25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

WARARKA CAALAMKA

Home WARARKA CAALAMKA

Booliska Jarmalka oo Xabsiga dhigay 5 nin oo Daacish lagu Tuhmaayo

Hannover (Horumar Online) - Ciidamada Booliska oo hawlgalo ka sameeyay qaar ka mid ah Magaalooyinka waaweyn ee Waqooyiga iyo Galbeedka dalka Jarmalka ayaa xabsiga dhigay...

JARMALKA: Qoysaska Dadkii ku dhintay weerarkii Berlin oo codsaday in la siiyo ‘Magdhaw’ malaayiin...

Berlin (Horumar Online) – Wargeyska der Tagespiegel, ee ka soo baxa magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, oo la hadlay qareen ama Looyar ay qabsadeen...

XOG: Jarmalka oo qorsheynaya in uu Qaxootiga dib ugu celiyo Afrika

Berlin (Horumar Online) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Jarmalka ayaa sheegay in uu doonayo in la joojiyo dadka soo galootiga ah ee ka soo gudbaya...

UPDATE: Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka ‘Angel Merkel’ oo maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga +(UJEEDKA)

Turkey (Horumar Online) - Ra'iisal Wasaaraha dalka Jarmalka, Mrs Angel Merkel ayaa Khamiistii maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga, iyadoona halkaasi kula kulantay Madaxweeynaha...

Jarmalka oo dib u baaris ku sameynaya Kiisaska Qaxootiga 2015-kii soo galay & Mas’uuliyiin...

Berlin (Horumar Online) – Warbaahinta dalka Jarmalka ayaa muddooyinkan dambe waxay si aad ah u hadal-heysaa hadallada ka soo bur-qanaya mas'uuliyiin kala duwan oo...

Wasiir ka tirsan CDU: ”Jarmalka sanadka 2017-ka wuxuu noqon doonaa sanadkii kala sifaynta Qaxootiga...

Berlin (Horumar Online) - Wasiirka arrimaha gudaha Baden-Württemberg, Thomas Strobl oo ka tirsan Xisbiga ay hoggaamiso Angela Merkel ee CDU, ayaa si kulul ugu hanjabay...

Köln: Sirdoon Jarmal ah oo loo xiray hadallo xagjir ah, kaddib markii…

Köln (Horumar Online) - Shaqaale ka tirsan hay'adda sirdoonka ee Jarmalka ee magaceeda loo soo gaabiyo BfV ayaa la xiray ka dib markii uu...

JARMALKA oo xirashada indho-shareerka laga mamnuucayo

Berlin (Horumar Online) - Ra'iisul wasaaraha dalka Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegtay inay tahay in la mamnuuco xirashada indho shareerka. Balse, dumarka Muslimiinta ee dalkaasi ku...

DEG DEG: 9 qof oo caawa ku dhintay gaari wayn oo dad lagu jiirsiiyay...

Berlin (Horumar Online) - 9 qof ayaa ku dhintay ilaa 50 kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii gaari wayn lagu dardarsiiyay dad jooga suuq Chrismaska...

UPDATE: Booliska Jarmalka: ”Ma hubno ninka aan qabanay inuu yahay kii geystay weerarkii Berlin”

Berlin (Horumar Online) - Boliiska dalka Jarmalka ayaa sheegay inaysan hubin inuu yahay ninka ay iminka hayaan kii gaystay weerarkii gaariga ee fiidkii habeen...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com