Home » Archives by category » WARARKA MAANTA (Page 3)
Masuul uu magacabay madaxwayanaha Hirshabelle oo is Casilay.

  Muqdisho (Horumar Online)  Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Labo Maalin ka hor Xilalkii ka qaaday Maamulkii Gobolka Hiiraan,waxaana uu Magacaabay Maamul Cusub oo badalay Maamulkii hore ee la kala diray. Mas’uuliyiinta uu Madaxweyne Cosoble Magacaabay waxaa ku jiray  C/rashiid Sheekh Cali oo loo Magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Maamulka Gobolka Hiiraan,waxaana uu C/rashiid […]

Continue reading …
Saldhigyo alshabab oo laduqeyay Gobolka Gedo.

  Muqdisho (Horumar Online)  Saraakiisha Milatariga Soomaaliya ee Gobalka Gado ayaa xaqiijiyay in Saacadihii la soo dhaafay Diyaarado dagaal ay duqeeyeen Tuulooyin Hoos yimaada Degmada Baardheerre ee Gobalka Gado waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo Dhaawac. Sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa saxaafadda Usheegay in diyaaradaha Dagaalka ay Duqeeyeen Tuulooyinka Tarako, Juungal, Dhaga laab, iyo […]

Continue reading …
Ciidamada xasilinta  oo Saakay Baaritaano ka wada Qeybo ka mida Muqdisho

  Muqdisho (Horumar Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Wafdiga uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha ayaa ku sii jeeda Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, Halkaas oo ay kaga qeyb gali doonaan Shir Madaxeedka IGAD oo maanta furmaya. Safarka Ra’iisul Wasaaraha uu […]

Continue reading …
Rag Hubeeysan oo Xalay Degmada Warta-nabadda ku Dishay Qof Rayid ah

  Muqdisho (Horumar Online)  waxaa Xalay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Cali Kamiin ee Degmada Warta-nabadda lagu dilay  Axmed C/qaadir Xuseen Madaxeey oo ahaa Rayid Garaash Gaadiidka lagu sameeyo ku lahaa Xaafadda Cali Kamiin. Dilka ayaa la sheegay in ay geysteen Dableey Bastoolado wadatay,kuwaas oo dilka ka dib Goobta ka baxsaday. Illaa hadda lama Oga […]

Continue reading …
DEG- DEG-Nin Sarifle ah oo lagu dilay Degmada Waabari

Muqdisho (Horumar Online) Koox Ku hubeysan Bastoolado ayaa Saakay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ku dishay Alle ha u Naxariistee Axmed Maxamed Aadan oo ka mid ahaa Sarifleyaasha Suuqa Beerta ee Degmadaasi. Dilka ayaa la sheegay in ay Geysteen Dableey Bastoolado watay,waxaana ay ka Baxsadeen Goobtii ay wax ku dileen. Alle ha u […]

Continue reading …
Al-shabaab oo xiray Iskuulo ku yaalla Gobolka Gedo.*Sababta*

Al-shabaab oo xiray Iskuulo Waxbarasho oo ku yaalla Gobolka Gedo Muqdisho (Horumar Online) Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Albaabada iskugu dhufteen Dhowr Iskuul oo lagu barto Cilmiga Maadiga oo ku yaalla Degaanada Ceel-cadde iyo Tuulo Barwaaqo oo ku yaalla Gobolka Gedo. Iskuulada ay Xireen Al-shabaab ayaa la sheegay in ay […]

Continue reading …
Waxqabadka  wasaarada  Dastuurka Ee Labadii bil Ee La Soo Dhaafay

  Muqdisho (Horumar Online) Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April iyo May, Wasiir Cabdi Xoosh oo saxaafadda xafiiskiisa kula hadlay ayaa uga jawaabay su’aallo dhawr ah oo ay weeydiiyeen waxa uuna u ballanqaaday in bil walba ay Wasaaradda u soo bandhigi doonto […]

Continue reading …
FAALLO – Xukuumadu weey ku shaqeyn kartaa miisaaniyad ku saleysan dakhliga gudaha (Faallo)

      Muqdisho (Horumar Online) Waa qasab in dowlad kasta ay ku dhaqaaqdo barnaamijyo Maaliyadeed oo aasaas u ah keydinta  dhaqaalaha ka soo xerooda bulshada ay maamusho iyo kuwo kale oo ay ka helaan hirgalinta mashaariicyo horumarineed oo ay la wadaagaan dalalka kale ee daneeya dowladahaasi.   Inkatoo dowladda  Soomaaliya ay ka soo kabanaya dhibaatooyinkii […]

Continue reading …
Amaro  Cusub oo horleh oo xagga Nabadgelyada oo lasoo saaray

  Muqdisho (Horumar Online) – Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida, Booliska Soomaaliya  oo shir jaraaid u qabtay  Warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed u soo bandhigay  in si wanaagsan uu u socda howgalka xaslinta iyo qorshaha  Muqdisho looga aruurunayo hubka sharci daradda in lagu dhexsito. Taliyaha […]

Continue reading …
FAAH-FAAHIN—Al-shabaab oo Madaafiic ku Garaacay Degaanka Nr.50 Ee Gobolka Shabellaha Hoose

Muqdisho (Horumar Online) Rag  hubeesan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa Xalay Tiro Hoobiyaal ku Garaacay Fariisimo Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Degaanka Number  50  EE Gobolka Shabellaha Hoose. Tiro Madaafiic ah aya la xaqiijiyay in Shabaabku ay ku tuureen Xerada Ciidamada Midawga Afrika oo ku taalla Degaanka nr.50,waxaana sidoo kale ay Ciidamada AMISOM ku Jawaabeen […]

Continue reading …
Close