Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 238)

Daawo Sawirro: Booliska Boosaaso oo qabtay 16-kartoon Qamri ah oo laga keenay dalka Itoobiya

Comments Off on Daawo Sawirro: Booliska Boosaaso oo qabtay 16-kartoon Qamri ah oo laga keenay dalka Itoobiya
Daawo Sawirro: Booliska Boosaaso oo qabtay 16-kartoon Qamri ah oo laga keenay dalka Itoobiya

Boosaaso (Horumar Online) – Ciidamada Booliska ee ku sugan Koontaroolka laga galo Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, ayaa gacanta ku dhigay 16-kartoon oo Khamri ah oo ay ku jiraan 360 Dhalo. Qamrigan oo Booliska ay ku soo bandhigeen Saldhiga Magaalada Boosaaso, ayaa Saraakiisha ciidamada waxa kale oo ay soo bandhigeen raggii watay ee doonaayay […]

Continue reading …

Deg-Deg: Dagaal ka socda Gaalkacyo & Madaafiic la maqlayo

Comments Off on Deg-Deg: Dagaal ka socda Gaalkacyo & Madaafiic la maqlayo
Deg-Deg: Dagaal ka socda Gaalkacyo & Madaafiic la maqlayo

Gaalkacyo (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Israsaaseyn u dhexeysa Ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland ay ka socoto Galbeedka Magaalada Gaalkacyo. Dagaal u dhexeeya Ciidamada Isku hor fadhiya Galbeedka Magaalada Gaalkacyo ayaa laga Maqlayaa Guud ahaan Magaalada, iyadoo mararka qaar la maqlayo Dhawaqa Hubka Culus oo […]

Continue reading …

Daawo Sawirro: Muwaadin Soomaaliyeed oo 18 sano si xaq-darro ah xabsi ugu xirnaa oo la sii daayay

Comments Off on Daawo Sawirro: Muwaadin Soomaaliyeed oo 18 sano si xaq-darro ah xabsi ugu xirnaa oo la sii daayay
Daawo Sawirro: Muwaadin Soomaaliyeed oo 18 sano si xaq-darro ah xabsi ugu xirnaa oo la sii daayay

Rome (Horumar Online) – Xaashi Cumar Xasan oo ah muwaadin Somaliyeed, ayaa waxaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaala dalka Talyaaniga, ka dib muddo 18 sano ah oo si sharci darro uu ugu xirnaa. Xaashi Cumar Xasan, ayaa si shirqool ah loo geeyay dalkaasi, bishii January ee sanadkii 1998-kii, iyadoo lagu eedeynaayo in uu […]

Continue reading …

UPDATE: Wasiir Maareeye oo ka hadlay xariga Weriyaha Aljazeera

Comments Off on UPDATE: Wasiir Maareeye oo ka hadlay xariga Weriyaha Aljazeera
UPDATE: Wasiir Maareeye oo ka hadlay xariga Weriyaha Aljazeera

Muqdisho (Horumar Online) – Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa markii u horeysay ka hadlay xariga maalin ka hor Ciidamada ammaanka u geysteen Wariyeyaal ka tirsan Telefishinka Al-Jazeera qeybtiisa afka English-ka ee xaruntiisu tahay magaalada Doxa. Maareeye oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in aanay markii hore ka warqabin qaabka ay dalka […]

Continue reading …

XOG: Cumar C/rashiid oo ku guuleystay kursigii ugu horeeyay aqalka sare BF Somalia ee Puntland

Comments Off on XOG: Cumar C/rashiid oo ku guuleystay kursigii ugu horeeyay aqalka sare BF Somalia ee Puntland
XOG: Cumar C/rashiid oo ku guuleystay kursigii ugu horeeyay aqalka sare BF Somalia ee Puntland

Garoowe (Horumar Online) – Ra’iisul Wasaaraha xilka haya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guuleystay kursigii 1-aad ee xubinimada kuraasta Aqalka sare ee matalaya Puntland, kaddib doorasho goor dhow ka dhacday magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland. Sharma’arke ayaa la tartamayay Aamina Aadan C/llaahi, waxaana uu kaga guuleystay codod aad u badan, iyadoo intii ay socotay […]

