Home » Archives by category » XULKA WARARKA
DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay dalka Sacuudiga?

DAAWO SAWIRRO: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay dalka Sacuudiga?

Riyad (Horumar Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudi Carabiya , waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madax katirsan Boqortooyada Sacuudiga. Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shirka magaalada Riyaad uga furmay Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, waxaana shirkaasi looga […]

Deeqo Diraac oo lagu xukumay 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa maanta ku dhex geeryootay xabsi ku yaalla Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) – Deeqo Diraac oo aheyd haweenay ka tirsaneyd Ururka Al Shabaab, balse maxkamada ciidamada qalabka sida ee Somaliya ay ku riday xukun 15-sano xabsi ah, ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyootay xabsiga dhexe ee Xamar. Wakaalada Wararka Somaliyed ee SONNA, ayaa sheegtay xanuunka Sonkorta oo haayay Deeqo Diraac inay u geeriyootay, kadib […]

Continue reading …
Wasiir Xoosh Jabriil oo faallo cajiib ah qoray: Mucaarad mise MUCAARAD?

FAALLO (Horumar Online) –  Mucaarad iyo MUCAARAD waa kala labo oo haddana kala akhris !!! -Waxaa baryahaan bilowday guux ay wadeen dhowr qof oo siyaasiyiin ah oo ka waday dalka dibaddiisa shir albaabada u xiran yihiin kuna dhawaaqeen in uu caddaad kooda ahaa 80 siyaasiyiin ah, kaa soo la diiday in la sawiro shirka. Goob jooge […]

Continue reading …
UPDATE: Donald Trump oo khdubad ka jeediyay shirka Muslimiinta ee Riyad (Muxuuse ka sheegay?) +SAWIRRO

Nairobi (Horumar Online) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa khudbad dheer ka jeediyay Shirka Wadamada Islaamka iyo Mareykanka, oo gelinka dambe ee maanta ka furmay Magaalada Riyadh ee Xarunta Wadanka Sacuudi Carabiya. Madaxweynaha Mareykanka, ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray ka hortagga waxa uu ugu yeeray argagixisada iyo xagjirka, waxaana uu u hadlay si ka duwan, sidii uu […]

Continue reading …
Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo loo dirayo Agaasimaha Warbaahinta Horumar Online Eng. Abdifatah Adde iyo Marwadiisa Farxiya Aadan

Nairobi (Horumar Online) – Magacyada dadka hoos ku qoran waxaay tahniyad farxad aan la soo koobi karin xambaarsan u dirayaan, Agaasimaha Warbaahinta Horumar Online Eng. Abdifatah Hassan Mohamed iyo Marwadiisa Farhia Adam Nur (Cadeey) oo Taariikhdu markay ku beegneyd maalin Jimco ah (12-May-2017) Wiil ugu dhashay magaalada Verden Aller ee dalka Jarmalka. Wiilkaasi waxaa loo bixiyay […]

Continue reading …
15-ka May oo laga xusay Soomaaliya.

Munaasabad lagu weyneynayay aas-aaskii ururkii gobannimo doonka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL ayaa maanta lagu qabtay magaalooyin kala duwan oo ka tirsan dalka. Masuuliyiinta dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan dowladda ayaa socod ku tagay taalada SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha […]

Continue reading …

Mid kamid ah odayaasha dhaqanka ee Galmudug ayaa lagu dilay degmada Warta nabadda ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta maamulka gobolka Banaadir. Allaha u naxariistee nabaddoonkaayaa koox bastoolado ku hubeysan ay ku dileen xilli uu marayay meel u dhow gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Laba-dhagax. Maleeshiyada dilka geysatay ayaa baxsaday, sida ay sheegeen laamaha […]

Continue reading …
Qurba joogta Soomaalida oo rajo ka muujiyay shirkii London

Qaar ka tirsan qurba-joogta Soomaalida ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay shirka dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalda London ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Shirka oo socday laba maalin ayaa diiradda lagu saaray arrimaha gargaarka iyo ammaanka Soomaaliya. Soomaalida ku nool qurbaha ayaa tilmaamay in haddii laga dhabeeyo ballanqaadyada ay sameeyeen xubnihii ka socday beesha caalamka ay […]

Continue reading …
XOG CUSUB: Muxuu RW Khayre ka yiri wada-hadalada DF Somaliya iyo Somaliland (Maxaa Cusub?)

Muqdisho (Horumar Online) – Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre,  ayaa sheegay in Xukuumadiisu ay sii wadi doonto wada hadaladii u socday Somaliya iyo maamulka Somaliland. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa tilmaamay in dadka Somaliyeed oo idil ay u baahan yihiin dib u heshiisiin la isugu keenayo, bacdamaa ay dhibaatooyin badan kala tirsanayan. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa sheegay […]

Continue reading …
DHAGEYSO + XOG MUHIIM: Maxaa ka ogtahay in Mareykanku uu joojiyay qab-qabashada Soomaalida ku nool dalka Mareykanka?

Minnesota (Horumar Online) – Mareykanka, ayaa sheegay in la joojinayo qab qabashada Somalida sharci darrada ku joogta dalkaasi, oo muddooyinkii ugu dambeysay laga soo qab qabanayay guryahooda iyo goobahooda shaqo. Laanta Socdaalka Mareykanka, ayaa u xaqiijisay Safaaradda Somalida ee Magaalada Washington in la joojinayo beegsiga lagu hayo Somalida, ay maxkamadi go’aamisay in dalka laga musaafuriyo. […]

Continue reading …
Page 1 of 32123Next ›Last »
Close