25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

WARARKA CAALAMKA

Home WARARKA CAALAMKA

DAAWO SAWIRRO: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii Berlin oo magaalada Milano lagu toogtay

Milano (Horumar Online) – Warar goor-dhow soo baxay, ayaa sheegaya, in ninkii Tunuusiyaanka ahaa ee looga shakisan-yahay inuu ka dambeeyay weerarkii suuqa Kirismaska ee...

JARMALKA: Taariikh cusub oo loo dhigay Xisbiga Ajnabi naceybka ah ee AfD. + (Sheeko...

Berlin (Horumar Online) – Mid ka mid ah dadka ugu caansan dalka Jarmalka, ayaa sameeyay arrin si weyn aad looga hadal hayo dalka oo dhan,...

Wasiir ka tirsan CDU: ”Jarmalka sanadka 2017-ka wuxuu noqon doonaa sanadkii kala sifaynta Qaxootiga...

Berlin (Horumar Online) - Wasiirka arrimaha gudaha Baden-Württemberg, Thomas Strobl oo ka tirsan Xisbiga ay hoggaamiso Angela Merkel ee CDU, ayaa si kulul ugu hanjabay...

GOOD NEWS: Shiinaha oo samaysanaya qad Internet oo aanan la jabsan karin

China (Horumar Online) - Xili ay aad usoo kordhayaan weerarada xagga internetka ee adduunyada ayaa dowladda Shiinaha waxa ay samaysanaysaa qalab casri ah oo...

Boqor Salmaan bin Cabdul-casiis oo muuqaal u horseeday in xabsiga la dhigo

Saudia (Horumar Online) - Saraakiisha Sucuudiga ayaa soo qabtay amiir ka tirsan qoyska boqortooyada dalkaas, kadib markii uu tacaddi u gaystay tiro dad ah. Boqor...

XOG CULUS: Cabdiweli Gaas oo uga baxay heshiiskii Sheekh Shariif & dagaal siyaasadeedna ku...

Muqdisho (Horumar Online) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaalaiya ayaa waxaa ka socda ololihii iyo dadaalladii ugu dambeeyey ee musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo...

UPDATE: Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka ‘Angel Merkel’ oo maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga +(UJEEDKA)

Turkey (Horumar Online) - Ra'iisal Wasaaraha dalka Jarmalka, Mrs Angel Merkel ayaa Khamiistii maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga, iyadoona halkaasi kula kulantay Madaxweeynaha...

Ra’isal wasaaraha Canada ‘Justin Trudeau’ oo ilmo yar oo loogu magac daray la kulmay!

Calgary (Horumar Online) - Ra'isal wasaaraha Canada, ayaa la kulmay wiilkii yaraa ee loogu magac daray ee Justin Trudeau, oo ay dhaleen qoys qaxooti...

Dayaaradihii oo ka batay hawada dalka UK

London (Horumar Online) - Jimcaha ayaa noqday maalintii hawada UK ay ugu saxmadda badnayd, qolyaha dayaaradaha hagana waxay sheegayaan in aysanba jiri doonin meel...

UPDATE: Ciddii soo sheegta macluumaadka Ninkii weerarka ka geystay Berlin oo $100,000 lagu abaal-marinayo

Berlin (Horumar Online) - Ninkan oo u dhashay Wadanka Tunisia, ayaa waxaa lala xiriirinayaa weerarkii gaariga xamuulka loo adeegsaday, ee Isniintii lagu weeraray suuqa...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com