25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

WARARKA CAALAMKA

Home WARARKA CAALAMKA

XOG XASAASI AH: Guddoomiye Jawaari: ”Waagii hore Awooda waxaa la isaga dhacsan jiray xoog”!

Muqdisho (Horumar Online) - Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa si dadban, misena xamaasadeysan uga jawaabay eedeymaha ah, in uu hormuud...

Washington: Muxuu ku saabsan yahay Kulanka dhexmari doona Angela Merkel iyo Donald Trump?

Washington (Horumar Online) - Hogaamiyaha dalka Jermalka Angela Merkel ayaa kulan Washington kula yeelan doonta madaxweyne Donald Trump, waxyaabaha u waawayn ee ay ka...

XOG: Maxaa ka jira in Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ay isku ciidan urursanayaan?...

Muqdisho (Horumar Online) - Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay  ayaa Horumar.com u sheegay in murashax Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu diyaarsaday ciidamo ku beel...

XOG CULUS: Cabdiweli Gaas oo uga baxay heshiiskii Sheekh Shariif & dagaal siyaasadeedna ku...

Muqdisho (Horumar Online) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaalaiya ayaa waxaa ka socda ololihii iyo dadaalladii ugu dambeeyey ee musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo...

UPDATE: Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka ‘Angel Merkel’ oo maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga +(UJEEDKA)

Turkey (Horumar Online) - Ra'iisal Wasaaraha dalka Jarmalka, Mrs Angel Merkel ayaa Khamiistii maanta booqasho ku tagtay dalka Turkiga, iyadoona halkaasi kula kulantay Madaxweeynaha...

JARMALKA: Qoysaska Dadkii ku dhintay weerarkii Berlin oo codsaday in la siiyo ‘Magdhaw’ malaayiin...

Berlin (Horumar Online) – Wargeyska der Tagespiegel, ee ka soo baxa magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, oo la hadlay qareen ama Looyar ay qabsadeen...

UPDATE: Jarmalka oo go’aamiyay in bisha 3-aad laga billaabo la musaafurin doono dadka faraha...

Berlin (Horumar Online) – Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Jarmalka, Thomas de Maiziere mar uu la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa soo bandhigay qorshe lagu...

UPDATE: Nin 40 jir Tunuusiyaan ah oo loo qabtay weerarkii Berlin

Berlin (Horumar Online) - Nin 40 jir ah oo u dhashay dalka Tuuniisiya ayaa lagu xiray magaalada Berlin, kaasi oo lala xiriirinayo weerarkii todobaadkii...

Dowladda Jarmalka oo si aad ah u baareysa inuu Anis Amri uu xiriir la...

Berlin (Horumar Online) - Baarayaasha dalka Jarmalka ayaa billaabay baaritaan ay ku sameynayaan in Anis Camri uu lahaa shabakad taageersan falkii uu sameeyay. Ninkaasi oo...

DAAWO SAWIRRO: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii Berlin oo magaalada Milano lagu toogtay

Milano (Horumar Online) – Warar goor-dhow soo baxay, ayaa sheegaya, in ninkii Tunuusiyaanka ahaa ee looga shakisan-yahay inuu ka dambeeyay weerarkii suuqa Kirismaska ee...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com