25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

WARARKA CAALAMKA

Home WARARKA CAALAMKA

UPDATE: Ciddii soo sheegta macluumaadka Ninkii weerarka ka geystay Berlin oo $100,000 lagu abaal-marinayo

Berlin (Horumar Online) - Ninkan oo u dhashay Wadanka Tunisia, ayaa waxaa lala xiriirinayaa weerarkii gaariga xamuulka loo adeegsaday, ee Isniintii lagu weeraray suuqa...

UPDATE: Ninkii ka dambeeyay Weerarkii magaalada Berlin oo laga baadi-goobayo dalalka Yurub

Berlin (Horumar Online) - Baaritaan lagu doonayo in lagu soo qabto qofkii ka dambeeyay weerar loo adeegsaday gaari weyn oo lagu qaaday suuq ku...

UPDATE: Booliska Jarmalka: ”Ma hubno ninka aan qabanay inuu yahay kii geystay weerarkii Berlin”

Berlin (Horumar Online) - Boliiska dalka Jarmalka ayaa sheegay inaysan hubin inuu yahay ninka ay iminka hayaan kii gaystay weerarkii gaariga ee fiidkii habeen...

DEG DEG: 9 qof oo caawa ku dhintay gaari wayn oo dad lagu jiirsiiyay...

Berlin (Horumar Online) - 9 qof ayaa ku dhintay ilaa 50 kalena waa ay dhaawacmeen, kadib markii gaari wayn lagu dardarsiiyay dad jooga suuq Chrismaska...

JARMALKA oo billaabay Musaafurinta Qaxooti reer Afghanistan

Berlin (Horumar Online) - Dawladda Jermalka ayaa masaafurisay dadkii u horeeyay ee reer Afghanistan ah ee ku guul daraysta in magangalyo laga siiyo dalkaas. Masaafurinta...

JARMALKA oo xirashada indho-shareerka laga mamnuucayo

Berlin (Horumar Online) - Ra'iisul wasaaraha dalka Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegtay inay tahay in la mamnuuco xirashada indho shareerka. Balse, dumarka Muslimiinta ee dalkaasi ku...

JARMALKA: Taariikh cusub oo loo dhigay Xisbiga Ajnabi naceybka ah ee AfD. + (Sheeko...

Berlin (Horumar Online) – Mid ka mid ah dadka ugu caansan dalka Jarmalka, ayaa sameeyay arrin si weyn aad looga hadal hayo dalka oo dhan,...

Köln: Sirdoon Jarmal ah oo loo xiray hadallo xagjir ah, kaddib markii…

Köln (Horumar Online) - Shaqaale ka tirsan hay'adda sirdoonka ee Jarmalka ee magaceeda loo soo gaabiyo BfV ayaa la xiray ka dib markii uu...

Wasiir ka tirsan CDU: ”Jarmalka sanadka 2017-ka wuxuu noqon doonaa sanadkii kala sifaynta Qaxootiga...

Berlin (Horumar Online) - Wasiirka arrimaha gudaha Baden-Württemberg, Thomas Strobl oo ka tirsan Xisbiga ay hoggaamiso Angela Merkel ee CDU, ayaa si kulul ugu hanjabay...

Jarmalka oo dib u baaris ku sameynaya Kiisaska Qaxootiga 2015-kii soo galay & Mas’uuliyiin...

Berlin (Horumar Online) – Warbaahinta dalka Jarmalka ayaa muddooyinkan dambe waxay si aad ah u hadal-heysaa hadallada ka soo bur-qanaya mas'uuliyiin kala duwan oo...
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com