Continue reading …

Mrs. Clinton iyo Trump oo foodda isdaray & Dood kulul oo dhexmartay

Comments Off on Mrs. Clinton iyo Trump oo foodda isdaray & Dood kulul oo dhexmartay
Mrs. Clinton iyo Trump oo foodda isdaray & Dood kulul oo dhexmartay

USA (Horumar Online) – Musharrax Donald Trump ayaa diiday ballanqaadida in uu aqbalayo natiijadda doorashada bisha soo socota ka dhici doonta Maraykanka, xilli uu dood kulul la yeeshay Hillary Clinton. Mr Trump ayaa ku celiyay eedeyntiisa ahayd in nidaamka doorashada looga shubtay, waxaana uu sheegay in uu arki doono sida ay wax u dhacaan. Mrs […]

Continue reading …

M/weyne Xasan ”Waa in Jawaab deg-deg ah laga bixiyaa weerarkii Afgooye”

Comments Off on M/weyne Xasan ”Waa in Jawaab deg-deg ah laga bixiyaa weerarkii Afgooye”
M/weyne Xasan ”Waa in Jawaab deg-deg ah laga bixiyaa weerarkii Afgooye”

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii shalay gelinki dambe Al-shabaab ay ku qaadeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hooose. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay Hay’adaha Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka Dowladda ayaa sheegay in uu kala hadlay weerarkii shalay ka dhacay Degmada Afgooye sidii […]

Continue reading …

DAAWO: Faroole ”Anigu Jabhadihii kuma jirin, Aqalka sare waa isbaaro loo dhigayo wixii xun”

Comments Off on DAAWO: Faroole ”Anigu Jabhadihii kuma jirin, Aqalka sare waa isbaaro loo dhigayo wixii xun”
DAAWO: Faroole ”Anigu Jabhadihii kuma jirin, Aqalka sare waa isbaaro loo dhigayo wixii xun”

Garoowe (Horumar Online) – Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole) Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland oo Hada ah Musharax u taagan Aqalka Sare ee Soomaaliya, ayaa Khudbad uu ka jeediyey Baarlamanka Puntland wuxuu usoo bandhigay Qorshihiisa iyo Sababta ku dhalisay inuu Xilkaasi Isku taago. Faroole ayaa Wuxuu sheegay inuu ahaa Nabadoon, islamarkaana aanu kamid noqon Jabhadihii iyo Guulwadayaashii […]

Continue reading …

Marwada Madaxweynaha Dalka oo kaalmo lacageed gaarsiisay fanaanka Cabdi Tahliil

Comments Off on Marwada Madaxweynaha Dalka oo kaalmo lacageed gaarsiisay fanaanka Cabdi Tahliil
Marwada Madaxweynaha Dalka oo kaalmo lacageed gaarsiisay fanaanka Cabdi Tahliil

Muqdisho (Horumar Online) – Marwada Madaxweynaha Dalka  ayaa  deeq  lacageed  gaarsiisay  Fanaanka Cabdi Tahliil  Warsame  oo  ku xunuunsanaya  magaalada  Muqdisho. Cabdiraxmaan Cali Cawaale Dr Xabeeb iyo Maamo Naleey oo wakiil uga ahaa deeqda lacageed Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa sheegay in fanaanka ay soo gaarsiiyeen kaalmo lacageed oo u soo wakiilatay Marwada […]

Continue reading …

TOP NEWS: Donald Trump oo casuumay Obama walaalkiis & Dood xiiso leh oo caawa ka …

Comments Off on TOP NEWS: Donald Trump oo casuumay Obama walaalkiis & Dood xiiso leh oo caawa ka …
TOP NEWS: Donald Trump oo casuumay Obama walaalkiis & Dood xiiso leh oo caawa ka …

Las-Vegas (Horumar Online) – Musharraxa xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump ayaa ku casumay madaxweyne Barack Obama walaalkii in uu ka mid noqdo martida ka qeyb galeysa dooda seddaxaad ee ugu dambeysa ee uu caawa Las Vegas kula yeelanayo Murashaxa ay ishayaan ee Hillary Clinton. Malik Obama oo ah Muslim haysta dhalashooyinka Mareeyka iyo Kenya ayaa u […]

Continue reading …
Close