usheegay in ay uu dalka ku jiro xaalad dagaal oo […]

Continue reading …
Afar ruux oo rayid ah  oo lagu dilay Degaanka Kaxan-dhaale

Muqdisho (Horumar Online)  Wararka ka imaanaya Xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Saakay Afar Qof oo Shacab ah lagu dilay Degaanka Kaxan-dhaale ee Gobolka Galgaduud. Afarta Qof ayaa la sheegay in ay dileen Maleeshiyaad Hubeeysan,waxaana jira Dad la la yahay Nolol iyo Geeri. Guddoomiyaha Degaanka galinsoor Xirsi Muuse Maxamed […]

Continue reading …
Shirkii Urur Goboleedka IGAD oo lasoo Gaba gabeyey Maxaa kazoo baxay?”   

  Muqdisho (Horumar Online)  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD oo maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo looga hadlayay xaalada Koofurta Sudan. Shirkan oo ahaa mid hal maalin ah ayaa waxaa todobaad ka hor ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ahna Madaxa IGAD, […]

Continue reading …
Puntland Oo Xayirtay Reer guuraa kasoo jeeda Galmudug kuna wajahan degaanada Soomaaliland

  Muqdisho (Horumar Online) .Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay ku xanibanyihiin Gadiid sida dad iyo Xoolo ka hayaamay Cariga Galmudug kuwaas oo ku sii jeeda Degaanada Soomaaliland si daaqsin ugu raadsadaan.   Gadiidka Xayiran ayaa tirsigiisu gaarayaa ilaa lix gaari oo nuuca loo yaqaan Candha-maydka kuwaas oo […]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Daah-furey shirka wadatashiga Dib-u-heshiisiinta Qaranka.

Muqdisho (Horumar Online) . Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah maanta u daah furey shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisinta Qaran, Xog-ururinta Khilaafaadka iyo Xaalkooda kaasoo lagu qabtey Muqdisho. Waxaana ka soo qayb galey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha,Federaalka iyo dib u hushiisiinta Soomaaliya,Qaar kamid ah madaxda dalka,Xubno […]

Continue reading …
Dawladda Kenya oo sheegtay inay  Qabatay Qaraxyo iyo Rag ka tirsan Al:Shabaab

    Muqdisho (Horumar Online)  Dowladda Kenya ayaa fashilisay weerar ay Damacsanaayeen Al-shabaab, waxana lasoo qabtay Lix Nin oo la tuhunsanyahy in ay Qorsheeynayeen Weerar ay Masuul ka yihiin Al-shabaabka ka dagaalama Soomaliya, sidaas waxaa sheegay Madaxa booliiska Kenya. Isbuucyadii u dambeeysay Wadanka Kenya waxaa ka dhintay ugu yaraan 20 Sargaal kadib weerarro kala duwan […]

Continue reading …
Masuuliyiin katirsan  Puntland oo Maanta u Amba-baxay Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari   

Muqdisho (Horumar Online)  Waxaa Degaanka Af-urur  u amba baxay wafdi Wasiirro ah oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,kuwaas oo qiimayn ku sameynaya dhibtii dhacday, kana qeyb qaadanaya gurmadka dadka dhaawaca ah iyo dadkii waxyeeladu soo gaartay. Wasiirka Amniga Puntland Qarjab oo ku labisan dareeska ciidanka milatariga ayaa ka dhex muuqda […]

Continue reading …
Ra’iisul wasaare Kheyre oo u duulay Dalka Itoobiya

  Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Wafdiga uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha ayaa ku sii jeeda Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, Halkaas oo ay kaga qeyb gali doonaan Shir Madaxeedka IGAD oo maanta furmaya. Safarka Ra’iisul Wasaaraha uu […]

Continue reading …
Close