25.7 C
Mogadishu
Thursday, July 27, 2017

WARARKA CAALAMKA

Home WARARKA CAALAMKA

Dayaaradihii oo ka batay hawada dalka UK

London (Horumar Online) - Jimcaha ayaa noqday maalintii hawada UK ay ugu saxmadda badnayd, qolyaha dayaaradaha hagana waxay sheegayaan in aysanba jiri doonin meel...

UPDATE: Khilaafka Turkiga iyo Jarmalka oo sii xoogeysanaya, kaddib markii …

Berlin (Horumar Online) - Khilaafka u dhexeeya dowladaha Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xariga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xiray ayaa...

Boqor Salmaan bin Cabdul-casiis oo muuqaal u horseeday in xabsiga la dhigo

Saudia (Horumar Online) - Saraakiisha Sucuudiga ayaa soo qabtay amiir ka tirsan qoyska boqortooyada dalkaas, kadib markii uu tacaddi u gaystay tiro dad ah. Boqor...

Qadar oo dacwad ka dhan ah Sacuudiga & Imaaraadka u gudbineysa The Hague

Doha (Horumar Online) - Dowlada Qatar ayaa shaaca ka qaaday inay dacwad heer caalami ah ka gudbin doonto dhammaan dalalka xayiraada kusoo rogay. Dowlada Qadar...

UPDATE: Ciidamada Yuhuuda oo toogtay Imaamkii Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa

Qudus (Horumar Online) - Ciidamada Maamulka Yuhuuda ayaa dilay Imaamkii Masjidka Barakeysan ee Al-Aqsa, kadib markii rasaas ay ku fureen dad ku dukanaayay Banaanka...

Minnesota: Faah-faahin ka soo baxday dilka loo haysto Sarkaalka Soomaaliga

Minnesota (Horumar Online) - Booliska Minnesota iyo Duqa Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, ayaa faah faahin ka bixiyay kiiska ku saabsan dilka loo haysto...

Booliiska Mareykanka oo Minnesota ku toogtay haweenay wacday numberka 911-ka

Minnesota (Horumar Online) - Haweenay reer Australia ah ayaa dhimatay ka dib markii uu toogtay booliis Maraykan ah oo ka jawaabaya wicitaanka 911 oo...

Ra’isal wasaaraha Canada ‘Justin Trudeau’ oo ilmo yar oo loogu magac daray la kulmay!

Calgary (Horumar Online) - Ra'isal wasaaraha Canada, ayaa la kulmay wiilkii yaraa ee loogu magac daray ee Justin Trudeau, oo ay dhaleen qoys qaxooti...

UPDATE: Israa’iil oo fasaxday in lagu tukado masaajidka Al-Aqsa

Qudus (Horumar Online) - Goobta barakaysan ee Xaram Al-Shariif, ee Yuhuudduna u taqaanTemple Mount, ayaa maanta xayiraaddii saarrayd laga qaaday oo dib loo furay...

Mareykanka oo taageeraya dowladda Soomaaliya

Warsaxaafdeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson uu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com